Home » Waraysi »

Wareysi gaar ah oo ay Allgedo la yeelatay Col. Cabaas Ibraahin Gurey March 18, 2010 halkan ka dhageyso

Related Articles

    Wareysi gaar ah oo ay Allgedo la yeelatay Col. Cabaas Ibraahin Gurey March 18, 2010 halkan ka dhageyso:

     Wareysiga Col. Cabaas
    Ka dhageyso (mp3)

    Col. Cabaas waxuu ka mid yahay Saraakiishii hore ee Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, waxaana aad looga yaqaan gobolada Koofurta Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Jubbooyinka, Bay, Bakool iyo Gedo. Marka aan wareysiga la yeelanay waxuu sargaalku ku sgnaa magaalada Siyeelow ee dalka Kenya – 03/18/10

    Allgedo News Media Network
    allgedo@allgedo.com

    Bookmark and Share

    1 Jawaab " Wareysi gaar ah oo ay Allgedo la yeelatay Col. Cabaas Ibraahin Gurey March 18, 2010 halkan ka dhageyso "

    1. abateey says:

      waxaan rabaa in aan wax ka iraahdo darajada cabaas goorma ayuu cabaas u corneeyl noqday hadii 20sano darajo laqadanay waa meesheda lakiin sida aan ogahay cabaas waxa u ahaa isbatoore ciidanka xooga dalka marka hadii aad adinku darajada bixisaan waa mesheda