Home » Archive Daily April 18th, 2011

Shir wayn oo looga hadlayay arrimaha bani’aadanimada ayaa ka dhacay jaamacadda magaaladda Götenborg ee dalka Sweden (Masawiro)

Apr 18, 2011
Shir wayn oo ka dhacay jaamacadda magaaladda Götenborg ee dalka Sweden ayaa waxaa uu ahaa  mid looga hadlayay arimo badan oo ku saabsan dhanka bini aadanimadda iyo siddii wax loo tari lahaa meelaha ugu daran oo aay ka jiraan dhibaatooyinka oo aay Afrika kamid tahay.   Shirkaan oo aay soo abaabuleen ilaa 3 urur oo ka dhisan dalkaan iswiidhan isla markaana uu hirgaliyay qabashadiisa urur lagu magacaabo... 

Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Puntland oo dib ugu soo laabtay Puntland kaddib safaro uu ku gaaray Malaysia, Ethiopia iyo Jabuuti

Apr 18, 2011
Wasiirka shaqadda Iyo Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Puntland C/wali Xirsi C/lle Indo-guran ayaa manta waxaa uu soo gaarey Garoonka Bandar Qaasim Ee Magaalada Bosaso, waxaana uu Wasiirku intii muddo ahba uu safar ugu maqnaa dalalka Malaysia, Ehtiopia, Iyo Jabuuti.   Wasiirka ayaa waxaa uu Saxaafada ugu waramay Manta Garoonka Asagoo ka warbixiyay Wadamadii uu Safarka ku gaarey Iyo Wixii uu... 

Ururka JIJA oo ka tacsiyeynayo geeridii ku timid Marxuum Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdullaahi

Apr 18, 2011
Dhammaan madaxda iyo xubnaha ururka suxufiyiinta gobolada Jubbooyinka ee JIJA waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan carruurtii, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo ummaddii Soomaaliyeed ee uu ka baxay Illaahay Janadiisii ha geeyee Marxuum Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdullaahi Aw-Cali oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. ———- Fadlan Gujji Link-igaan si... 

Magaalada Gaalkacyo oo Xasiloon kadib dilal is xigxigay oo ka dhacay.

Apr 18, 2011
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa degan maalin kadib markii ay magaalada ka dheceen falal dilal ah oo lagu fuliyay dad culimo ah oo ku sugnaa masaajid iyo kuwa kale oo magaalada dhinac ka joogay. 12-kii saac ee lasoo dhaafay madhicin wax dilal iyo qaraxyo ah, waxaana magaalada ka jiray xaalada degananaan ah balse shacabka Gaalkacyo waxaa u taagan dhegta waxayna qof walba is weydiineysaa maxaa soo yeeri... 

Abuu Muscab “Ciidankeena waxay la wareegeen fariisimo cusub”.

Apr 18, 2011
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa guulo ka sheegatay dagaalo culus oo saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ku dhax marayay ciidankooda iyo kuwa ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG ah oo isku garab ah. Afhayeenka ciidamada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadoodu ay qabsadeen fariisimo ay ciidanka dowladda KMG ah ku... 

Cabdi Rashiid Xidig iyo Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo sheegay in ay dhankooda iskusoo dhiibeen ciidamo Shabaab ah.

Apr 18, 2011
Saraakiil ka tirsan dowladda KMG ah ayaa sare u qaaday dagaalka dhanka warbaahinta ah oo ay kula jiraan xarakada Al-Shabaab oo maamusha inta badan gobolada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya. Wasiir K/xigeenka Gaashaandhigga dowladda KMG ah Cabdi Rashiid Xidig oo maanta saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Al Shabaab ay dhankooda usoo galeen ayna ugu bedeleen... 

Agustin Mahiga oo noqday caqabada dawlanimada Somalia – By Yusuf M. Bayoow

Apr 18, 2011
Tan iyo intii la magacaabay Ergayga gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Dr. Agustin Mahiga, ayaa waxaa dalka Soomaaliya hadheeyey khilaafaad cusub iyo kala qaybsanaan joogto ah, taasoo u kala baxday labo qaybood oo kala ah: Mid u dhaxaysa dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada qaarkood. By Yusuf Mohamed Bayoow Columbus, Ohio (USA) ————————————– Khilaafka... 

Hay’adda Somali Advice & Information Centre (SAICENT) oo si kulul u cambaareysay weerarada waxashnimada ah ee ka socda magaalada Gaalkacyo.

Apr 18, 2011
Dhammaan shaqaalaha iyo maamulka Hay’adda Somali Advice & Information Centre (SAICENT) oo fadhigeedu yahay magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska waxaa ay si wadajir ah u canbaareynayaan falalka isdabajooga ah ee ka dhacaya magaalada Gaalkacayo ee lagu dilay agaasimihii wasaaradda awqaafta iyo kuwii lagu qaaday masaajidyadii Gaalkacayo, kuwaaso geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Hay’addu... 

Qamaan Axmed Aden oo si weyn usoo dhaweeyay maamulka Azania State iyo wax garad badan oo gobolada Jubbooyinka kasoo jeeda oo waxba kama jiraan ku tilmaamay maamulkaas (Dhageyso qudbaddii taageerada Qamaan)

Apr 18, 2011
Kaddib markii April 3, 2011 dalka Kenya looga dhawaaqay maamul la magac baxay “Azania State”, kaas oo madaxweyne loogu doortay Prof. Mohamed Cabdi Gaandi ayaa waxaa si isdaba joog ah usoo baxayay baaqyo lagaga soo horjeedo maamul goboleedkaas oo ka kala imaanayay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Ururo aan dowli aheyn iyo shaqsiyaad Soomaaliyeed oo kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka. Beesha... 

Kulamo aan loo kala kicin oo Kismaayo uga socda Maamulka Shabaab iyo Odayaasha beesha uu kasoo jeedo Marxuum Xareer Dur-Dur (Warbixin).

Apr 18, 2011
Kulamo xasaasi ah ayaa magaalada Kismaayo uga socda maamulka Al Shabaab ee gobolada Jubbooyinka iyo mid ka mida beelaha dega gobolada Gedo iyo Jubbooyinka oo dhawaan si gar darra ah looga dilay siyaasi caan ah. Sida ay AOL ku heshay xog wareed lagu kalsoon yahay maamulka Al Shabaab ee Jubbooyinka ayaa kulanka soo qaban qaabiyay, waxayna isugu yeereen ganacsatada iyo Odayaasha beesha uu kasoo jeedo...