Home » Archive Daily March 11th, 2011
Midowga Ardayda Gobolka Banaadir oo Hogaan cusub sameystay.
Xaflad balaaran oo lagu maamuusayay sanadguuadii toddobaan ee kasoo wareegatay aasaaskii midowga aradayda Gobolka Banaadir ayaa manta ka dhacday Magaalada Muqdisho .
Xafladdaas oo ahayd mid heer sare loo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno badan oo ka tirsan Midowga ardayda Gobolka Banaadir, qaar ka mid ah macallimiinta dugsiyada iyo jaamacadaha Gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale oo lagu...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay booqashada Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimada kulanka Golaha ammaanka (Masawiro)
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka arrimaha dibadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo ay garab fadhiyeen Wasiirada Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Cabdishakuur Sh. Xasan iyo Wasiirka warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta C/kariim Xasan Jaamac ayaa faah faahiyay booqashada halka maalin ah ee uu magaalada Muqdisho ku joogo wakiilka xoghayaha guud ee Q/midoobay Ambassador Augustine...
Japan police say 200-300 bodies found on northeast coast
TOKYO – Japanese police say 200 to 300 bodies have been found in a northeastern coastal area where a massive earthquake spawned a tsunami.
The magnitude 8.9 offshore quake unleashed a 23-foot (7-meter) tsunami and was followed by more than 50 aftershocks for hours, many of them of more than magnitude 6.0. Earlier, police confirmed at least 60 people had been killed and 56 were missing. The death...
Dagaallo kulul oo ka bilaawday Banaanka Dhuusamareeb.
Iskahor Imaadyo qaraar ayaa ka socda hareeraha magaalada Dhusamareen ee gobolka G/gaduud oo maalmihii lasoo dhaafay ay kajireen xiisada dagaal.
Wararka laga helayo G/gaduud waxay xaqiijinayaan in dagaallo culus goordhaw qarxeen halka loo yaqaan God Dhurwaa oo 15 KM ujira magaalada Dhusamareeb ee xarunta Gobolka G/gadud.
Dagaalka ayaa si toos ah ugu dhaxeeya ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Ahlusuna oo...
Major tsunami damage in N Japan after 8.9 quake
TOKYO – Japan was struck by a magnitude 8.9 earthquake
magnitude 8.9 earthquake off its northeastern coast Friday, unleashing a 13-foot (4-meter) tsunami that washed away cars and tore away buildings along the coast near the epicenter. There were reports of injuries in Tokyo.
In various locations along Japan’s coast, TV footage showed massive damage from the tsunami, with dozens of cars,...
Somalia: Security Council calls on world to step up supplies for African peace force
10 March 2011 – The Security Council today called on the world community to provide urgently needed equipment to African peacekeepers in Somalia to consolidate recent fragile gains in stabilizing a country torn asunder by factional fighting for the past 20 years.
Security Council President Li Baodong of China
reads statement on Somalia.
“The Security Council stresses the importance of predictable,...
