Minneapolis, MN (AOL) – Xafladweyn oo lagu qabtaay badhtamaha magaalda Minneapolis, Minnesota, ayaa waxa ka hadlay taageerayaal badan. Taageerayaashaa ayaa hadalkooda ka turjumayey maamul goboleedada ka jira wadanka Soomaalya gudihiisa. Ujeeada xaflada ayaa ku saabsanayd soo dhaweyntii madaxweynaha SSc, Dr. saleebaan Ciise Axmed-Kaar (Xaglatoosiye).
Taageerayaasha ayaa waxaa ka mid ahaa dad badan oo halkaas ka soo jeediyey hadalo qiimo leh oo ku saabsan sidii loogu dadaali lahaa nabada iyo horumarka. Hadladoodii waxa ka mid ahaa sida tan:
Recoded by Somali Media

Mooryaan isku camireysa sheekada waxaan ahayn meesha kuma arag. Ninkii ka socday galmugud ayaa meesha reasoning fiican ka sheegay inta kale waa waxba kama jiraan
fiidoow somalida lunsan ayaad ku jirtaa eee shirkaan was the best shirka rag maskaxleh ayaa kahadlayey ee Beenta jooji…
SOMAALI BEEN BADAN!KKKKKKKKK! WAXAAN IDIN WAY DIIYAY WAXA AAD U TAQAANAAN GALMUDUG XAGEBAY XAKUMAAN WAA XAGEE CAASIMADOODU? CAJIIB MAXAA BEEN LA SUUQ GEEYAY ! HADII RUNA LA SHEEGO MAGACU GAL-MUDUG MAAHANE WAA GAN-MUDUG HADII SI FIICAN LOMACNEEYO WAA GAN YAR OO GOBOLAKA MUDUG MEEL KAGA TAALA MARKA SOOMALIYEEY BEEN IYO BAABUUNIN TEED GOORMA AYAAD KAHARO DOONTAAN???
waxan hubaa in ay xaqiiq ahayd in maxamed siyad barre gado waxba uqaban wado iskuulo isbitaalo in taba , somali 18ka gobol waa kan uliita waana kan ugu barwaqada badan waxana hagraday dadki udhashay
Salama alaykuma? ama bacdu hortaa waxaa mad iska leh ilahay amaana mudan rasuulkisa scw. neb maxamed. Waxaa waxaa wax lagu farxaha ahaa in dad Somaliyeed oo gobolo kala duwan ka soo jeeda meel isugu yimadan oo arintan oo kale ka wada xajodan.
Talabad SSC waa in aay si xor aha shacabkeeda gacanta ugu qabata oo uu mamusha kabacdina waxan taas ku daraya yado oo mamulka ssc jiro hadana waa in aay xidhidh meel kastaba leeh oo wada shaqayn karta mudan la yelata Makhir state iyo Puntland. Run ahante waa in shacabka reer puntland, makhir state, iyo SSC hal mid aay noqdan cidan ahan, dhaqalo ahan, iyo wada shaqan meel kasta aha haddi aay donan kala askar iyo kala mamul hosad ba ha kala lahadeen laakin waa muqadis in aay wada shaqayn hil iyo hooba leh ka dhaxayso.
Taas marka laga gudbo waa in aay isku soo dhoweyn iyo wada shaqayn la sameeyan Somalida inteed kale siiba Galmudug, Hiiraan land, Gedoland, iyo waxii la mid aha oo heshis iyo wada shaqayn ka dhexayso. Macnaha meesha ku jirtaa waxaa weyee haddi la helo gobolo badan oo is wafaqsan dawlad waay soo iftimaysa.
ssc waxaa sameeyey nin masayray oo loodiidey madaxweynehii puntland oo lagu yiri weli caruur baad tahay waakaa lawareegaya madaxweynaan ah
kuna baabiye shacabkii dhulbahante Gudo iyo Debedba oo aan kagategin
Dumarkii Debeda silis qudha
kkkkkkkkkkk waan qoslay wale dadkii meesha ka wada hadlayay wada handhi kaab ayay hayen dad wax ka si yihin waan qoslay wale waxay hayeen dad aan ku nolayn xaqiiqda dhabtah beenbay isku sheegayen. taa waxa ka sii qosol badan xagel tosiye oo yaban oo leh waar kunan walani maxay hayen maxay ku hadlayan, isagab la yaban, ninkayga maraykan jooga ayay ku leyihin madax wayne aan noqon karin xata kkkkkk tasu la aban. waxan odhan lah waad riyonaysane toosa, waxaad ku hadlaysena caruurtu kuma shekayso kkkkkkkk
waryaa sicidd adiga iyo faroole waad riyoonaysaan dr salaymaan waa madax waeyne,marka qaraarka iska daaye markaad dhulbahante aa wax qabsady maqashaan maryaha ha dhiginee waligiinba waad ka maseersantihiin waa wixii hooyadiin la dhimatay waligiin maseerkaas ku jira dhulbahante idin ma oga in aad jirtaanba. dr saleemaan ilaahay aa ku ssii yay darajadaada cadowgaa ha jabo iyo faroole iyo isaaq iyo xulafadooa