Home » Archive Daily April 2nd, 2011

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay DKMG ah oo ku saabsan arrimaha xuquuqda aadanaha

Apr 2, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Anigoo ah wasiirudowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha isla markaana ah u qaybsanaha xukuumadda Soomaaliya arrimaha xuquuqda aadanaha, waxaan halkaan ku xusayaa in ay lagama maarmaan tahay in wadankeena uu yeesho awoodii uu ku ilaalin lahaa xuquuqda aadanaha si aan u dhowrno dhamaan xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed.     Halkaan ka dhageyso Warsaxaafadeedka  Waxaan... 

U gargaar walaalkaa ku dhibaateysan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo (Goobe Boombale) oo aad u xanuunsan

Apr 2, 2011
Baardheere, Somalia (AOL) – Mudo ka badan ilaa 10 sano waxaa gudaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku dhibaataysan dhibanaha lagu magacaabo Goobe Boombale oo mudo ka badan ilaa toban sano ku xanuunsanayey magaalada Baardheere waxaana goobe dhibaatooyinka haysta ka mid ah, isagoo noqday qof curyaan ah oo aanan awoodin in uu socdo ama uu sara joogsado waxaana u wehliya arinkaasi Goobe in... 

Warsaxaafadeed shirka golaha Wasiirada DKMG ah oo looga hadlay marxaladda kala guurka ah iyo magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Apr 2, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin marxaladda kala guurka ah iyo magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.  Ka dib markii Wasiirka Garsoorka, caddaaladda iyo arrimaha Diinta uu soo hordhigay golaha...