Home » Archive Daily February 21st, 2011

War deg deg ah: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay meel ku dhaw Iskoola Boliisiya

Feb 21, 2011
War deg deg ah oo iminka nasoo gaaray ayaa sheegaya in mar dhow qarax weyn laga dhex mqaqlay xero ciidan oo ay Ciidamada Dowladu ku lahaayeen agagaarka dekada weyn ee Muqdisho. Sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayaal, qaraxa ayaa lala beegsaday xerada Ciidan xilli ay ciidanka weerarka lagu qaaday u fadhiyeen quraac. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in weerarkaasi uu qaaday Nin ka xaynayay gaari waxyaabaha...