Home » Archive Daily February 7th, 2011
Warsaxaafadeed ku aadan dagaalada ka dhacaya degaanka Kalshaale oo kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha Somalia
Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dagaalada ay dhiiga badani ku daadateen ee ka dhacayay maalmihii la soo dhaafay degaanka lagu magacaabo Kalshaale kuwaasoo ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac iyo weliba barokac.
Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed waxay ugu baaqeysaa dhinacyada ku dagaalamaya degaankaasi Kalshaale inay si deg deg ah u joojiyaan gacan ka hadalka...
Gabay: Gadoodkii ka dhacay Tuunis ee gaalka lagu cayrshay – By Caalamiin Sh. Cilmi
Gadoodkii kadhacay tuunis ee gaalka lagu cayrshay
Umad geeriyootoo horay, galisay ruuxiiye
Gamaaraydi loosoogal iyo ganacyo wayntiye
Guushiyo xirayadii waxay gaadhay meel kale e
Galaayuusku waa ree masar guuxa baxayaaye
Gurigii mubaarag miyaa golow ka eedaamay
Wuxuu gaba gabeeyaba dadkii gooste xagiiye
Gidaarkii adkaabay jabsheen,geesiyaal kacaye
Garuun iyo waxaan dhagax ahayn, kuma garaacaane
Cadan...
Wararkii ugu dambeeyay dagaaladii Karshaale iyo gaadiid lakala qabsaday.
Wararka ka imaanaya deegaanka Kalshaale ee gobolka sool ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhexeeyay ciidamada Maamulka Somaliland iyo ciidamo taabacsan jabhada SCC uu ka dhacay deegaanka Kalshaale ee dhaca duleedka magaalada Buuhoodle ee gobolka Sool.
Dagaalka ayaa bilaawday ka gadaal markii ciidamoi taabacsan jabhadda SCC ay weerareen fadhiisimo ciidamada Maamulka Somaliland ay ku lahaayeen deegaanka...
C/rashiid Xidig ” Baarlamanka KMG ah way ku dag-dageen mudada ay kordhisteen”.
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha Bulshada DKMG ah C/rashiid Maxamad Xidig ayaa shaaca ka qaaday in xildhibaanada Baarlamanka KMG ah ay ku dag-dageen Go’aankii ay mudada ku kordhisteen Maalintii Khamiista ahayd ee aan soo dhaafnay.
C/rashiid xidig ayaa sheegay in dalka uu hadda ku jiro marxalad kala guur ah islamarkaana aanan loo baahnayn in iskood ay waqtiga u kordhistaan Xildhibaanada Baarlamanka...
Maamulka Xarakada Al-shabaab ee degmada Ceel-buur oo xukun gacn goyn ah ku fuliyay nin lagu eedeeyay fal xatooyo ah.
Wararka ka imaanaya magaalada Ceel-buue ee gobolka Gal-guduud ayaa sheegaya in shalay gilinkii dambe halkaasi uu ka dhacay fal gacan goyn ah oo lagu fuliyay nin lagu eedeeyay in uu fal xatooyo ah ka gaystay mid kamid ah xaafadaha ku yaala Magaalada Ceel-buur.
Qaadiga maxkamada Ceel-buur ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Saciid ayaa sheegay in ninka lagu fuliyay falka gacan goynta ah oo lagu...
Idaacada Markabley FM ee ku taala Gudaha Magaalada Baardheere oo Seddex sano jirsatey (Sawiro)
Baardheere, Somalia (AOL) Idaacada Markabley oo ah Idaacada FMka keliya ee hadda ku taala Gobolka Gedo ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 6/02/2011, waxay Maamulka, Wariyayaasha iyo Shaqaalaha Warbaahinta Markabley u dabaal degayaan Sanad guuradii 3aad oo ah maalintii ugu horeysay oo degmada Baardheere laga hergeliyo Idaacad FM, xilligaasi oo ku beegnayd 6/02/2008 dii.
Idaacadani ayaa mudadii...
Don’t allow the Goon Transitional Federal Parliament of Somalia another term! By Abdullahi Kulane
Somalia was engulfed by Lawless, famine, lack of transparent, corruption and other life threatening misfortune created by so “called current Transitional Federal parliament” who change color based on the circumstance they face and to fit every opportunity they can see and size. This statement may seem shocking or rather demeaning but it will make sense reading through this article because...
