Home » Archive Daily June 22nd, 2011
Wake- up call: Kampala Accord was the best episode that happened for Somali people – By Bashir M. Gaboobe
For the past 20 years, Somalis have fought, horrified and shattered each other in any form that any human being could ever imagine or envisage. Somalis were prisoners of warlords, clan leaders, religious tyrants and foreign influence (UN, AU, Ethiopia and others). None of that triggered Somalis to stand together in one voice and show the world that they can distinguish good and bad. Moreover, they...
Hambalyo iyo bogaadin ku socota nabadoon Salaad Cabdile Maxamed oo ah nabadoonkii dhawaan lagu doortay Degmada Ceelcade ee gobolka Gedo.
Qaar kamid ah qurba joogta beesha Reer Garaad ayaa si aad ah usoo dhaweeyay Nabadoon Salaad Cabdile Maxamed oo bishan 18 keedii ay beesha Bahogaraad ku doortay degmada Ceelcade ee gobolka Gedo.
Waxgaradka reer Garaad ee bogaadintaan soo diray ayaa waxay isugu jiraan odayaal dhaqameedyo, aqoon yahano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, kuwaasoo si aad ah usoo dhaweeyay doorashada Nabadoonka Salaad...
