Home » Archive Daily May 31st, 2011
Gudoomiyaha Ururka SORASOD Eng. Idiris Hasan Farah oo soo dhaweeyay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka DKM jaale Axmed Cabdiraxmaan Cabaade, kasoo tilmaamayay in Soomaaliya loola dhaqmo sidii wadan aan xor ahayn oo kale.
Gudoomayiha ururka SORASOD Eng. Idiris Hassan Farah waxuu soo dhaweynayaa hadalkii dhawaan kasoo yeeray wasiirka dekadaha iyo gaadiidka DKM jaale Axmed Cabdiraxmaan Cabaade, kaasoo tilmaamayay in Soomaaliya loola dhaqmo sidii wadan aan xor ahayn oo kale.
Gudoomiyaha ayaa ayaan daro ku tilmaamay masiibada ku habsatay umada Soomaaliyeed, taasoo u muuqato inay meesha kasiibaxayso karaamadii iyo...
Ururka Somali Culture and Sports oo Casho sharaf u sameeyay Qoraaga weyn ee Maxamed Sheekh Xasan oo dhawaanahan marti ku ahaa Finland (Masawiro)
Helsink, Finland (AOL) – Ururka SOCUS oo ah urur had iyo jeer ka qayb qaata Sportska iyo horumarinta arimaha bulshada ayaa Casho sharaf u sameeyay mudane Maxamed Sheekh Xasan oo ah Qoraa caan ah isla mar ahaantaasna qoray Buugaag badan oo Soomaali ah.
Waxaa ugu horaytii hadalka qaatay Gudoomiyaha Ururka SOCUS Axmed Cabdullaahi Maxamuud-Imad oo u mahad celiyay dhamaan xubnihii ka soo qayb...
RIYO: Soomaaliya oo qaxooti qaabilaysa iyo qabiilka oo ku danbeeya qurbaha!! By Hassan M.
Marka uu wadan bur bur siyaasadeed ku yimaado waxay sababtaa in umad badan oo awal garab rarato ahayd uu bara kac ku yimaado mar walbana waxay dhibtu ku dhacdaa dadka tabarta daran ee aan awalba haysan raasamaal waxaa meesha kabaxa adeegii guud ee umada, waxaa dhuma kala
danbayntii iyo ismaqalkii waxaa qalqal ku yimaadaa nidaamkii iyo qaanuunkii bulshada kala hagayey, waxaa yimaada masiibooyin aan...
