Home » Sports »

4th Annual Kick out: Somali Tournament 2010

Related Articles

    Halkan ka daawo iska hor imaadka ciyaartoyda Soomaaliyeed ee kubadda Cagta iyo kulankooda magaalada Columbus,  Ohio ee Cariga Mareykanka.  Kulan ciyaareedka noocaan ah ayaa ah kii noociisa oo kale ah oo la qabto 4 sano oo uu ku jiro midka hadda socda oo loogu magac daray “4th Annual Kick out: Somali Tournament 2010.

    Riix Link-iga hoose si aad u aragto SCHEDULE – ka is aragga 20 kooxood oo loo kala qeybiyay Group A, B, C, & D, ayadoo Group-kiiba ay ku jiraan shan kooxood.

    Haddaba, si aad u ogaato ama u hesho faah-faahin intaas dheer iyo goorta ay ciyaarahaan xiisaha leh bilaaban doonaan, riix Link-iga hoose:

    4th Annual Kick out:  Somali Tournament 2010

    Allgedo News Media Network
    allgedo@allgedo.com

    Bookmark and Share

    comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.