Related Articles
Dhamaan dadweynaha ku nool Magaalada Phoenix ee Gobolka Arizona (USA) iyo hareeraheeda waxaa mar kale loogu bishaareynayaa in PHOENIX MINI MARKET AND HALAL MEATS oo aad uga barateen adeeg hufan uu hadda laba laabay tayadiisii cuntada iyo adeegyadii kale ee uu bulshada u hayay. Phoenix Mini Market and Halal Meats ayaa waxyaabaha laga helo waxaa ka mid ah: Cunto noocba nooc ah, Saliida cuntada lagu karsado, Saliid macsaro, Hilib xalaal, cabitaan hadba nooca aad doonto, Kaarar meeshii aad rabto aad ku wacan karto, qalabka wax lagu nadiifiyo ee guryaha iyo kuwo kale oo aad u wada jaban.
Intaas waxaa dheer, Phoenix Mini Market and Halal Meats oo cuntooyinkii uu hayay kusoo daray: Cuntada Bariga dhexe (Middle Eastern Food), kuwa Bariga Fog (Far Eastern Food), cuntooyinka Amerikaanka iyo waliba kuwa Mexican-ka.
Ma ahan intaas oo kaliya ee Suuqyaaraha Phoenix Mini Market and Halal Meats waxaa ku dhex yaala xawaalad aad lacagta ka dirsan karto iyo goob loogu tala galay cidii rabta in ay ku tukan karto markii uu waqtiga Salaadda soo galo.
Phoenix Mini Market and Halal Meats waxuu leeyahay shaqaale si aad ah loo carbiyay oo mar walba u heeloon in ay si deg-deg ah wixii aad rabto kuugu qabtaan adiga oo aanan muddo dheer sugin wixii aad rabtay.
Suuq-yaraha caanka ah ee Phoenix Mini Market and Halal Meats waxuu kaa iibinayaa wax kasta oo aad ka heli laheyd suuqyada yar-yar ee casriga ah. Raashinka, Hilib Xalaalka, Cabitaanka iyo kaararka ayaa lagaaga iibinayaa jimlo iyo tafaariiq hadba tii aad rabto ayada oo waliba haddii aad jecleysato gurigaaga laguugu keenayo qadar daqiiqado yar gudahood ah.
Haddaba, su’aashu waxay tahay, xagee ku yaalaa Suuqyaraha caanka ah ee PHOENIX MINI MARKET AND HALAL MEATS?

Phoenix Mini Market and Halal Meats kala xariir:
5058 E. McDowell Rd.
Phoenix, Az, 85008
Phone: 602-267-9720
Fax: 602-267-9727












Do you understand that it’s correct time to receive the loans, which can realize your dreams.