Home » Archive Montly June, 2010

Maqaal: 26ka June (Calan Ciil iyo Calool xumo ka Dhergay!) By Zeylici Aden Urur

Jun 26, 2010
Waxaa hadda nus qarni ama 50 sano laga joogaa markii ugu horerysay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah dunida lagu arko, waxay aheyd maalim farxad iyo damaashaad dadka Soomaalida meel kasta oo ay joogaan ay ku soo dhoweeyeen, gaar ahaan halgamayaashii iyo dadkii gumeysiga la diriray oo ay u aheyd maalin ay wax badan sugayeen, waxaan kooxihii gumeysi la dirirka iyo halganka ku caan baxay ka xusi karnaa... 

Maxaa Hor tagan Hormarka Xaga dhaqaalaha Iyo Waxbarashada Gobalka Gedo?

Jun 24, 2010
Waxaa mahadi is kaleh Allah iisura galiyey soo diyaarinta maqaalkani ka hadlaya wadciga iyo xaalada uu ku sagan yahay gobalka gedo iyo shacabweynaha ku dhaqan, Waxan maqaalkan ku soo qadan donaa xog ka hadleysa dhamaan dhinacyada waxbarashada iyo dhaqaalaha gobalka gedo 20-kii sano aynu soo dhaafney waxii ku soo kordhay ama isbadaley.  W/D: Mohamed Hussien Kalafoge Xoghayaha guud ee ururka hormarinta... 

Ceel-Cadde oo mar 2-aad loo aqoonsaday in ay tahay degmo katirsan degmooyinka Gobalka Gedo ee Dalka Soomaliya.

Jun 13, 2010
Maamulka Islaamiga Gobalka Gedo ayaa Degmo u aqoonsaday degmada Ceel-Cadde oo kamid ah deegaanada sida aadka ah u camirmay wixii ka dambeeyay Burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya. Kadib Booqasho ay degmada Ceel-Cadde iyo Ceel Gaduud ku tageen Wafdi balaaran oo ka socda maamulka Islaamiga Gedo ayay ku dhawaaqeen in Ceel Cadde kamid tahay degmooyinka waweyn ee gobalka Gedo. Wararka nagasoo gaaraya... 

Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo oo ay ka socoto dhismaha Garoon diyaaradeed oo ay Isticmaali karaan Diyaaradaha waaweyn (Daawo Sawirada).

Jun 12, 2010
Howshani la xariirta dhismaha Garoonka diyaaradaha cusub ee degmada Garbahaarey oo in mudo ahba dhismahiisu ay ka socotey degmadaasi ayaa waxaa uu ku yaala dhul siman oo qiyaastii ilaa 4 km u jirta degmada Garbahaarey,kagana toosan dhanka waqooyi,halkaasi oo ay ka muuqato shaqo balaaran oo lagu diyaarinayo Garoonkaasi diyaaradeed oo sida la sheegay ay ka soo degi karaan Diyaaradaha waaweyn ee Qaada... 

Ilaalinta Itoobiya iyo kenya, Gumaadka shacabka Gedo iyo sare u qaadida colaadaha iyo gaajada!

Jun 3, 2010
Cabdiwahab Shekh Axmed-Nuur oo ah qoraha maqaalkaan waa suxufi madax banaan oo ku nool qaaradda Europe. ______________________________________________________ Shacabka gobalka Gedo waxuu ku jiraa nabad xiliga maanta ah umana baahna barakicin iyo dhibaato ee waxuu u baahan yahay garabqabasho iyo kaalmaati, waxaa naafeeyay shacabka dagaalo isdaba joog ah iyo abaaro soo noq noqday. Hadda waxaa da’ay...