Abwaanku waxuu horay u tiriyay gabay la yiraahdo DADKA REER GADOODOW oo jawaab u ahaa gabay kale oo uu tiriyay Abwaan Shaafici Xasan Maxamed oo isna ahaa LABAJIBAAR. Sidoo kale, waxaa uu Caalimiin Sh. Cilmi horay u tiriyay Gabay kale oo ahaa Layaab, iminkana waxuu soo saaray gabay cusub oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay Laascaano waxaana uu isugu jiraa Gabaygu dhowr qaybood oo uu gabyaagu ku cabiray aragtidiisa, shaqsiyeed.
Fadlan aqristow hadii ay aragtidaadu waafiqi waydo tan gabyaagan usii dir fariin aad ku cabirayso aragtidada emailkan c_elmi@hotmail.com, Gabayguna waakan hoose ee ka bogosho wanaagsan:-
Dhulbahantuhu dhaladkii horiyo dhiig ma oyaane
Dhaqan koodu Iidoorka waysaga dhawaayeene
Dhulna ooda waysugu xigaan, labada dhoomoode
Dhalyana weeye oo xididnimay isugu dhaxaayaane
Mar hadeeyan dhankii loodayaba, kala dhaqaaqaynin
Inay dhinaca Iidoor maraan kuma dhaliileene
Dhaxal guuri mahayaan sidii dhogorta xoolaade
Dhumi maayo oo waaqabiil dhaafay boqolkiiye
Dhuuxooda lama doorin karo dhudaha Daaroode
Dhibna maleh Majeerteen haday dhagarta daayaane
Dhawaaqiyo qayladay wadeen reer masoo dhicine
Dhicis buu noqday hiiladay dhabarka saarteene
Dhoodigiyo faankii ma noqon dhaarti geesiga e
Goortay is dhaa dhaaftay bay dhagac yiraahdeene
Dhabihii Garoway sidii dhabi qaadeene
Hadii ay dhabtahay haybtu ooy dhalasho soo qaaday
Ayagoo dhufays yaha ku jira oy dhacayso baaruudu
Dhiilada dadkii ay gasheen kama dhaqaaqeene
Waligood dharbaaxada tolkay dhumuc u yeeshaane
Shisheeyaha hadii laysku dhaco waa dhadoo kale e
Dhac dadoon kulayl gaarin bay dhiraha jiiraane
Magaceene bay dhaawaceen noo dhaqnaan jiraye
Dhan qaryadu waxay taabatay dhudu Daaroode
Dharaarahan magaalada ma marin dhaadashada taale
Dhinbilha raraastiyo hadaan lagu dhacayn naarta
Dharag iyo Nugaal baa lahayd dhaashi nabadeede
Dhulka maxow fidneyseen hadaan dhimasho loo joodin?
By Caalamiin Sheikh Cilmi
Afeef: Allgedo shaqo kuma lahan aragti cabirka suugaan yahanada ama qoraalada dadweynaha ay ku naqdinayaan hadba mowduucii ay iyagu doortaan.
adeer marka aan dawlad iyo waxba jirine ee somali keliya tahay waa iska caddaan in nimankan reer sheekh isaxaaq ay gacanta sare leeyihiin weligeedba. Midda kale weligood cid ma gar darraystaan laakiin weligeed lagama lib helo. Dhulkii sool iyo cayn iyo hawd oo dhan mee. Caynaba ma taqaannaa? Ogaadeen dhulkiisii mee? ilaa kii aad Sayidka u taqaanneen ee boobka soo qaaday ugu dambayntii waa nagii ciidda afka u darnay geelisii iyo kii dhulbahantena waa nagii soo qaadnay, around 50, 000 heads. Markaa adeer maanta saraf iyo cisi baannu ku nool nahay Somalina hadday caqli leedahay waa inay dhammaan isasoo dhiibaan illeyn anakaa dhal sheekh ah oo durriyaddii quraysheed ahi, walahay kala dhaqan, feker , quudhitaan , garasho iyo damiir ayaynu nahay. we totally differ from each other.
war duli baa tahaye gabyaaga fakarkiisa ka hadal baa lagu yiriye sayidka ha aflagaadayn duriyad quraysheedna waxba kama ogide asalkaa waa bantu sayidkaa asagaa asal quraysh ku lehe
Asc.kkk war ilen ibtilo warkan sheganaya ana gulaysta ana duriyadiy taarikhdisa mahaysan war miyadan ahayn kii dhulbahantuhu waxkaleba iska dayo sagarada burta haday kaso degto 10 isaqa lodili jiray miyeydan ahayn midakale sayidka afkaga kadu adiga okale iyo kufarta aad wadaten watii idin xasuqaye midakale isaq hadu nafleyahay dhulbahamte kama ooyen bal dhulbahante mesha ujogo ee daarod,kablalax’harti’sicid harti’dhulbahante ilahay ayana badiye bal inta darodkayaga kale uba iman ayey idin burbursanayan waxalayiri meel aarkakacay atoor fadhfadhisay mida kale reer xamarku waxay kumahmahan NIN DOOLIDILOOW DADNOOL MA’UDAAHA ader waad arkaysay meshay ETOPIA mariyen{IDOOR WAGAASHIYE IYO KUFRIGA WACAD ALAWYALE}