Home » Archive Montly January, 2011

Barnaamijka dimuqradiyada iyo ka hortagida musuqa oo looga dhawaaqay Muqdisho (Masawiro)

Jan 31, 2011
Muqidhso, Somalia (AOL) – Xaflad looga dhawaaqay barnaamijka cusub ee hormarinta dimuqraadiyadda iyo ka hortagidda musuqmaasuqa ayaa waxa lagu qabtey magaladda Muqdisho halkaas oo kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada oo ku jiraan xildhibaano, siyaasiyiin, bulshada rayidka iyo saxafadda, waxana halkaasi lagu soo bandhigay ujeeddooyinka iyo waxqabadka la hiigsanayo. Dhanka bidix ka... 

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo galabt booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay mashaqadii ka dhacday maanta isgoyska Banaadir (Daawo Sawiro)

Jan 31, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wasiiro ka tirsan Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo uu hogaaminayay RA’iisul Wasaare kuxigeenkan ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane C/xakiin Maxamed Fiqi ayaa galabta booqday dhaawacyada dadkii maanta ku waxyeeloobay mashaqadii ka dhacday isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho iyagoo u balan qaaday in dadka dhaawacyada culus qaba loo sameyn doono gar gaar... 

Qaar ka mid ah jaaliyadda kasoo jeeda gobolada Gedo, Jubbooyinka iyo kuwa Dhexe ayaa ku dhawaaqay guddi qaabilsan gurmadka abaaraha gobolka Gedo

Jan 31, 2011
Shirar isdaba joog ah oo waayadanba ku dhacayay qadka Teleefanka oo ujeedkiisu ahaa sidii gurmad deg-deg ah loogu fidin lahaa dadka iyo duunyada ay dhibaatada culus kasoo gaartay abaaraha ba’an ee gobolka Gedo ku dhuftay ayaa ugu danbeyntii maanta waxaa laga soo saaray go’aano dhowr ah oo ay ka mid yihiin: 1. In qurbajoogta beesha Sade ee kasoo jeeda Gobolada Gedo, Jubbooyinka iyo gobolada... 

Ciidamada Dowladda oo dad ku laayay magaalada Muqdisho.

Jan 31, 2011
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tacashiirad maanta ka dhacday Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho oo kamid ah meelaha ay dowladda KMG ah ka maamusho magaalada. Khasaara aad u xoogan ayaa ka dhashay rasaas ay ciidanka dowladda ku fureen goobo ganacsi oo ku yaal Isgoyska banaadir, dhimashada iyo dhaawaca ayaa sii cagacageynaya ilaa iyo 45 oo dhamaantood ahaa dadkii ku sugnaa goobaha ganacsiga... 

Warar kala gedisan oo kasoo baxaya dagaal saaka ka dhacay duleedka Buuhoodle.

Jan 31, 2011
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal saaka degmada Buuhoodle ku dhaxmaray ciidamada maaamulka isku magacaabay Somaliland iyo kooxo hubaysan oo aan weli heybtooda la garan. Saaka aroortii ayuu dagaal ka dhacay deegaanka Kharashle oo 30 KM u jirta magaalada Buuhoodle waxaana deegaanada lagu dagaalamay gacanta ku haya xoogagga Hogaanka SSC ee dagaalka ugu jira sidii ay dhulkooda uga saari lahaayeen... 

Adeegga Zaad Service oo ka joogsanaya gobolada dhaca Koonfurta Somaliya

Jan 31, 2011
Waxaa gaba gaba ku dhaw waqtigii loo qabtay isticmaalka adeegga Zaad ee lacagaha laysugu xawillo Gobolada dhaca Koonfurta dalka Somaliya, shirkaddaha Isgaarsiinta Hormuud ayaa shaacisay in ay joojinayso isticmaalka Zaad maalmaha soo socda. Fariimo MSM loo mariyay macaamiisha isticmaasha Taleefanka gacan qaadka Hormuud ayay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku sheegtay in ay u hogaansantay amarkii Al Shabaab... 

Al Shabaab oo sheegtay in ay talaab ka qaadi doonto cid walba oo la shaqeysa Sirdoonka reer Galbeedka.

Jan 31, 2011
Xarakada Al Shabaab ayaa digniin ka bixisay shaqsiyaad la sheegay in ay la shaqeeyaan hay’adaha sirdoonka reer galbeedka iyo dhinacyada dagaalka kula jira islaamiyiinta caalamka. Sheekh Cali Maxamed Xuseen mas’uulka qaabilsan Gobolka Banaadir oo saxaafadda kula hadlay xeradii hore ee Maslax ayaa sheegay in ay talaab adag ka qaadi doonaan cid walba oo ku lug lahaata falal basaasnimo. Wuxuu... 

Bahda Sports-ka Mareykanka oo u Hambalyeeyay Naadiyada Kubadda Cagta iyo kan Koleyga Soomaaliyeed

Jan 30, 2011
Atlanta, GA (AOL) - Bahdii caanka ka ahayd sportiga soomaliyeed ee ku nool qurbaha ayaa Hambalyo iyo bogaadin u soo direy xiriirada kubadda koleyga iyo kubadda cagta  Howlaha geesinimada leh ee ay ka wadaan gudaha dalka.  Gudoomiyaha ururka dhaqanka iyo sportiga Atlanta Dr cali osman cali oo ku Hadlayey magaca dhamaan bahda sportiga ee ku dhaqan dalka mareykanka ayaa  Amaan balaaran u jeediyey... 

Causes and Cure of Somalia’s chronic conflict! – By Farah H. (Kolley)

Jan 30, 2011
US Secretary of State, Hillary Rodham Clinton EU Commission President, Jose Manuel Barroso  __________________________________________ The causes Aggravated by the famous colonial deception divide and rule which colonist nations exploited as the best ammunition concept, in conjunction with artificial boundaries within the homogeneous societies, like Somalia’s to disable their unity so as to... 

Puntland: Somalia’s Pirate State

Jan 30, 2011
Despite international economic crisis, the Puntland Sea Piracy and human trafficking schemes are on the rise; their shares are being sold in skyrocketing prices in the unofficial stock market of Garoowe, the capital of Puntland. This is happening under the watch and stealthy encouragement of the international community. In the long run, these highly money-spinning Puntland businesses can be replicated...