Home » News »

Maxamed Haaraa “Gabadha uu dhibku ku dhacay magaceeda waxaa la yiraahdaa Hodan Cabdicasiis Cabdisalaan Aw-maxamuud (Dhageyso wareysi cod ah)

Sida aad ka dhageysan doontaan wareysi cod ah oo uu bixiyay Maxamed Haaraa oo ah Hodan adeerkeed, waxaa uu markii ugu horeysay si cad u faah-faahiyay dhibka gabadha ku dhacay inta uu la’eg yahay iyo waliba asaga oo markii ugu horeysay sheegay in gabadha uu dhibku gaaray magaceeda oo saddexan uu yahay Hodan Cabdicasiis Cabdisalaan Aw-maxamuud.  

Nasiib darro, wareysiga markaan qaadayay aniga oo dhexda uga jira ayuu qadkii naga go’ay.

Cidii aaminsaneyd in ay dhacdadaan been abuur tahay waxaan filayaa in ay hadda ku qanci karto soo bandhigidda wareysiga gabadha adeerkeed iyo magaceeda oo dhan.

Haddaba si aad uga bogato wareysiga oo cod ah hoos ka dhageyso: 

  Halkaan kaga dhageyso wareysiga Haaraa mp3 

 
Qoraaladii hore ee ka hadlayay arrinta Hodon hoos ka eeg:
    

Maxamed Haaraa “arrinta Hodan waxay hortaal wax garad isugu jira reer Puntland iyo beeshii ay gabadhu ka dhalatay, waxaana rajeyneynaa in laga gaaro xal waara oo caadil ah”  

Wareysi lala yeeshay Hodan adeerkeed iyo xaqiiqada dhabta ah waxa ay tahay  

Aamiin C/laahi Xaaji Kheyr oo ah ninkii Boosaaso gabadh yar ku kufsaday oo la sheegay inuu Jabuuti u carary iyo AOL oo heshay akhbaar cusub oo amuurtaas ku lug leh    

Dhacdo Mucjiso ah oo ka dhacdey Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari (Fadlan ha akhrin haddaad qalbi jilacsan tahay)
 

Cabdiqani Maxamed Bayow, Muqdisho, Somalia. 

 

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

25 Jawaabood " Maxamed Haaraa “Gabadha uu dhibku ku dhacay magaceeda waxaa la yiraahdaa Hodan Cabdicasiis Cabdisalaan Aw-maxamuud (Dhageyso wareysi cod ah) "

  1. Qaaliya says:

    Markaan warka waa cad yahay waana wax wanaagsan sida arinta loogu jiro. Dadkii arinkan shakiga galiyay ama allgedo ku tilmaanay beenaalayaal waa in aan raali galin ka bixinaa aniga iga raali ahaada 1000000000 times waxaan filaa in eey wax walba cadyahiin

  2. G says:

    ALLGEDO ninka codkiisa sameecad ayaa kufaran oo lama fahmayo , laakiin wariyaha waa lafahma.
    WAXAAY ILATAHAY WAXAAY WAX ISKUYIHIIN GUDOOMIYAHA SOMALI DIASPORA SUPPORTIVE INITIATIVE ( SDSI) OO REER CANADA AH ( CABDINUUR) . QOYSKAAN WAA QOYS CAANKA AH BEESA DHEX DEEDA .
    Waa isixi kartaan hadii aan qaldanahay.
    ALLGEDO idinkuna waa mahadsantihiin.

  3. Halyey mudug says:

    Asc… Allgedo aad bad umahadsantihin sxbayal hadaad noo sobandhigteen arin ama cadayn loqateena inkasto ayka siwacananlahayad in aad na siisaan tellka lkn sxbayal wad dadadshen runtiina coment aan goor hore dhibtay waxan ka bixinaya raaligalin xoga wan yara carooday marka allgedo iyo asxbta kale o dhanba rali hala iga ahaado walalayal runtii ma difacayn qofkaan axmaqaa oo inanta yar o walashisa sida xawayanimada ula dhaqmay o walahi ilaa malintan maqlay aad ban uga naxay ugana xumaday dhacdaadan foshaxun lkn waxa dhalilsana hadalka ah arintaan oo bosaaso ka ah caadi! Marka mar 2bad hala iga rali ahaado . Akhyrta allged sxbayal idinko mahadsan ma isiinkartan tellka odayga maxamed haara haday macqul tahay ilma aderayal isoo gudbiya runti arintaan waa mid wayn mana ahan wax laqarinkaro waa arin u baahan in laga soodayo warbahinta calamiga si walaashena ladulmiyay ay u hesho xaqeda iyo cadaaladaba inantu ayadu ma ahan qof danbi gashaye watan ladulmiyay halkaasna ka siiwada baadhitankina by mahadsanidiin asc.

  4. Farah says:

    Nabar la fileyey naaqus mooyee naxdin ma leh; Waa caddeyd in beesha sade ee Galgaduud ay u gacan gashey jilaa batadii reer bari.
    waana ciqaab rabi, markii ay ka hor tageen ku dhaqanka shareecada Islaamka.
    Xaar-kaana wey ku fadhin ilaa ay ilaahey u noqdaan.
    Musiibo,, innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuu.
    Ina Haara aabihi haara wuxuu ku jirey ragii amxaarada & daboo-layaashii majeerteen ee la socdey ay ku xasuuqeen TUULO EELEY.

    Yaab! maxaa ka dhigay dalaal XXXX reer bari u soo daba caruurta sade!!!

  5. hanad says:

    all gedo waxan filayaa in qoraaladiina ay ka muuqdaan isku dhac xoogan, maalin hore waxaad noo soo gudbiseen in maxamad haaraa uu yiri 24 saac bay xirneed. maantana qoraalkan waxaad ku dhahdeen 5 maalmood bay xirneed, marka sheekadan waa sheeko la dhoo dhoobay saan filayo, ee umada walaalah hakala geynin. puntland boqolaal dumaroo somali oo dhan baa ku nool, wax wax kufsado oo xiro oo dowlada ah ma aynan arag, xataa waagii SSDF. marka hubka dhiga, howshana dajiya.

  6. wiil sade says:

    aad baad u mahadsantihiin allgedo, saaxiibayaal waxaan dhihi lahaa warkaan waa cadyahay, waxaa lagarabaa dadka ay kadhalatay gabadhu ee dagan caabudwaaq,gedo ama kismayo,hadii puntland ay ninkaan dowladooda ujiray uu shaqaalahooda ahaa wax kaqaban waa yaan oo ay cadaalada horkeeni waayaan iyo diinta islaamku waxa ay ka qabto,ama uu kabaxsado wadanka somalia,waxaa lagud boon dadkii gabadhu kadhalatay, IN XXXXX SIDA XXX U XXXXX AMA NINKII XXXX, WABILAAHI TOWFIIQ

  7. Axmed Sade says:

    Walaal HALYEEY MUDAG waa xaqiiq in ad halyeey tahay khalad ad naga raali galisana ma ad galin walaale xaq bad u leedahay in ad deegaankaada u damqato qof walba damiir ayuu allaah ku abuuray adiga iyo dhamaan walaalaheena reer puntland ka raali ahaada commetiga ay dadka maan gaabta ahi ku aflagaadeynayaa puntland oo ah dowlad daarood

  8. kashma says:

    danbiga wixii galay ha lugu qaado oo ninkii hala xanuujiyo meeshuu joogo hala soo qabto ,meeshuu rabo ha aado waa in la soo qabtaa.
    waligiis hadii uu dhinto aaqiro wuxuu leeyahay danbi kabiir ah aduunkana waa ?????

  9. aarlibax says:

    a/c/m midkaan wata AXMED SADE ee iska dhigaya wiil reer sade ah sxb reer sade waa loo dhashaaye lama galo sida dadka qaarki marka hadii aad jeceshahay in aad noqoto arji qoraal ah soo gudbiso si loo eego dad badan oo aan shuruudaha buuxin karin ayaa jira dawlda daarood oo aad sheegaysana soo BENTLAND ma ahan mase waa mid aanan MAJEERTEEN hadii ay gurigoodii xaarxaarteen daarood maxaa ka galay daaroodkaa mashriq iyo maqrib kala dagan

  10. Axmad Sade says:

    aarlibaax fidna wadayahoow kaalay adi Sade iga dhig waxa Sade ka reebay soomali inteeda badan kuwa badan sidaada oo kale caqliga lugaha ka galay miyaad ka maarantaa puntland reer caabudwaaq hadaa nahay caafimad ganacsi iyo walba o an u baahano puntland ayaan kasoo doonanaa amaane waan ku helaan khaladkane aduunkoo dhan buu ka dhacaa nacasyahoow ka fiirso waxad qoreeyso

  11. danbiga wixi lagay ha lugu qaado oo ninkii hala xanuujiyo meeshuu joogo hala
    soo qabto rabo, meeshuu rabo ha aado waa in la soo qabtaa, walgiis hadii uu dhinto aaqiro wuxuu leeyahay danbi kabiir ah anduunkawa waa sido kale reerpuntlnad waxas maha waa dad sharf lehe weeyan marka dad walalah muslinka isku diran waad dhashay oo somaliyed marka aniga waxay ila tahay gabdha waxas lagu sameeya waa waxa xun weeyan ilahay caafiyo gabdha marka reerpuntland ninkii qabtahan weeyan

  12. WIIL ISAAQ says:

    SHEEKADA BOOSAASO KA DHACDAY WAA SHEEKO AAN HORE LOO MAQAL NINKA OORIDIISII AMA XAASKIISII HORTIISA LAGU KUFSADAY WAA WIIL ISAAQ BAA LA YIDHI BAL? !!!!! MARKA HORE WAAN OGNAHAY QAF DUMAR AHI QABIIL MA LEH LAAKIIN NINKA XUMEEYEY WAA NIN SOOMAALI OO DHAN XUMEEYEY WAXA AANU DHAWRNAABA SIDA MAJEERTEENIYA OO MAGAC DUMAR LA BAXAY SIDAY SOOMAALI UGA GAR BIXI LAHAAYEEN

  13. IKHLAAS says:

    Danbigaad galaysaan taariiqdaaba daabici la idiinmadaayo dacarteeda waad heli reeer pudland

  14. bari says:

    war nimankiina sade ku waashayow arrinta aad sheegteen hadday jirto waa khalad laakiin puntland bay khalad ku tahaye idinka dhulkiinna iyo dhulka isaaqa midna khalad kama aha ha iska dhigina dad xushmad badan gabdha badan baad kismaayo ku kufsateen isaaqna madaxwayne ku xigeenkoodaa gabar kufsaday.

    marka haddaad gar rabtaanna si quruxsan u raadsha waa la idinka gar baxayaaye haddii kalena awlba gabdhaha waad kufsan jiteene meeshiinnii ka wada.

  15. salma says:

    asc
    marka hore waa idin salamay,,,,marka labaad khaladkaan qofki galay ayaa danbiga iskaleh, ninkaas XXXX oo XXXX uu XXXX…
    mid isaga oo xaas leh sida lasheegay buu zina galay XXXX….tankale waa XXXX,,,XXXX xugunkisa waa XXXX asna
    marka dadkaan ku haya ninka waa in laxanuujiyo ,xanuujin ma’ahan ee XXXXX …taasi waataas
    maamulakan zanawi madaxda kayahay oo ashahada ladirirka waa iney si dag dag ah ninkaas tiirka ugu soo xiraan , haddi kale sheekada intaan wey kawenaaneysaa…taasna waataas…
    mida kale…dadkaan magacyada ah soo qaatay SADE, INA SADE , fikradiina waxa idin kaga aadan arintaan kadhiibta , magac iidna shaqo kulaheen hala soo shir taginee, magacyadiina soo qaata iyo qabiilooyinka aad kadhalateen, war ileen ibtilo dad baa qabiiloynki ey dhasheen nacay ….

  16. Gaduudow says:

    Waad salamintinhiin. Baryahaan waxaa miidyaha qariyay sheckada fooshuxun ee Hodon kudhacday waayo markay jid iyo jaho Reer Diini, Mareexaan udiiden oo lumiyeen, kana reebeen soomaali iyo daaroodba waa xaq in gabdahooda saas loo galo. Alloow anaga nagadbadbaadi.Bari samaad ki dowladdii Siyaad Bare ayaa nin oday ah wuxuu ugu yimid nin kale Hoteel al Curuba oo hadho ku yiiri “Mala socataa wiil kaa gii in xalay shaqadii laga badalay oo lagu badalay wiil kay gii indha ha la,aa. Jawaab suu ugu sugayay buu yiri maa indhahana uga bixisaan, illa waad garteene.

  17. naagta salma wata nayaa edeb yeelo sade muxu yahay kan caabudwaaq jaagada ugu baqtinaya soo mahan iyo gado tan kale nayaa shado la dirir kulaha naa punland iyo dadkeedu ma gaartaan hada wax walba aqrisaan saa idinka cunto iyo nolol ka soo raadsada punland lakiin aniga uma baahnin caabuqdwaaq iyo gado toona jaagana waligeen nooma qaban hadan noo qaban mayso tan kale nayaa waligii baa idinba naga kufsan jirteen ilaa mahamed siyad bare baa fir u lahaydeen naago kufsi hadii naag caabudwaq ka timi oo wareegaysa la kufsaday maxay sheegaysa dameer baqtiyey bay ka tahay bari maxase wali tagay horay baa loo yiri dawacdu meeshay macal uga barato bay macalul ugu baqtisaa haday khayr lee dahay marki la xumeyey bay imaan lahayd meeshay u dhalatay ma taag nateen bosaso lakiin halkaa waxa ka muqata in ay san caabudwaq ka helay nolol lakiin bosaso ay ka helayso nolol wax walba oo ku dhaca ay ku noolaan karto lakiin gabar u dhalaty punalnd illahy nama badee cabudwaaq iyo gado toona kuma noolateen saa waaba lagu qalayaa meesha dadka lagu cuno marka waxan idin kula talin lahaa ha nagu jisaarinin ee edeb yeesha markan dadkiina gaajada u dhimanaya aad magan galyo siinay aan soo dhowayna oo misa bosaso dakaeeda wax walba oo idinka soo daga nabad idinku imadaan war bilaa ixtiraan ba tihiin xishooda la idin la yaabi maayo saa siyaad baraa isku firtihiin oo nagahayaga intuu jareer iyo mareexan u soo diro oo dhoho kufsada misana isku sheegi jiray madaxwayne madaxu ha ogee naayaa waa naagta salma wadata mar danbe ma soo hadal qadi kartid rer punland kartinaga kuma gaartid waa dad nabad ahysta sidada oo kale mahan kafkaga aadan cadayin ka ku soo qadin punland unkaaso

  18. saaqa says:

    waad salaamantihii waxaa waxlaga naxa ah dhahcada foosha xun oo ay ku kaceen wax magaratada dadka lagu til maami karo hada waxaa layaableh in ninka fal kaan gaystay lagu til maamay basuul reer boosaaso ah laakiin waalayaab maxaa reer boosaaso iyo dadkii goobjooga ahaa ay markay dhacdadu dhacaysay wax uga qabn waayeen marka anigu waxaan u arkaa in aysan wax xushmad ah ama xaq dhawrah aysan ku haysan dadka aan udhalan majeerteenia sidaadarteed waxaan oran lahaa waain lag fiirsado tagida dhulkaas oo awal ragaa isilaalin jiray laakiin waxaan uga digayaa gabdhah soomaaliyeed aan u dhalan majeerteeniya in aysan isku tagin dhulkaa

  19. GABAR SADE says:

    War gabdhoow ha isku tagina dhulka majeertenia iska ilaaliya waa meel kuwa gabdhaha ku xad gudba lagu dalacsiiyo tan kale midan gabar puntland ah waxaa tahay jaahilad an wali caqli badneyn mana mudnid in laguu jwbo waayo qofkii kuu jwba sidaada oo kale ayuu jaahil yahay JAALLE SIYAAD BARRE IYO SADANE WAA KUWA DAD KAA DHIGAY HADII AY SADE AHAAN LAHEYN ISKA DUMAREE RAGIINAA BARQO JIDADKA LAGU KUSAN LAHAA

  20. salma says:

    asc——-all
    salaaan kadib GABAR PLAND..qosol baad igu dishay saxiibeey kkkkkkkkk
    walee tol beeley waxaad tahay naag hadey heli lahed dad wax qabsan lahed oo xamaasadeeysan mashallah laaakiin dad baa jirin ….
    qoraalkagi dheeraa hadaan fiiriya waa ka waayay wax murti ah ama macno lasheega leh kaliya inaad kusoo celcelisay gaajo cunno iwm heheheheh
    waxaan umaleeynayaa waa labada adiga kuugu daran ood focus ka saartay
    mana xuma waa arin wanaagsan qofkasta waxa kutaagan inuu kahadlo taasi waas….

    mida kale waxa tiri SADE muxuu yahay waa gartaa inaad saas dhaho awalbaa soomali horey ugu maahmaahday ( nin abaal galay waa la arkay laakiin nin guda lama arakin )
    taas oo macneheeda kawado sida lawada ogyahay markiii dadka oo dhan duur joog xoola dhaqata ah iska ahayeen ree SADE waxay ahayeen madax aduun weynaha laga yaqaano oo caalamka latartamo….hada afkaad qaadaan waxad dhahaeysaan maxaed siyaad….ninkaas waakii yiri miyigi haloo tago dadkaan oo alif beetada haloo dhigo ,, marka maanta waxa aa tahay dadki aad magacooda kunoqotay inaad ka kusoo taagto afkaga waa arin laga fiivanayahy , laakiin waxa ogaataa anaga cid aan mahad celin uga baahanay majirto, waa jiraan somalida dad noo mahad celiya , adinga se sibaad uga madax taagasaan lakin taarikhda wa qorantahay , waxaanse umaleyn inaad isku haleeyn kawadaan ileen waxa layiri dameerka hooyadiis isku haleen buu nuugaa,,anyway soodhawada cuqdada iska dhaaf bisinkeeeeeeee ….asc

  21. salma says:

    asc—all inta wax fahmeeyso

    to: GADUUDOW

    gaduudow adiga horta magacaagaan arkaaye raxanweyn baatahay, haye bal iiwaran ( hunduraanee hadaa kooyne)
    mida kale yaa kula baray dad kaan aad kala saar saareyso waa yaaabe !!!!!
    walee waa suur gadoon.
    suaal baan damcay inaan kuweydiiyo lakiin iney kugu adkaato ka baqay mafahante adiga warka laguguma badinayo….sheekadaan mute ka gal

  22. cabiyarre says:

    midkaan wuxuushka ah ee kufsaday gabadha YAR waxaan dhihi lahaa d.jabuuti inta looga daba tago XXXXX. laakiin waa gartiis balaayadu gabdhihii reer bari XXXX!!!! anaaba ogaa doon xamar kasoo qaxday oo dad reer xamar iyo somali isugu jira waday 1992 auyey damceen inay dakada gabdhihii saarnaa oo cadcadaa ay ku kufsadaan anagaa ka celcelin waynay maalin dhan baan JUR ku haynay horatkii reer bari oon waligood naag dhalaalaysaba arag.

    waxaan usheegayaa jalle reer bari inaan arintaan la idiinkaga hari doonin

  23. Halyey mudug says:

    Asc dhaman akhyrta salaan kadib horta imamadaan mesha qasaya o caytamaya adeerayalow cidna mamatashaane ordoo canjeeladiina dubta . . Allgedo.com ayaantan xoga wad yara cajisteen ban umalaynaya .xoga dhawr jeer wan soboqda webka bal in aan helo wax ku sabsan dhacdadan lkn anig waxan sameeyay runtii baadhitaan dheer o arintaan ku sabsan waxan soo ogaday arintu markay dhacaysay o hotel dubai horta markay dhacdadaan dhacaysay saadi aad noshegteen iyo sida aan badhitan dher kadib ogaday farqi dheer baa u dhexeeya markay dhacdadu dhacaysay muu joogin odayga ee gabadha iyo ninka qabay ba daganaa hotelka ninkaan ninkan aamin xaji khayr ladhoho iyo hodana in badan bay wada socden o xadhidh ba ka dhexeyay o xata rer kooda o joga hargaysa buu kadoontay saan maqlyna adigu waa la isku ogoladay lkn amiin aya wuxu kawarhelay in hodan nin ayladagantahay hotel dubail ninkan asago ordaya buu sogalay qolkay daganaayen lamanahan waxuu feedh isku bilaabeen wilki gabadha layidhi wu gursaday hodana waxay bilowday qaylo iyo oohin waxan bistoolad gacanta ku haystay o amiin lkn waa lakala qabtay gabdhina wuxu u kaxayay saldhiga policeka asagoo yidhi lacag bay iga dhacday sida la shegay toos buu ugeeyay saldhiga inta wixi ka horeyay gabadha loma gaysan wax kufsiya o mesha dhan ba noqotay buuq lkn hadaan lagu kufsan gudaha saldhiga sida lacadeyay ninki amiina wuxu joga bosaso arintana waxaa buun buuniyay nin la yirahado (C\Qani dhagjar) o saxafiya ahaana ninki gadhiga ku waday marki ay hotelka sodagaysay jogayna mesha u kadhacay buuqu marka horta wax badan ba sobaxay o arinti sida lamodayay ma ahan ninkina waa jogay hodana waxa sugaya howl badan o ah in la baadho cafimadkeda in lakufsaday madama uu joogo ninki wayna fududahay marka dadka buun buninta wada iyo ceebaynta arinta wax badan ba ka solabtay wayna socota wax walbana in lahubsado bay ku wacanyihin in hal dhinac wax laga eegana cadaalad ma ahan ee marka dadka leh gabadh ba lakufsadayey waxba yaanan ladagadagin war jiraba cakaaru imaan wadna mahadsantihin

  24. To. Salma walal mcn salma runtii hadan akhriyay qoralkaga waxa iga muqatay in aadan ahayn qof tarikhda wax uun kagaranaysa umada afka somalida ku hadasha walaley umada rer puntland wa umad somalida o duurka kujidha o xolo dhaqta ah bay waxay lahaayeen boqortooyo geeska africa ku leh samayn siyasadee iyo mhd ganacsi o xirir ganacsi bay lalahaayen wadamada khalijka iyo masarida iyo hindiya o waxay dhofinjiren xoolaha nool hargaha iyo wiliba xabagta geedka la dhoho (Maydiga) o ah geed aad u udgoon o qaliya waxana lobixiyay magacyo badan waxa kamida o masaridu u taqanay ardul buquur sidokale dhulki barakaysna waxa kamid ha magacyadi loyaqanay dhulka uduga ama puntland .umada rer puntland somalida o aan aqoon kaluumaysi iyo in laga faaidaysto khayrdka bada bay ku hormaren xaga kalumaysiga iyo badmaaxnimada madama ay dagan dhul leh xeeb aad u dher laga bilabo garacad mudug ilaa iyo raascasayr cirifka bari umada rer puntland somalida o aan wax qorin bay lahaayen far ama alif beeto ugaara o ay samaysteen o ahayad farti aad u soshac baxday wana farta loyaqano (Cuthmaaniyada) waxa alifay fartas wil u dhalay suldanki (Hoobyood)(cismaan caliyusuf keenadid) wa farti ay isticmalijren ururki (S.y.l) sidokale wa dadki bilabay in somalida o kuwa kofured talyanigu wabiyada kaga tilabo waxay keeneen fikradi s.y.l. O waxa keenay (yaasiin xaji cusman) aabihi fikrada s.y.l sidokale 13ki s.y.l afar kamida wa rer puntland ama majerten waxa kamid aha 2 .cali barduro 3.sayidin xirsi nuur.4 dahir xaji cusman . Marka waa qabilka ugu badan somalida o 13ki s.y.l ay afar kamida yihin hal jifo sidokale firi calankan 5ta xidgleh waxa keenay wa ayga (Maxmed cabdi cawaale) marka waa umad walaley leh tarikh hadan u soo jeensado waxad tiri waxan ahan jiray madax walaley madaxnimada anaa kaga horeyay hadan ku tiriyo waxa kamida -1 .c\Rishid cali sharmake raisulwasarihi 1960_1964 aha 2.c\Risaaq xaji xusen` raisulwasarihi 2ad 1964_1967` sidokale mar 1967 ayaa waxa madaxwayne noqday c\Rishid cali sharmake ilaa 1969 lagadilay marka walaley .adigo 1969 kugu horaysay madaxnimo in aad shegato wakugt ceeb o wiliba hal shaqsikaliya ah wixi burburka kadanbeyayna iima xisabsana waa boqolal waxana xadaaradan ka dhaxlay awoowayashay ano kafaidaysanaya wakaas maanta dhulkayga waxa kajisa maamul iyo kaladanbayn allxamdulilah wana ka xunahay dhacdadan shaqsi ba sameyay wana ciqabidoona taarikhdana walaley soo akhriso maktabdbha intad aadid adan oganaya sida somalidu kala ahayade

  25. salma says:

    asc
    TO:sumayo plnd
    ari baayo wa kusalamay salan sharaf leh ,,,,salan kadib,,,,,ina adeer waa arkay qoraalkaagi laakiin waxaan umaleeynayaa waxaad istiri SALMA bareejeee oo intay qortay adigana meesha ku xariiiq,,arintuna saas ma’ahan

    saxaaibey waxyaabo badan baad kasoo sheekeysay oo waxa tiri madax ban ahan jirnay, waxaan umaleeynaaya waxaa xustay labo ama sedex qof,
    hada ka hor xil inqabtay, taariikhdana sideedaba waxay xustaa wixii tayo leh amaba lataaban karo haba yaraadaane,waxaan qabaa inaad taariikhda meel kasoo gali laheeydeen haddi aad usugi laheeydeen c/rashiid laakiin nasiib darro ina adeerkiis baa uquuri waayay, taasna waxa keeneysa dadki oo xadaarat iyo ilbaxnimada wax ka aqoon,,duur joognimadi aan sheegayay tana kow ka ah…
    ifahan aniga nin waa bilooyin ama sanad meel waxa ka ahaa kamadalayo waxaan kahadlayaa madaxtinimo waarto iyo taariikh lataaban karo, maxad siyaad dadkiisi baa kor uqaaday ilaa somali oo dhan ka heebeysato oo ugu yeeraan( AABE SIYAAD) waxuu ahaa father of our country…..
    c/rashiidna dadkiisi baa hoos udhigay oo waxba yahaw ku noqday walhi waa kaxumahay taas walaaley ina adertay ba tahay oo kuga
    ma diganayo laakiin waxi jiray in lasheego hadana wa lagama marmaan…
    madaxdi iyo jagooyinki ey sooqabteen ree sade meeshaan yarta ah oo ccommenitga ku qoraayo kuma soo koobi karo inkastoo adiga sadex qof aad soo sheegtay wax lataabkaro oo jago insoo qabtay inti kale malaay dabato baan aheeyn baa tiri iyo waxyaalo kale oo kasii yar yar, kolay somalida waxay tiraahdaa (nin walba ceesaantiisa baa ceel geysa) waxaan kawadaa malaay dabato adiga haday qiimo kula leedahay anaga agteyada waxba kama aha…….