Home » Archive Montly March, 2010

Madaxweynaha Kenya oo diiday Warqad codsi ah oo uu dhawaan ugudbiyay Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

Mar 31, 2010
Dowladda Kenya ayaa ku gacan sayrtay codsi uu dhawaan u gudbiyay madaxweynaha Dowlada KMG ah shariif Sheekh Axmed oo codsanayay in Kenya ay soo wareejiso ciidankii ay dowlada u tababartay. Madaxweynaha Kenya ayaa si buuxda ugu gacan sayray codsigii uga yimid dhigiisa Somaliya oo dalbanayay in Kenya ay dowlada kMG ah ku wareejiso kumanaan Maleeshiyaad Soomaali ah oo dhawaan lagu ciidameeyay gudaha... 
Tags:

4th Annual Kick out: Somali Tournament 2010

Mar 30, 2010
Halkan ka daawo iska hor imaadka ciyaartoyda Soomaaliyeed ee kubadda Cagta iyo kulankooda magaalada Columbus,  Ohio ee Cariga Mareykanka.  Kulan ciyaareedka noocaan ah ayaa ah kii noociisa oo kale ah oo la qabto 4 sano oo uu ku jiro midka hadda socda oo loogu magac daray “4th Annual Kick out: Somali Tournament 2010. Riix Link-iga hoose si aad u aragto SCHEDULE – ka is aragga 20 kooxood... 

4th Annual Kick out: Somali Tournament 2010

Mar 30, 2010
#gallery-1 { margin: auto; } #gallery-1 .gallery-item { float: left; margin-top: 10px; text-align: center; width: 33%; } #gallery-1 img { border: 2px solid #cfcfcf; } #gallery-1 .gallery-caption { margin-left: 0; }  Read More →

Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo sheegay in ay dhawaan dhisi doonaan Maamul ay yeeshaan Gobalada dhaca Koonfurta Soomaliya

Mar 29, 2010
Xildhibaano iyo saraakiil dowlada KMG ah katirsan oo sanadkii lasoo dhaafay gaaray degmada Doolow gobalka Gedo ayaa shaaca ka qaaday in ay soo dhamaystireen qorshayaal maamul gobaleed loogu samaynayo gobalada dhaca Koonfur galbeed Somaliya. Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo kamid ah mudanayaasha baarlamanka ee ku sugan Doolow ayaa xaqiijiyay in ay taageero ka heleen beesha caalamka iyo Odayaal... 

Cabdi Barre Cabdi oo sheegay in ay Xilkii Gudoomiyanimo ka qaadeen Gudoomiyihii Gobalka Gedo.

Mar 28, 2010
Maamulkii hore ee Dowlada KMG ah uqaabilsanaa gobalka Gedo ayaa shaaciyay in ay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii gobalka Gedo Xuseen Sheekh Cabdulle Fareey oo in mudda ah dalka dibadda uga maqan. Saraakiil katirsan maamulkii dowlada KMG gobalka Gedo oo kulan ku yeeshay degmada Doolow gobalka Gedo ayaa eedayn kulul u jeediyay gudoomiyihii gobalka Gedo oo ay ku eedeeyeen in uusan waxba ka qaban shaqadii... 
Tags:

Hunguri xumada iyo dhaxalkeeda! By Caaqil Axmed

Mar 19, 2010
Waxaa beryahaan webabka soomaalida qabsadey sheekada magaalada kismaayo, dadka qaar baa ku leh “magaalada waxaa qabsadey wadaado isku dhafan oo soomaaliyoo dhan ah”,  qaar waxey ku leeyihiin “maya ee waxaa qabsadey beesha Ogaadeen oo magaca wadaadada ku gabaneysa”, kuwo kale Kablalax iyo wax la mid ah ayey ku dareen, qaar kalena su’aalo badan ayey keeneen oo ah “qolyaha... 

Maamulkii Gobolka Gedo Jowhar looga soo safriyay waa adinkii diidaye, kan Baydhabo maxaad ku aqbasheen?

Mar 19, 2010
Dekereetadii uu Ra’isul wasaare Geedi uu ku soo magacaabay mudane Xuseen Sheikh Cabdi Ismaaciil (Xuseen Farey) waxuu Lamberkeedu ahaa OPM/114/05, waxayna kasoo baxday xafiiska Ra’isul wasaaraha intii ay dowladdu fadhiday Jowhar, waxuuna saxiixay December 1, 2005. (eeg dekereetadii lagu soo magacaabay Gudoomiye Xuseen Farey.) Kow iyo toban maalmood kaddib dakareetada loogu magacaabay... 

Wareysi uu bixiyay Cabdiweli Bishaar oo ah G/xigeenka Ururka Eastado halkan ka dhageyso

Mar 19, 2010
Guddoomiye ku xigeenka Ururka East African Development Organization (EASTADO), isla markaana ah afhayeenka isla Ururkaas mudane Cabdiweli Bishaar Aden ayaa wareysi maanta uu siiyay wariye Axmed Cumar Saalixi ayaa waxuu waxba kama jiraan ku tilmaanay in Ururkii bur-buray ee SDSI uu yahay mid wali shaqeynayo. Wareysiga... 

Wareysi gaar ah oo ay Allgedo la yeelatay Col. Cabaas Ibraahin Gurey March 18, 2010 halkan ka dhageyso

Mar 19, 2010
Wareysi gaar ah oo ay Allgedo la yeelatay Col. Cabaas Ibraahin Gurey March 18, 2010 halkan ka dhageyso:  Wareysiga Col. Cabaas Ka dhageyso (mp3) Col. Cabaas waxuu ka mid yahay Saraakiishii hore ee Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, waxaana aad looga yaqaan gobolada Koofurta Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Jubbooyinka, Bay, Bakool iyo Gedo. Marka aan wareysiga la yeelanay waxuu sargaalku ku sgnaa magaalada... 

Taariikhdii iyo gabayadii abwaan Nuur maxamed Fadal

Mar 19, 2010
Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi jirtey Somaliland waxay isla markii ay heshiisyada la galeen odayaashii beelaha Somaliland 1884kii dareemeen in dadka dhulkaa deggani ay yihiin kuwo ka duwan Afrikaanka iyo Carabta labadaba, lehna firfircooni iyo adkaysi dheeraad ah isla markaana geesiyaal...