Home » Archive Daily March 31st, 2010
Madaxweynaha Kenya oo diiday Warqad codsi ah oo uu dhawaan ugudbiyay Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
Dowladda Kenya ayaa ku gacan sayrtay codsi uu dhawaan u gudbiyay madaxweynaha Dowlada KMG ah shariif Sheekh Axmed oo codsanayay in Kenya ay soo wareejiso ciidankii ay dowlada u tababartay.
Madaxweynaha Kenya ayaa si buuxda ugu gacan sayray codsigii uga yimid dhigiisa Somaliya oo dalbanayay in Kenya ay dowlada kMG ah ku wareejiso kumanaan Maleeshiyaad Soomaali ah oo dhawaan lagu ciidameeyay gudaha...
