Home » News »

Tacsi: Cabdullaahi Macallin Cali (Cabdullaahi Faax) oo ku geeriyooday Nairobi

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, annagoo kale ah dadkan hoos ku qoran magacyadooda:
 
Hooyo Shankaroon Sheekh Cali Nasro Aadan Warsame iyo dhammaan qoyska reer Aadan Warsame meel kasta oo ay kala joogaan dal iyo dibad waxaanu tacsi tiiraanyo leh u direynaa ehelkii, asxaabtii iyo dadkii uu ka tagay Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Macallin Cali (Cabdullaahi Faax) oo ku geeriyooday caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.
 
Waxaan Illaahay uga baryeynaa in uu Janadii Fardowso ka waraabiyo, intii uu ka baxayna samir iyo Iimaan Alle ka siiyo.
 
Aamin, Aamin, Aamin.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.