Home » Archive Daily March 10th, 2010
Samia Yusuf Omar: the little girl who could (maybe, someday)
Just like a lot of other people, I love to watch champions. But I find the story of an underdog equally irresistible, so when I saw the moving photo of 17-year-old Samia (Samiya) Yusuf Omar accompanying a recent article about her by Charles Robinson on Yahoo! Sports, I clicked to read (“Somalia’s runners provide inspiration” Aug 24, 2008).Sports writer Robinson pours a bit of his own heart into...
Booqo Website-ka Daarul Cilmi
Riix halkan si aad u gasho ama u booqato website-ka Daalul-cilmi oo aad ka heli karto macluumaad badan oo Islaami ah sida: akhriska Quraanka, barashada Tajwiidka, xadiisyada, muxaadarooyinka iyo qaar kaloo badan.
Read More →
Talk of boxing’s demise is nonsense
Manny Pacquiao lands a right hand in his 12-round stoppage win over Miguel Cotto in Las Vegas. Photograph: KPA/Zuma / Rex Features.
One of the obviously good things about the internet is access. It allows us to trade views of varying wisdom right across the world in an instant. One of the bad things about the internet is that some of those views could fuel a hot-air balloon forever and a day.
Take...
Beesha Sade dagaal uma baahna ee nabad iyo horumar bay u baahan tahay!
Dhamaan walaalaha qora website-ka Allgedo waxaan hawada idiin soo marinayaa salaanta islaamka ee ah (السلام عليكم ورحمة الله وبركاته). Intaa kadib, Allgedo ayaamahaan waxaad samayseen barnaamij wacan oo ah dad waynaha in aad fikradooda ku aadan dagaalkii Kismaanyo soo bandhigtaan. Aniga waxaan aad u taageersanahay baaqa odayaasha reer Gedo ka soo baxay iyo in aysan...
Yaa mas’uul ka ah haduu Gobolka Gedo Dagaal Ka dhaco!!!???
Waa su’aal marar badan sida la isu weydiinayay hadda u muuqata in laga daalay maadaama ay sida ay wax u socdaan is ka cadaatay, nin walba wuxuu la aamusay, waxbaa ka jira, aniguse waxaan hadda wixii ka danbeeya la aamusi doonaa waa sidaan?
Markaan arkay sida siraha qarsoon ku jiraan ee loo maareeynayo abaabulka dagaal ka dhaca degmooyinka iyo tuulooyinka gobolka Gedo, eegayna sida ay u hadlayaan...
