Home » Archive Daily December 5th, 2009
Phoenix Mini Market oo kor u qaaday tayada adeegii uu bulshada u hayay
Dhamaan dadweynaha ku nool Magaalada Phoenix ee Gobolka Arizona (USA) iyo hareeraheeda waxaa mar kale loogu bishaareynayaa in PHOENIX MINI MARKET AND HALAL MEATS oo aad uga barateen adeeg hufan uu hadda laba laabay tayadiisii cuntada iyo adeegyadii kale ee uu bulshada u hayay. Phoenix Mini Market and Halal Meats ayaa waxyaabaha laga helo waxaa ka mid ah: Cunto noocba nooc ah, Saliida cuntada lagu...
