Home » Archive Daily February 14th, 2011

Mortar Shell wound two journalist in Mogadishu, another is recovering

Feb 14, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – The National Union of Somali Journalists is deeply concerned over the increasing casualties of the Somali journalists following the wounds of two journalists on Monday afternoon, 14/02/2011 at a press conference in Mogadishu, while another journalists is recovering from a wound resulted from a stray bullet.  The journalists, Mustaf Mohamed Ali, a reporter for Voice... 

Maamulka Ahlusuna ee Degmada Caabudwaaq oo xayiraadii shaqo joojinta ay ku sameeyeen ka qaaday wariye C/kariin Axmed Bulxan

Feb 14, 2011
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Galinkii dambe ee maanta ayaa dib loogu fasaxey wariye C/kariin Axmed Bulxan agaasimaha warbaahinta Radio Caabudwaaq ahna wakiilwareedka shabelle eegalgaduud howlihiisii saxafinimo ee uu uhayey bulshada kunool gobolka ay xukumaan maamulka ahlusuna ee galgaduud. War qoraala oo ka soo baxey ururka saxafiyiinta bartamaha somaliya ayaa soo dhaweeyey xayiraada ka qaadista... 

Dagaallo lagu Riiqmay oo Muqdisho ka dhacay iyo Afhayeenka Al Shabaab oo guulo sheegtay (Warbixin).

Feb 14, 2011
Faah Faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo qaraar oo maanta magaalada Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada AMISOM oo kaabaya kuwa dowladda KMG ah iyo kuwa xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa ka dhacay wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho kadib markii ay ciidamada AMISOM weerar ku qaadeen fariisimada Xarakada Al Shabaab ee ku yaal Jid cadayaasha soo gala Makka... 

Shariif Sheekh Axmed oo quus ka muujiyay in ay guuleysato Dowladda KMG ah.

Feb 14, 2011
Waxaan wada ognahay in waqtigii Dowladda FKM ah ee lagu soo dhisay heshiiskii Jabuuti uu ku eg yahay Ogoosto 20, 2011. ·   Waxaan goobjoog ka ahaa talo soo jeedintii IGAD ay ku gaartay Shir-madaxeedkii AU ee January 31 ee magaalada Adis Ababa. ·    Waxaan kaloo ka war haynaa go’aankii Baarlamaaanka ee 3-da February ee ku saabsan xilliga kala guurka, waxaana hubaal ah in uu baarlamaanka yahay... 

Shirkada Hormuud, Xafiiskeeda Garbahaarey oo gurmad howlo Biyo dhaamin ah ka bilaabay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo (Sawiro)

Feb 14, 2011
Howlo gurmad dhinaca biyo dhaaminta ah oo lagu gargaarayo kumanaan ruux oo u badan Xoolo dhaqato reer guuraa ah ayaa  Shirkada Hormuud, Xafiiskeeda Garbahaarey waxaa ay ka bilawday deegaano badan oo ka tirsan gobalka Gedo oo bilihii ugu dambeeyey ay ka taagnaayeen biyo la’aan aad u daran iyo abaaro saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan, taasoo loo aaneynayo roobabkii... 

Reer Gedo oo Isku gurmanaya iyo 60 Booyadood oo dad haraadsan bad baadiyay (Warbixin)

Feb 14, 2011
Guddiga gurmadka abaaraha gobolka Gedo ayaa gargaar gaarsiiyay degmooyin iyo deegaanno katirsan Gedo oo kamid ah gobolada ay ka jiraan abaaraha kulul ee dhibaateeyay geeska Afrika. Gurmadka ugu balaaran ayaa lagaarsiiyay deegaanno hoos yimaad Ceel-waaq, Ceel Cadde iyo Garbahaareey oo dhamaantood katirsan Gobolka Gedo ee Koonfur galbeed Soomaaliya. Mas’uul katirsan maamulka Islaamiga Gedo ayaa... 

AMISOM oo Taleefanno Free ah si qasab ah uga qaatay shirkadaha Isgaarsiinta Muqdisho (Warbixin).

Feb 14, 2011
Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay lacago baad ah ka qaadaan shirkadaha Isgaarsiinta magaalada Muqdisho kadib markii ay madaafiic dhowr ah ku garaaceen xarumaha shirkadahaasi. Mid ka mid ah ganacsatada Isgaarsiinta oo magaciisa diiday ayaa noo xaqiijiyay in saraakiisha AMISOM ay shirkadaha Isgaarsiinta u sheegeen in ay duqeynayaan xarumaha shirkadaha haddii aan lasiin... 

Sarkaal katirsanaa Jabhadda Somaligalbeed ee Itoobiya la heshiisay oo Gaarisa lagu dilay.

Feb 14, 2011
Kooxo hubaysan ayaa magaalada Gaariya ee dhulka NFD Kenya ku dilay sarkaal katirsanaa Jabhaddii xoreynta Soomaaligalbeed ee Itoobiya la heshiisay. Wararka laga helayo magaalada Gaarisa ayaa xaqiijinaya in xalay Fiidkii rag hubeysan oo aan heybtooda lagaran khaarijiyeen Sheekh Maxamed Dubad xilli uu ku sugnaa guri ku yaal Gaarisa. Sida wararku sheegayaan Sheekh Dubad ayaa ku cusbaa magaalada kadib sanado... 

Ururka Samafalka HIRDA oo Gargaar raashin qeybin dhinaca Caruurta ka qeybiyey Degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo (Sawiro)

Feb 14, 2011
Baardheere, Somalia (AOL) – In ka badan ilaa afar kun caruur ah oo da’doodu ay ka yartahay shan sano, islamarkaana ah kuwa ugu daran ee la ildaran Xaaladaha nafaqo darida oo ku kala nool degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ayaa dhowrkii maalmood ee u dambeeyey waxaa gargaar raashineed oo dhinaca caruurta ah lagu gudoonsiiyey xarumo quudin oo ku yaala gudaha iyo Qaar ka mid Tuulooyinka...