Home » Archive Daily June 2nd, 2011

Kulankii maanta ee golaha Wasiirada DKM ah ayaa looga hadlay arrimo badan (Dhageyso Warsaxaafadeedka)

Jun 2, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shir ay maanta golaha wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen arrimaha amniga, Sharciga Hay’adaha Maaliyadda, tariifooyinka canshuuraha, Sharciga Bankiga Dhexe iyo magacaabid Agaasime Guud.  Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka...