Home » Archive Daily May 3rd, 2011
SPP issues an imperative Press Release to Somali President Prime ministry Speaker of the Parliament
To the current Somali leaders President, Prime Minister and Speaker of the Parliament, we are proposing to you a technique of reconciliatory political dialogue to rescue Somalia today. We are reminding you that political reconciliation is the ultimate goal of peace establishment in Somalia. Peace will occur when dialogue builds up a new relationship between you based on compromise, collaboration, forgiveness,...
Shiikh Xasan Cabdullaahi Qoryooley oo ahaa Afhayeenka Ahlu suna Wal-jameeca ee gobolka Gedo ayaa la sheegayaa in uu maanta dhaawac soo gaaray u dhintay
Waxaa wali isa soo taraya in ay run tahay warar sheegayay in Afhayeenkii Ahlu Suna Wal-jameeca ee gobolka Gedo Shiikh Xasan Cabdullaahi Qoryooley uu u dhintay dhaawac maanta kasoo gaaray dagaal asaga iyo ciidamo la socday ku qabsaday deegaanka Malkaariyey oo ka tirsan degmada Beled-xaawo.
Wararku waxaa kale oo ay sheegayaan in guddoomiyaha degmada Doolow Cabdirashiid Sh. Xasan uu asna dagaalkaas...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah oo maanta ka qeybgalay Munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashadu kula wareegtay Iskool H/dhexe oo loogu magac daray marxuum Waayeel (Masawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare kula wareegeysay Iskool loogu magacdaraty Allaaha u naxariistee Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Axmed Cabdillaahi Waayeel kaas oo oo laga hirgeliyay...
Weerar lagu dilay Saraakiil katirsanaa Dowladda KMG ah iyo Ahlusuna oo Gedo ka dhacay (Warbixin).
Mas’uuliyiin kusoo caan baxay dagaalada Gedo kasoo cusboonaaday ayaa weerarkii galabta ku dhintay iyo dhaawacyo iyo dhimasho gaaray ciidankii Itoobiya ee gaadiidka lasocday.
Gudoomiyihii degmada Doolow ayey xaaladiisa warar kala gedisan kasoo baxaysaa, warar lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan in uu dhaawac culus yahay Cabdi Rashiid Janan oo Inakorey ku magac dheer, laakin warar kale ayaa...
