Home » Islam »

Booqo Website-ka Daarul Cilmi

Riix halkan si aad u gasho ama u booqato website-ka Daalul-cilmi oo aad ka heli karto macluumaad badan oo Islaami ah sida: akhriska Quraanka, barashada Tajwiidka, xadiisyada, muxaadarooyinka iyo qaar kaloo badan.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

3 Jawaabood " Booqo Website-ka Daarul Cilmi "

  1. xanaan says:

    A/CALEYKUM waad mahadsan tihiin maamulayaasha allgedo waxaad ku amaanantihiin sida wanaagsan ee aad wararka noogu soo gudbisaan waxaana aad ii soo jiitay webka sida aad u casriyeeyseen iyo waliba webka islaamiga ah ee aan kafaa iideysaneeyno markaan wararka kabogono boga aallgado waxaad inoo sameyseen meel aan wararka kala socono isla markaana aan aakhiro ku xasuusano aad baad ugu mahad santihiin howsha aad bulshada soomaaliyeed u haysaan waana webka kaliya ee aan 100% ku qanacsanahay illaahna ha’dinka abaal mariyo ajar iyo xasanaadna ha idinka siiyo sidaasna noogu wada thanks akhyaarta maamusha allgedo.

    Wabilaahi twofiiq.

  2. allgedo says:

    Adaa mudan walaal. Aad baan ugu faraxsanahay in aad nagu tilmaanto in aan howl fiican u hayno bulshada Soomaaliyeed. Inkasta oo aanan isu qabin in sida aad noo amaantay aan nahay, haddana koley amaantaada waxay noo tahay guubaabo iyo aan howsha aan bulshada u hayno sii laba laabno.

    Mar kale, mahadsanid walaal.

    Allgedo Online.

  3. cali says:

    walaal waxaan doonayaa in aan ogaado inteebaa islaantada ka maqnaan kartaa kasoo qaad aadigoo safray oo aad ubaxday dalka dibadisa inteen la ek ayaad xaskaaga kamaqnaan kartaa oo diinta aay qabto ii sharciyan hadii uujironah dankale oo aad uugu soo laban karin dalka intii arimaha aad u baxday aad ka heleeso diinta maxaay ka qabtaa