Home » Archive Daily May 22nd, 2010
Gabay: Inaad laba canlaysaan Gunnimo kagama caagtaan! Akhris+video by bwaan Maxamed Xuseen Ibraahim “Tabaarak”
Gabaygan waxaa curiyey Abwaan Muxamed Xussein Ibraahin “Tabaarak”, waxaana la sameeyey, 2010/3/27-31, wuxuuna si gaar ah u khuseeyaa bulshada ku dhaqan deegaanada ssc, si dhab ah ayuuna uga turjumayaa xaaladda runta ah ee maanta ka jirta gobolada ssc, iyo dadka ku noolba waxaana ka dhex muuqda tilmaamo aad u xeel dheer kumana jiro gabaygan wax qadaf ah oo cid gaar ah lagu wax yeellaynayo...
