Home » Archive Daily March 19th, 2010

Hunguri xumada iyo dhaxalkeeda! By Caaqil Axmed

Mar 19, 2010
Waxaa beryahaan webabka soomaalida qabsadey sheekada magaalada kismaayo, dadka qaar baa ku leh “magaalada waxaa qabsadey wadaado isku dhafan oo soomaaliyoo dhan ah”,  qaar waxey ku leeyihiin “maya ee waxaa qabsadey beesha Ogaadeen oo magaca wadaadada ku gabaneysa”, kuwo kale Kablalax iyo wax la mid ah ayey ku dareen, qaar kalena su’aalo badan ayey keeneen oo ah “qolyaha... 

Maamulkii Gobolka Gedo Jowhar looga soo safriyay waa adinkii diidaye, kan Baydhabo maxaad ku aqbasheen?

Mar 19, 2010
Dekereetadii uu Ra’isul wasaare Geedi uu ku soo magacaabay mudane Xuseen Sheikh Cabdi Ismaaciil (Xuseen Farey) waxuu Lamberkeedu ahaa OPM/114/05, waxayna kasoo baxday xafiiska Ra’isul wasaaraha intii ay dowladdu fadhiday Jowhar, waxuuna saxiixay December 1, 2005. (eeg dekereetadii lagu soo magacaabay Gudoomiye Xuseen Farey.) Kow iyo toban maalmood kaddib dakareetada loogu magacaabay... 

Wareysi uu bixiyay Cabdiweli Bishaar oo ah G/xigeenka Ururka Eastado halkan ka dhageyso

Mar 19, 2010
Guddoomiye ku xigeenka Ururka East African Development Organization (EASTADO), isla markaana ah afhayeenka isla Ururkaas mudane Cabdiweli Bishaar Aden ayaa wareysi maanta uu siiyay wariye Axmed Cumar Saalixi ayaa waxuu waxba kama jiraan ku tilmaanay in Ururkii bur-buray ee SDSI uu yahay mid wali shaqeynayo. Wareysiga... 

Wareysi gaar ah oo ay Allgedo la yeelatay Col. Cabaas Ibraahin Gurey March 18, 2010 halkan ka dhageyso

Mar 19, 2010
Wareysi gaar ah oo ay Allgedo la yeelatay Col. Cabaas Ibraahin Gurey March 18, 2010 halkan ka dhageyso:  Wareysiga Col. Cabaas Ka dhageyso (mp3) Col. Cabaas waxuu ka mid yahay Saraakiishii hore ee Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, waxaana aad looga yaqaan gobolada Koofurta Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Jubbooyinka, Bay, Bakool iyo Gedo. Marka aan wareysiga la yeelanay waxuu sargaalku ku sgnaa magaalada... 

Taariikhdii iyo gabayadii abwaan Nuur maxamed Fadal

Mar 19, 2010
Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi jirtey Somaliland waxay isla markii ay heshiisyada la galeen odayaashii beelaha Somaliland 1884kii dareemeen in dadka dhulkaa deggani ay yihiin kuwo ka duwan Afrikaanka iyo Carabta labadaba, lehna firfircooni iyo adkaysi dheeraad ah isla markaana geesiyaal... 

Somalia, strategy for others and graveyard for its people

Mar 19, 2010
Many things might have been said about Somalia, many tongues might have been pronouncing it, many ears might have heard it, but still solution makers have not shown themselves up, or appeared or as others said it time and again that Somalia good Samaritans are already dead. This small country has been without effective central government over a decade, breaking the records as the only country... 

In response to Mr. Donald Kipkorir’s Article

Mar 19, 2010
Mr. Kpkorir, I have seen and read your article on Sunday Nation on Oct. 3rd, 2008. I didn’t surprised how naive you are about to praise the Christianity and Judaism and trying to make the Muslim Religion down. To read more about this article click on the link below. In response to Mr. Donald Kipkorir’s Article  Read More →

Mr. Kipkorir: Annexing and dividing Somalia is a call for balkanization of Horn of Africa

Mar 19, 2010
As the piracy of the Somali coast took a new and dangerous turn with the hijacking of a ship carrying T-72 Tanks, rocket-propelled grenades and other ammunition destined for Southern Sudan, a Kenyan lawyer had the audacity to call neighboring Kenya and Ethiopia to annex the hapless country and divide it between... 

Why Kenya and Ethiopia ought to annex and divide Somalia

Mar 19, 2010
ast month, Lehmans Brothers and Merrill Lynch, the world’s foremost investment banks, went bankrupt and we witnessed the financial chaos in the western capitals. To read more about this article click the on the link below. Why Kenya and Ethiopia ought to annex and divide Somalia by DONALD KIPKORIR, dkipkorir@ktk.co.ke  Read More →

Maansadii Abdullahi Spanish

Mar 19, 2010
SOOMAALIYEY KACA Soomaaliyey kaca Kaca oo iskaashada Ubdkaa koraayiyo U halgama karaamada Soomaaliyey kaca Kaca oo iskaashada Waa kuurgal nacabkiye Yuu mudan kabaalada Soomaaliyey kaca Kaca oo iskaashada Kebeddiyo karbaashkiyo Kooraha ka dhiidhiya Soomaaliyey kaca Kaca oo iskaashada Ciyi kolay ku soo dhaxay Kawlkiina yuu noqon Soomaaliyey kaca Kaca oo iskaashada Keenada cadaawaha Kurka yeelmo haw...