Related Articles
Guddoomiye ku xigeenka Ururka East African Development Organization (EASTADO), isla markaana ah afhayeenka isla Ururkaas mudane Cabdiweli Bishaar Aden ayaa wareysi maanta uu siiyay wariye Axmed Cumar Saalixi ayaa waxuu waxba kama jiraan ku tilmaanay in Ururkii bur-buray ee SDSI uu yahay mid wali shaqeynayo.
Wareysiga oo faah-faahsan hoos ka dhageyso:
Wareysiga Cabdi Weli Bishaan halkan ka dhageyso
Ka dhageyso (mp3) - 03/18/10


A/c
walal A/weli waad kumahadsantihin sida wanaagsan ee aad ugarabtaagan tihiin soomaalida gaar ahaan adiga,siina wada howshaa alle ayaa idinla jira e.
Thanks