Home » Archive Daily April 4th, 2011
Maanso: Xakamee Faraskaaga ku socdaa xawliga dheer! By Duraan Shirwac
Maansadan aan ugu magac darey Xakamee faraskaaga-ku socdaa xawliga dheer,waa maanso la hadlaysa qaar ka mid ah dadka ay soomaalida qaarkeed u haysato ineey xigaalo iyo ehel gaara la yahiin.
Halkaan ka dhageyso maansada cusub ee Xakamee Faraskaaga ku socdaa xawliga dheer!
Balse dadka wax garadka iyo xilkaska soomaaliyeed ahi intooda badan ay qabaan aragti taas ka gedisan, kadib markii...
Maya! Shirka Nairobi shir-qoolka Mahiga! By Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)
Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Maandeeq dhibaatooyin badan iyo duruufo qalafsan ayeey ku soo jirtay muddo gaareeysa 25 sano welina ku jirtaa waana arrin ayaan daradeeda iyo murugadeedaba leh, runtiina waxaa masuuliyadeedda iska leh ummadda somaaliyeed oo noqday dad jilicsan qabyaaladda mudnaanta koowaad siiyeey si weyna durbaanka ugu tumay qab-qablayaasha dano gaar iyo ujeedooyin qarsoon wateey...
Bayaan kasoo baxay Ururka Sahal oo ku saabsan maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka
Sidaad la socotaan waxaa beryahan danbe meelo kala duwan lagu qabanaayay shirar lagu sheegay in lagu samaynaayo maamul goboleed gobolada Jubbooyinka, kuwaasoo aan cadaalad ku salaysnayn isla markaasna aan lagala tashan dhammaan ummadaha degan gobolada Jubbooyinka. Hadaba maamulka, xubnaha, iyo waxgaradka ururka Sahal wada tashi iyo falanqayn dheer ka dib, waxaan halkaan ku cadeynaynaa mowqifka ururka...
Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta ka hor yimid shirka Niarobi (Masawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xaruntooda magaalada Muqdisho odayaasha dhaqanka ee beelaha Soomaaliyeed ayay kaga hadleen marxaladda kala guurka ah ee dalku marayo, shirka lagu wado inuu ka dhoco magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyo muddo kororsiga Dowladda ee halka sano aheyd.
Bayaankan oo uu saxaafada u aqriyay Maxamed Xasan Xaad ayaa ka koobnaa saddex...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo cunaqabateyn kusoo rogay Laurent Kudou Gbagbo
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gebi ahaan isku raacay in cunaqabateyn lagu soo rogo Laurent Kudou Gbagbo oo ah madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee dalka ivory coast, kadib markii in muddo ah uu diiday in uu talada ku wareejiyo Al-Xasan Wataara oo ah madaxweynaha sharciga ah ee ay aqoonsan yihiin caalamka.
Talaabdan ay qaadeen golaha ammaanka ayaa ka dambeesay kadib markii wafdi ballaran...
Somaliland Arrests two Journalists Over Posting secessionist fliers
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ)Press Release03 April, 2011 Mogadishu, Somalia Somaliland Arrests two Journalists Over Posting secessionist fliers Somaliland Authorities detained two online journalists, working for privately owned news websites, on Saturday April 2, 2011 at the town of Boorama, NUSOJ reported.
The two journalists, Jabir Ali Omar who works for <www.boramanews.com>...
Macjmaca Culimada, Ururada Haweenka, isutaga dhalinyarada, iyo xoogaga wadaniyiinta oo maanta warsaxaafadeedyo soo saaray
Muqdisho, Somalia (AOL) – Warsaxaafadeedyo ay maanta siyaabo kala duwan uga soo saareen magaalada Muqdisho Majmaca Culimada Soomaaliyeed, ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed, Xoogaga wadaniyiinta, Golaha isutaga dhalinayrada, iyo golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah ee uu dalku marayo iyo aragtidooda ku aadan shirka la sheegay inuu ka dhaci doono magaalada...
Warsaxaafadeed kasoo baxay maanta xafiiska Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya: “Hay’adaha QM waa inay u soo guuraan Muqdisho 90 cisho gudahood”
Muqdisho, Somalia (AOL) – Maadama Dalka Soomaaliya uu muddo 20 sano ah ku jiray xaalado adag, isla markaana hay’adihii dastuuriga ahaa ay soo mareen marxalado kala duwan ayaa hadda waxaa muuqda ifafaalo horumar oo u baahan in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii loo sii xoojin lahaa dadaalada socda oo ay ka mid yihiin soo celinta amniga, dib-u-habeynta dhaqaalaha, maamul wanaaga, dib-u-heshiisiinta...
Heshiis dhex maray maanta beelihii ku dagaalamay deegaanka Ari-cadays
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Xubno isugu jira waxgarad iyo culimaa’udiin ka soo jeeeda deegaanada Ari-cadays iyo Xeraale ayaa maanta heshiis ka gaaray xiisad sababtay dhimasho iyo dhaawac oo dhex martay dad reer guuraa ah Janaury 6, 2011, waxaana bilowgii todobaadkan ka bilowday degmada Caabudwaaq kulamo looga hadlayo maslaxada beelaha walaalaha ah taasi oo ay garwadeen ka ahaayeen Xukuumada...
Madaxweynihii ugu horeeyay ee maamul Goboleedka cusub ee Azania oo maanta loo dhaariyay Prof. Gandi (Warbixin)
Magaalada Limuru ee dalka Kenya ayaa waxaa kusoo gaba-gaboobay shir beryahaanba halkaas ka socday oo maamul goboleed loogu sameynayo gobolada Jubbooyooyinka iyo Gedo.
Maamul goboleedkaas oo loo bixiyay Azania ayaa waxaa madaxweynihii ugu horeeyay muddo 5 sano ah maanta loogu dhaariyay Prof. Maxamed Cabdi (Gandi) oo horay u ahaan jiray wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG ah ee Soomaaliya.
Wararka...
