Home » Archive Daily May 29th, 2010
Dowladda Itoobiya oo Qunsul ka furatay Magaalada Garoowe Xilli dhibaato loo gaystay shacabka degmada Buuhoodle
Dowladda Itoobiya oo fara gelin dhan walba ah ku hayso ayaa bilaawday in ay qunsuliyado ka furato maamul gobaleedyada ka jira qaybo katirsan dalka Somaliya taasi oo muujinaysa in Itoobiya aysan rabin dowlad dhexe oo ka dhalata Somaliya.
Munaasabad balaaran oo shalay ka dhacay magaalada Garowe xarunta gobalka Nugaal ayaa lagusoo bandhigay qunsul cusub oo ay Itoobiya ka furatay maamulka Puntland kaasi...
