Home » Archive Montly August, 2011

Rebels: Gadhafi son al-Saadi negotiates surrender

Aug 31, 2011
TRIPOLI, Libya (AP) — Libyans on Wednesday wept over the graves of those killed in their six-month war against Moammar Gadhafi, then celebrated their newfound freedom with morning prayers and joyous chants in the capital’s main square — bittersweet rituals marking the start of a major Muslim holiday. Alongside the celebrations, the hunt for Gadhafi and his family continued. Gadhafi’s... 

Ururka Samafalka RAMDA oo fadhigiisu uu yahay dalka UK oo Deeq lacageed u qaybiyey Qoysas ku dhibaateysan deegaanka Geriley oo ka tirsan Gobolka Gedo.

Aug 31, 2011
Ururka Samafalka RAMDA ee fadhigiisuna uu yahay Dalka UK ayaa maalmahii ugu dambeeyey waxaa uu deeq lacageed u qeybiyey Qoysas u badan danyar iyo kuwo barakacayaal ah oo degan deegaanka Geriley iyo Nawaaxigeeda, kuwaasi oo xoolahii ay dhaqanayeen ay ku baaba’een Dhibaatooyinka Abaaraha ka taagan Gobolka, iyadoo Qoysaska la siiyey Gargaarka lacageed oo gaarayey ilaa 39 Qoys ayaa u badnaa Haween,... 

Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa munaasabadda Ciidul Fitriga awgeed shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah salaan iyo hambalyo u diray

Aug 30, 2011
Awalan, waxaan shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah meel ay joogaanba ku salaamayaa salaanta Islaamka oo ah ASALAMU CALEYKUM WARAXMA TULAHI WABARAKATUHU. Salaan kaddib, aniga oo ka faa’iideysanaya munaasabadda qaaliga ah ee Ciidul Fitriga ayaa waxaan leeyahay CIID MUBAARAK WALAALAHA MUSLIMIINTA AHOW meel aad joogtaanba, Rabbi hanaga dhigo kuwii uu Soonka iyo Salaadda ka aqbalo, dhibka weyn ee... 

Madaxweynaha SCS oo hambalyada ciidda u dirayo shacabka Soomaaliyeed

Aug 30, 2011
Madaxweynaha maamulka Bartamaha Somalia Dr Maxamed Xaashi Cabdi Carabey wuxuu ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed la qeybsanayaa farxadda Ciiddul Fidriga barakeysan isagoo Alle uga baryayo in uu ka aqbalo muddadii ay soomanaayeen, una rajeynayo nabad iyo guul. Madaxweynuhu wuxuu si gaar ah hambalyo ku aaddan ciidda u dirayaa dadka ku dhaqan gobolada bartamaha in ay ku ciidaan farxad... 

Maanso: Waa Ciid dharaar ahe, Ciida-ciida-ciida – By Duraan Shirwac

Aug 30, 2011
Hoos ka akhri ama dhageyso maansada Link-iga hoose ka dhageyso maansada “Waa Ciid dharaar ahe, ciida-ciida-ciida:   http://youtu.be/CCksMbXIVqY Qaybta-1aad—Hambalyada ciida. Waa dharaar cudoonoo Cimrigiisu ruuxi Calafkii ku simay oo Qaba caafimaad wacan Cindigiyo qaluubtana Islaanimo cad haystoo Ku nool caalamkoo idil Ciid ay dharaartaan U tahoo caruur iyo Hadeey tahay ciroolaba Lulayaan... 

Hunger and Related Causes in Somalia -By Mohamud Shalab

Aug 30, 2011
Somalia is currently experiencing what has been declared the worst drought that the region has ever come across in 60 years. Droughts are a natural phenomenon in Somalia. Unfortunately, the southern part of the country is deeply revolved around farming, therefore it was these areas that were most affected by the drought. Somalis are nomads who depend on their livestock for everyday life so when rainfall... 

Saadaalinta siyaasadda iyo horumarka Ahlu Sunna Wal-jameeca By Dr. Qaasim Xirsi Farah

Aug 30, 2011
Todobaadkaan, August 26, 2011, ayaa magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud loogu doortay Prof. Xirsi Maxamad Hilowle, Guddoomiyaha Guud ee Ahlusunnah waljamaacah. Professorka waxa alagu doortay cod aqlabiyad ah oo ku dhacay nidaamka ah “hal nin iyo hal cod” oo ka barax la’musuqmaasuq marin habaanin iyo muruq marin intaba. Haddaba waxaan maqaalkaan ku falan-qaynaynaa waxa uu Prof.... 

Indhobuur Jaamac Deer oo ku geeriyoodey Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug (Inaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun)

Aug 29, 2011
Waxaa Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, galabta oo ay taariikhdu tahay August 29, 2011 ku geeriyoodey Alle Ha u naxariistee Marxuum Indhobuur Jaamac Deer oo Caan ka ahaa Gobolka Gedo, islamarkaana mudooyinkii ugu dambeeyey ka mid ahaa Odoyaasha Gobolka Gedo, balse bilahii u dambeeyey Marxuumku wuu xanuunsanayey, isagoo Galkacyana u tagey Xanuun hayey darteed, taasi oo keentay in maanta uu... 

Gobolada Bay, Bakool iyo Gedo oo maalinta bari ah laga ciidayo

Aug 29, 2011
Garbahaarey, Somalia (AOL) – CIID MUBAARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA MEEL AAD JOOGTAANBA.  Wararka naga soo gaarayo inta badan magaalooyinka gobolada Bay, Bakool iyo Gedo ayaa sheegaya in la arkay bisha bisha Shawaal, sidaas awgeedna ay maalinta beri ah tahay Ciid. Kaddib markii caawa inta badan magaalooyinka gobolka Gedo ilaa iyo wixii ka danbeeyay saqdii dhexe ee habeynimo laga soo jeeday, waxaa... 

Boqortooyada Sacuudiga oo iclaamisay in Maalinta berri ah ay tahay Ciid

Aug 29, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Boqortooyada Sacuudiga  ayaa maalinta berri ah ku dhawaaqday inay tahay maalin Ciid ah, kadib markii laga shaaciyay Telefishinada Caalamiga ah ee ku hadla Afka Carabiga. Telefishinada Al-Jazeera iyo Al-Carabiya ayaa labaduba sii daayay in Boqortooyada Sacuudiga ay iclaamiyay in ay berri tahay Maalin Ciid ah, Bisha Shawaalna ay tahay maalinta koowaad ee ciida, laakiin...