Related Articles
Dhoobley, Somalia (AOL) – War dhawaan soo gaaray Shabakada Allgedo.com ayaa sheegaya in dagaal culus oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan isla markaana sababay dhimasho iyo dhaawac uu Degmada Dhoobley ku dhexmaraya xilligan Ciidamo daacad u ah Maamulka Azaaniya isla markaana uu hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe iyo Ciidamada dowladda KMG soomaaliya oo uu hogaaminayo Col. Cabaas.
Dadka deegaanka ayaa sheegay dagaalkaasi in uu sababay dhimashada laba Askari oo ka tirsan Ciidamada maamulka Azaaniya ee uu hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe oo garabsiinaya maamulkaasi, halka dhanka Ciidamada Col. Cabaas ee dhawaan tababarka u soo qaatay dalka Kenya ay soo gaareen qasaare kale.
Ma jiraan wax war ah oo kasoo baxay saraakiisha dhinacyadaasi oo u muuqda kuwo u kala saftay qaab Ogaadeen iyo Mareexaan sida ka muuqata dagaalada ka dhex qarxay dhinacyadaasi.
Dhanka kale, wararka waxay intaasi raacinayaan in xaalada Degmada Dhoobley ay tahay mid aad u kacsan kadib markii Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xarakada alshabaab oo ka soo ruqaansaday degmada Afmadow ay kaabiga ku hayaan degmada Dhoobley, waxayna taasi abuurtay xaalad kale oo cabsi leh.
Lama oga in Ciidamada xarakada Alshabaab caawa gudaha u galayaan Degmada Dhoobley oo ay dhawaan la wareegtay dowladda KMG Soomaaliya, laakiin hadda ay isku hayaan maamulka Azaaniya iyo Ciidamo daacad u ah Col. Cabaas oo ciidamadiisu tababar ku soo qaatay dalka Kenya.
Wixii warar ah ee ku soo kordha xaalada Dhoobley kala soco wararkeena danbe Haddii alle Idmo.
Daahir Guuleed, Muqdisho/Somalia.

asc kkkkk waan soomanahay wax badan ayaan qori lahaa
horta waad salantahiin qoladiinan all gedo marka xiga waxaad moodaan in aad dagal kulajirtaan mamulka azania waliba waxaa idinka muuqata cadho aad qarsan la dihiin waxaadna moodaa in maamulku idin ciilay waxaan saas uleeyahay waa wax aan idinku arkay oo aad qarsan la.dihiin runtii waxad ilow deen in meeshu tahay meel xataa cidwalba akhrisanayso oo aan ku koobnayn mareexaan marka waxaan idin dhihi lahaa malaha waxaa tihiin dad aad u da,yar lkn waxaad ogatan dadku waa dad wada dhashay yaysan idinla durkin caadifada qabiilka waad mahadsantihiin!!!
WAAN KA XUMAHAY IN NIMAN MEEL ISBAARO DHIGTAY OO LAKALA CAYRIYEY QAARNA LA QABTAY AAD KU SHEEGTAAN CIIDAMADA DOWLADDA .HADDII ISBAARADA IYO DOWLADDU WADA SOCDAAN, MAY ALLAH SAVE SOMALIA.
kkkkkkkkkkkkkk intee u kala wadaan Azania iyo col cabaas? ciidamada kenya ku soo tabo bartay waa Azania ciidan gooni ah ma jiraan. A madoobana waa horjoogaha kooxda raaskanbooni mana arki karo Azania. marka warka kala saxa. waxa dhacayna wax weyn ma aha just waa isku khaldameen labada ciidan.
asc wxaa sakay isbaro dhigata sida lagu yaqano kooxad dowlada dagmada diif , kadib wxaa saakay wareray oo kaal erya cidmada kaanboni ragina soo qab qabaty kadib saldhiga aya lagu soo xiray wxaana cawada afurkii soo qaday weray la donaya in lagu soo dayo ragaas dowlad kadibne walaga eraya mesha oo hada magalada wa xasiloonta ay kaanbini waxeey wacad kumaraty in dhoobley ka furnana donin muqayada xilayaad soonka isbarno la dhigan donin bal orad kaadi iyo wxa uu wato ha hor itsgaaan asc
waa dhamatayn wxaaas marexaan iyo ogadenba uma dhaxeyn ee waxeey aheen tuugo isbaro meel dhigatay oo wxaa gacnta ku soo dhigay xarkada kaanboni kadbne waxeey isku dayeen ineey so furtaan tuugadi wxana dhacaday in ragi 2 la dilo halne dhaccmo oo lagu dabo joogo tuugi wax so waretay marka ianaad tuugo ku tlimamatro col cabaas waa ceeb allgedo xishootada
Salaan dhamaantiin.
Marka xigta waa arin layaab ah hadii cadiifadi idin qaaday. Maxaa yeelay wax dagaal sidaasi ah meesha kamadhicin, sidaad ubuun buuninaysaana ma’aha. Balse hadii aad dagaal inuu qarxo rabtaan, dadka qaarkii waa kawaynaadeen dadna dhiigooda ayaaba kushaqeeya, oo baad iyo mooryaanimo un kusoonoolaa. Marka qabiilka quranka ah intaad iska daysaan, si fiican oo wax aad hubsateen qora. Alshabaabtaan aad sheegaysaana ma iman karto Dhobley iyo meel udhowba. Dowlada Azania way shaqayneysaa oo beesha caalamka iyo dowladaha deriska ayaa taageersan, ciidan qabiilna ma’aha, waxaas wuu kasoo gudbay, sidaasi ola socda.
Hadii aan idin iraahdo alle ka cabsada waxba idiinma kordhineeysa sidaa daraadeed kaliya ha inkirina in Dhoobleey iyo Kismaayaba yihiin deegaan Ogaadeen. Cabaaska aad buubuunineeysaana Ogaadeenka ayaa wata meeshana Azaaniya ayaa is ku daba riday. Nin tuug ah oo dad raba in uu dhibo hadii la qabtay ma ahayn rag Mareexaan ah in ey yiraahdaan waan furanaaynaa. Ama edab ayaad Azaaniya ku joogeeysaan ama Gedadii qalalneeyd ayaad aadeeysaan.
asc dadka horta meesha wax ku qoray ama ha ahaadeen mareexaan ama ogaadeene horta waan ku farax sana hay qaabka ay uga hadleen badi dooda tan 2 hadaadba wax qorayso inaad wa san qortaa fiican tankale dadka walaalaha ah la iskuma diro wixi dagaalamay waxay ahaa yeen mooryaan dhigatay isbaaro qoladay rabaan ha ka soo joodaan wana la xirxiray kuwa damcay inay soodaayaana waa qaldanaayeen marka hala joojiyo wax yaabaha lagu qoro webka
Maleeshiyooyinkaan waxaa loo soo hubeeyey in colka soomaaliya ka socdaa lagu sii huriyo, waxaana lagu magacaabaa kala ujeedo badan, waxaana ku ogaan kartaa magacyada tirada badan ee ay kala wataan, marka mar ay ahaataba waa kuwii isku riiqma, ninkii caqli lehna wuu garan karaa, ee waxba yaan la eedeyna Websitka Allgedo ee fursada idiin siiyey in aad Caqligiina hadashaan, waana Fikradayda.
allgedo in ay saan u hadasho wax hada ku cusub ma ahan mareexaana waa layaaqaan waagi horena marxuum siyaad barre allah u naxariistee oo awooda shacbiga somaliyeed iyo dawladooda isticmaalaayo ayaa mareexaan dadka u xir xirijirey oo waa layaqaan mareexaan waa gaajo gaajo dhashey wixi kadanbeeyay 2000 ilaa 2006 na niman habargidir oo cayr ah ayaa garab siiyay ayaagoo kataalo oo goobweyn ama aan iraahdee kismayo duleedkeeda keeneeco ku dhameysay sadex sano.
hada cayr iyo cabdiqaasin dhaqaalihi dawlada carto dadka isbaaro ugu dhigan jirey oo mareexana umada kusoo darey somalia ku hardameyso meesha majoogaan marxuumkina meesha majoogo abaarna waa jirtaa mareexaan bal aan aragno cid iska dhicinaysa dadkiina gedo gaajada ugu dhimanaayo caawiya hadaad wax isla haysaan gobolo eeydan u dhalan ama lahey sheegasho kuma yeelan kartaane sheekasho hadii wax lagu helo nin midgaan ah ayaa nasab ku noqon lahaa.
col. cabaas ninkaad ku sheegtayna waa layaqaan waa ninki caqligiisa siiyay suuqii la oran jirey suuq weyne ee kismayo ku yaaley aaga xeebta calanley ninki yaqaano ayuu guri kadhex dhistey markaas ayuu deegaan sheeegtay hadan shabab ayaa katarabiil marshey awalna lacagta waxay aheyd lacag masaakiin baajuun ah oo xeebta dooma kararoto laga baadey war ceeb u dhinta ogaadeen iyo qabiil kale toona wax kama qaadi kartaane waa la is yaqaanaaa maalin kasta morgan ayaa wabiga kamsuumo idinku guri jirey waxan idin dhihi lahaa cayr umahad celiyaa gaajo.
kkkkkkkkk…..waan ku faraxsanahey runttii taan waxaa ila qabo in badan oo caqligoodu sii fiican u shaqeynayo waxaan ka dhashey beesha OGADEEN dagaalku ooma dhexeeyo walalaha kala ah mareexaan iyo Ogadeen oo wada dhashey ee waxuu u dhexeeyaa mooryaaan madoobe iyo mooryaan cabaaas intaasi ku daaya baadil ayeyna ku heshiiyeeen ilaaha ha dul keeno sheekh bishaaar iyo sheekh dulyadeyn o wada socdo oo is jecel aduun iyo aakhiro caawaba
Asalama caleykum, walaala yaal waad soomantihiin waxba ha iska dhaawicina cibaadadiina. Zania iyo mid kale oo ciidan wata ama Ahmed madoobe, cabaaska aad sheegeysaan, ama shabaab mid dan ugu jirta ma, ahan somalia, adinkana qurba ayaad ka joogtaan oo ma joogtaan meesha dhiiga ku daadanaayo, marka walaalyaal waxba yeysan idin qaadin qabiil iyo wax soonkiina dhaawacay.
kkkk war nimanyahow ma hada ayay somali soo baxday dhoobley hadii sidan logu dagaalamaya ma kismaayo ayaa lagu heshiini.
aniga waxaa iga yaabiyey ogaden ee waxbaan qabsanaynaa leh horta ogaden waligiisba waxaa la dhaafin jirey xuduuda kenya oo waa run waxaana u fiican hada inuu alshabaab iska taageero oo dhulka uu ka daganyahay uu iska tabcado waayo ogaden oo meel qabsada waligiis lama arag dhoobley col. cabaas ayaa u qabtay hadii kismaayo latagana xeryaha qaxootiga ee kenya unbaa lagu soo celinayaa marka ogadenow wax hadaad garanaysaan ethiopia iyo kenya idinma gumaysateene talo qaata oo walaalihiin alshabaab iska taageera hadii kale xeryaha qaxootiga ee kenya waad buuxin kartaan
kkk waa aduunya godoon ogadeen caana boore mareexaan u dig diglaynahayo anigu wax kale idin dhihi mahayee waxaad tihiin awrkii reer yadiisa cunay waayo adinkoo qaxooti ah dastuurka dalka u yaalana aad ooga qorantihiin inaad laji tihiin ninkii idin yiri warnimanka waa tol dalkana waxbay ku leeyihiin caana booraha iyo timirtana ku siiyay inaad maanta afka ku taagtaan waa caqligii la idinku yaqanay mida kale hadaad cabaas iska celinkartaa dad baad ahaan lahaydeen ninkii teer iyo 1988 birta idinka aslay inuu mantay ciidan dhooblay ku haysto waa idinku ceeb inaad hada shaana idinma eko l waxay la mid tahay moorgan oo sakay garbaharay ciidan ku haysto lakiin caana booraad tihiinoo dhaw dhaw iyo aga maad igaran baa idin tabar ah markan soo kala baxa cabaas markaas baad hadli kartaan walina waxaa idin dhiman garbaharay iyo ciidanka maxamed cabdi kaliil iyo ceelwaaq iyo ciidanka col warfaa baladxaawo iyo ciidan oday bare ninkii asagoo soojabay oo boqol nin wato xooga idinka soo jiray
ACWW: ABDALLE UK:Ramadaan karim illahay waxaan ka baryayaa umaddan inuu xal u keeno wali qabiil haddii la isku dilaayo:Intaa ka dib Waxaan jeclaysatay ABDALLE UK.Waxaan u malaynayaa ninkaasi in uu yar yahay laakiin sidii ilmo yar ayaan ugu jawaabi.Haddii aad ogaadeen tahay ogaden waa ehelkeen cayna ma lahan laakiin Axmed cumar jees wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee darod ah ee sacad soo kaxaysta 750 nin o darod ahna bil ku dilay kismayo marexan sidaa ma yeelin.Haddaad ogaaden tahay Somaliya marexan wuu kaaga badan yahay wuuna kaaga hanti badan yahay
Haddii aad tahay majerteen maba mudnid in aan kuu jawaabo waxayna u badan tahay in magaca aad iska soo qaadatay in aad yar tahayna qoraalkaaga ayay ka muuqataa GAAJO yaa dharagsan waa la is yaqanaaye?Imise abaarta illahay keenay ayaa la isku caynayaa kkkkk
Majeerteen sow ma ahayn wixii watay absame iyo raxanweyn?kkkkkkk mise waa reer magaalnimadii aya wadataa cidda?cidda waa la bartay ankee waa lagu qoslaa walaahi marka ay hadlayaan.Mucjiso yaa la weydiinayaa horta degankan?cajiib ma wiil yar oo aabihii been maalintuu dhashay illaa maanta u sheego ayaa la weydiinayaa?mucjiso morgan meeqa mar ayaa isagu diric xirtay kkkkk war beenta halaga xishoodo hawiye iyo raxanweyn waa la wada tay ma ceyr baa kaligood ceeb ah kkkk caqli waa loo dhashaa 1991 kismayo wixii ka dhacay waa la ogaa illahay dadkan nabad ha u keeno cayaalkana caqligooda kor ha u qaado tan kale cabdale marexan kismayo 2000 kii ma imaanine darod iyagaa ugu horeeyay wax koonfurta imaada sida ula soco abdrisaq x xusen ma keenin itobiyana kama soo qixin u tag Dr SAADIQ EENOW si uu taariikhada kuu baro WAR CAFIS DHAMAAN
Abdalla Uk waa maxay xanaaqa iyo afxumada badan ee kaa muuqata reerku miyey ku kufsadeen wuxu wax ka baddane,bal adeer is deji waa lagaa xaalmarin faraxumeyntii laguu geystay weligaa nin kaa xoog weyn la iskuma taago Allgedo waa website ma aha meel reer hadii reer ku faraxumeeyeen iska adkeyso waxba shaashada ha ku ciilbixine.
Abdala uk,
Ma hooyo ayaa kuu sheegtay in mareexaan wagii hore dadka sida dameerka u fuuli jireen ?/ markaan arko mid adoo kale ah oo cuqdad qaba oo aan war kaheen 21 kii sano ee dagaalka sokeeye somaliya ka dhacay ee la is bartay ayaad tariikhda been ka sheegaysaa oo nin raga rabtaa adoo naaso leh inaad raganimadiisa af qarmuun been kaga sheegto..
Abdala, somaliya dagaalkii sokeeye weli ma dhamaan mana dhamaanayo ilaa somali kala baxdo oo nin walbaa wuxuu leeyahay garto lakiin inta adigoo kale oo ku dhashay meel aan garanayo aad rabto inaad dad somali ah dhulkooda been ku qadato u maleen maayo in xabad somaliya ka joogsanayso..
waxaad sheegaysaa waa run mareexaan marxuum mahamed siyaad markuu noolaa dadka sida dameerka ayay u fuuli jireen markuu dhintayna sida dii diinka ayay kuu fulayaan sidaa ula soco sidaas u cabaad adoo cuqdad qaba ayaad dhimanaysaa ama hadaad nin tahay somaliya tag oo ciilka kugu jira iska soo saar ama qaxootigaaga iska ahoow oo xasuuso sidii mareexaanku kuu fuuli jireen meeshaan noogu soo qor like we care !!1
Guuleysta Jaale Mareexaan, qaxootiga la yirahdo Ogadeen waxaad ku celisaan xerada Dadaab. Dhabodhalifka Ogadeen hala diilo.
asc walaalayaal qabiilka iska dhaafa waa wax ilaa 20 years nadaba socday
marka ilaahay halaga cabsado aflagada ha la iska daayo intiina manshalaah si fiican bad u hasheen laakiin dadka qaar waa cay tamayan like ninkan abdalla uk la bixay isku xishood wallal mareexaan haday gaajo yihiin iyo hadii kale adiga biil ma siisid, marka ilaahay waxii dhib wadana umada iyo wadankaba haka qabto wsc
kkkkkk caadi ma ahan meeshan fadhi ku dirir aa ka jira
Asc illeen hadal Ha, mayiraado nin layaqaano waxa uu galo iyo waxa uu gudo oo qolana kadhashey ogaaden in uu iska riyoodo oo uu sheekto in uu yahay dowlad Goboleed Azaniya layaabi meyno hada kohorba nin Ranweyn {shaati guduud} ayaa sheegtey inu utaliyo gobalad k/galbeed marka waa iska caadi marka Ogaaden Fowdada joojiya oo haku cayaarina nabadgalyadiina hana sababina in aan inka erino dhoobley iyo Afmadow oon hada idiin aqoonsahay in aad dagtan Cabaasna waad garaneysaa ok waxan jecelnahay nabad galyada Azaniyana Fowdo ayaa aasasey maxa yeeley lama qaban Gobaladi ayuu wax kaboobayaa waxan oranlahaa horta Gobolada hala qabto kadib beelaha dago haka tashadan danhooda si dimuuquradi ahna haloo doorto waa sidaa sidan rabono laakiin nin intuu Hotel shir ku qabtey yiri aniga madax ah deey waa tii shaati guduud oo socon in ay dad isku dirto mooyee ee waxbo kayni meyso Ogaadeen joogjiy una diyaar garoobo sidii cadow uga kicin laheyn gobolada kadibna dib uheeshisin iyo doorasha wabilaahi towfiq
Asc ramadan mubarak dhamaantiin …. marka hore waxaan arkaa in dhamaantiin cadiifad in wadab qaaday laakiin suashu waxeey tahay horta azania xaggey katalisaa ? mise mareexaanka lagu sheegaayo dhooblay xagee ka tirsanyahay? waa dowlad iyo waa marexaan iyo ogaadeen sidee wax loo wadaa meesha qabiil baa mise waa mamulo? wariyaha dib haa fiiriyo qoraalka …
Ascm , allgedo, walaal ilaahay kayaab waa soone meeshana katir qoralka waxa meesha kuqoran waxba kamajiraane.
Col cabaas waa ninka maanta mamul goboleedka Asaniya, waa raga madaxda ka ,ah, ragan laqabtay waa rag bakhaar hubyalo jabsanaayey oo ,ah budhcad oo katirsan ciidanka dowlada.
Tan kale mareexaan iyo ogadeen maanta way tashadeen .
kanaxoow naaqus
Waad salaamantihiin maamulka iyo akhristayaasha webka calamiga ah alleged.com. Intaas kadib webkani wuxuu ka hadlaa xaqaa’iqa jira ee dhabta ah mana aha mid qabiil iyo qolo gooni ah u daneeya . Waxaan u sheegi lahaa dadkaan qalbiga ka jiran ee comment ka cuqdadeysan soo qoraya qalbigiina dib u sifeeya hadal murti lehna soo qora af-soomaali gana is ka saxa dadkuna waa Walaalo isla dhashay isku dad iyo isku deegaan ah ……………..hadaa wa salaam
kkkkkkkkkkkkk alla yaa ila qoslo, azaaniyaba haddii lasheego ciddi ogaadeen ahyd oo xiiqsan baa ku soo galin waryaabka la arkay bal waxay comment isku dadaba qoreen arka, haddi se mooryaanti meesha joogtay ama cabaas ama A madoobe hawatee isdagaaleen dee waxaas wax weyn mahana barrina wey hiisheen awalba mooryaan moorduuf ku heshiisay bay ahaayeen,
laakiin waxa iga yaabiyay coomenta ree azaaniya soo qoreen ilaa iyo siyaad barre xataa waa soo faarfaareen, ileeeeen dadka dad fiyow mahan
allgedo bas ahana lagu masoo qorin waxaan meel walbo lagu soo qoray haday run tahay iyo haday been tahayba, dhibkiin mayaro walee somaali baa ku maahmaahday( rag waxaa ugu liita ciil kamabaxe iyo calooshiis lacayaar)
goor maa ciil ka baxaeesan markii waxyar dhacaanba haddii aad soo xasuusataan waxii boqol sano ka hor dhacay, kkkkkkk
halkaas kafiriya web ka kale oo lag so qorayhttp://somalimemo.net/index.php?option=com_content&view=article&id=800:war-deg-deg-ah-dagaal-weji-qabiil-leh-oo-dhoobley-ka-socda
ascwrb Waxan la yabay ninkan Uk gadal iska racshay war dhul ad laheyn babad watao abdlla uk ah maxa qabyalada intas la eg ku dhex galiyeye wax isku fal dhul ad qoxoti ku taahay ha ku fanin doqonyahow marexanka afkada ka da haday gajo yahin adiga ku xogayan oo gel ah doqon ogaden ah uf
Horta ad ban oga xumahay inu dagal dhaco lakin waxan doqonka ah ba cil igu dilay dad wada dhashay inay si dagalan wa wax ad loga xumado runti anigo qabil iyo qabyalad midna jeceleyn ilahay ha kala qabojiyo somali dhan ba habaran hadane kuwi dad isku xigay iney is cunan wax laku farxo mahan runti xiligan an jogno ninka dagal ababulaya wa jahil munafuq ah daba dhilaf gal ah oo an rabin nabad iyo dal somali o so labte qoxotiga ay yihin bay kuwada qanacsan yahin oo hadane qabyalad iyo qabdaro kuwadadarsaden war aduunka ba inla yabay kuw dibadaha tugsanayeye baba u daran oo qabyalad iyo qabil dabka u si shidaya cayr intu qato oo pc so faristo ika nac nacleyn uf ilahow raga qar ya madaxyada ka jara kuwi dalka jogayna abar iyo bahi ba laku saladay marka rali ahada waxi qiro ah wan iska qiroday mid uk watan ka caroday doqonka xun
Acww:War illahay ka baqa illahay ka yaaba jaalle marexan jalle ogaden 21 years ka dib qabiil wax idin tari maayo.
Somalida waxa ay tiraahdaa TUBAAKO hadday macaan tahay lama tufeen kkkkk qabiil haduu macaan yahay somali ayaa laga arki lahaa ayaan ka wadaa dib u fakara illahayna ka baqa marexan iyo ogaden wax idin tarimayaane
tolka laf cad baad toobin ku haysaan ee maad iska fadhiisataan maxaa labadiinan qolo kismaayo idinka galay rag baa birta waa hore usoo celaashaday oo wiil iyo walaalba ku waayey ee adinkaana xageed naga soo gasheen walaalayaal xishooda oo wax iskula hara waa bil ramadaane ragii meeshan u talin jiray wallaahi wali waa xoogan yihiin oo ma dhiman waana nool yihiin ee yara mashquuleen oo hawiye iyo isaaq bay ku mashquulsan yihiin mareey noqotana tolka dhankiisa ama xaalkiisa ooy u arkaan lokal jag waa yara leeyihiin inshaa allaah ee hasugi waayina hadii kale daaroodnimo iyo sharaf iyo cisi iyo nabad iyo dawladnimo iyo tolnimo halagu wado joogo iyadoo waxyaabo badan la xeerinaayo oo is ixtiraamka iyo waxii laysu ahaa aan laga tagin talo hartina kismaayo hurimaysee xaalada dajiya wakhtigu waa imaane.
dhamaantiina waxaad weli ku jirtaan arimo qabiil oo mar hore laga tegey waqtigii jaahiliinta ayaad ku jirtaan ragii soomaalida ilbaxa ahaa waa kuwaas qabiil iyo qurunkiisa isaga tegey oo u dagaalameyaa qadiyada soomaaliyeed oo ah in wadanka laga xoreeyo gaalada isbiirsatey sida kenya itoobiya ugaanda burundi iyo dabadhilifka soomaalida marka walaalyaal jahliga iyo doqonimada inta aad iska deysaan ka difaaca cadowga dalka /waxaan kaloo layaabey gaalada sida ay uga caqli badisey qolyahan shareeca didka ah ee keenya lagu soo rimiyey ee caloosha ku sida ilmo keenyaati ah caqligana laga miirtey marka waxaan idinkula telineyaa inaadan taageero siinin kooxdan doqomiinta ah ee gaalada ku shaqeeysta waxaa lagu direy dadkii muslimiinta jubooyinka halkii ay kula dagaalami lahaayeen ciidanka keenyaatiga gumeysiga ku haaya shecekooda waxaa loo soo direy soomaaliya marka ilaahey baa idinku dhaarshey dadka ma dad fiyoowbaa marka waxaan idinka codsaneyaa in aadan taageerin kooxaxan zaaniyada iyo kuwa kaleba waa dameer iyo dhegihiisa dhamaantooda waa cumalo keenyaati ah
damiin baan wax ugu sheegaya iyo doqon ogadeene shafna loo matumo gaab dagaal ama sha hiid yaale kal soni iyo wanaag baan waxkula qaybsanaa shacabka soomale maalin kii dabkii nalagu shido shuuqda damin waayo ayan dayaxa iyo shamsada sidooda shaac unoqonaaye didnin kii shan shadu buux san too kibir ubeenshego dharar shaahid loo wadayahan kagashanaynaaye cadkayaga nin shiiqsada lawaa shuunkastuu yahaye. doqon iyo ogaadeen ta mamoogyahay? tankale abaal furka adin ku i miidnan horayn so mali oodhan baa nagu balan furtay balan fur kiina waxa aykadhaxay shay waad aragtaan, waxku qaata ogaadeenow hadiikale hoohaada hartiga run mooda walee salkiin waa hoog hooog… kkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Azania inkastoo rag badan oo mareexaan ah oo masuuliyiin ah ka soo horjeesteen hada inteena aqoonta la saxiibka ah waan tageeranay oo haduu shariif dameer madaxwayne sheegtay maxaan gaandi ugu diidaynaa ayaan niri marka ogadeen kuwiina doqomada ah la hadla oo arinta aan walaatinimo ku saxo wixii qaldan lakiin faanka majeerteen ayaa leh oo koonfurta somaliya farsamo raba inuu ku joogo lakiin mareexaan iyo ogadeen koonfurta somaliya farsamo kuma joogaan ee deegaan ahaan ayay ku joogaan..
wixii qaldan hala saxo lakiin colaada iyo qabyalada waa laga fiican yahay ogadeen maanta waxaan isku hayso ma jiraan lakiin maamul aan wada sameesano wax xun maha waxaanad ogataan in cadow badan idin daawanayo oo uu rabo inaad is laysaan kadibna labadiinaba xeryaha qaxootiga idinku shubo sidii hada ka hor 1991 kii aad iskugu timadeen xeryaha qaxootiga kenya ee inta caqliga saxiibka u ah ha saxaan waxa qaldan lakiin hadii kibir iyo qabyalad idin qaado la socda inaad xeryaha qaxootiga iskugu imaanaysaan idinkoo faramaran….oo cadowgiinu idinka faa’idaysandoono…
Niman yohow nin wayn oo da,oo daacadaan ahaye
Darajiyo wanaag baan rabaa daris walaalaahe
Dugsi malahan reer ehebel nin kii dooni yeel kiise
Diiftiyo xanuun keenu waa diinkan caasinaye
Niman adi dareel kaaga rabin looma diir naxaye
Kuwo gaalo soo daysataad wada difaac daane
Duud kiina naar bay u wadin dogob cadaa beede
Nin ku dilay ku duud siyey ayaad fidin darbaal kiise
Dirkeenaba waxaa saas u galay dookh la,aan taase
Damanaha hurdaa yaan dayrtan wuu kicine
Dushaan uga garaacee sarbeeb maanan duur xuline
Doqon yahay dhulkiinii kufraa day dhamaan tiise
Anaa doora anigaa duqiyo damaca ii muuqday
Daarood kufaan kiyo intaad dayso hadal kaasba
Duqsgii wayaan baa hablihin dubuqin caar kiise
Dareen kiin inuu wada dhintana maad damqanay saane
Daciif yohow intaad joojisaan dirir dhexdiin taala
Bal dayaay dalkiinii siday gaalo ugu dooday
Damiir laawe yaal baad tihiin damay ilays koode
Diifiyo intaad dhoobley iyo dayi wixii yaalay
Daarihi jigjigo iyo hawaash doolo iyo faafan
Doolow nagayliyo intii adari deex deeda
Dhagaxbuur dushii adari iyo dooxa iimeeya
Godey iyo darooriyo halkaad dagi lahayd heedhe
Dambar baa tigree ugu lisaa doxor wayaanaahe
Alle dooriyow maydandayin diiftan maantaahe
Amxaar baa dushii idinka rararan sida dameeraahe
Waatuu halyeygii uga digoy wada daraabeene
Oo ay dalaw uga yihiin dagala doodiiye
Intaad dawlad gaal leeyihiyo doxor yagleelaysid
Kuwa daacdaa muuqda ood wada dilaysaane
Nin kaan diin islaamiyo sharciga darajo moo daynin
Ilaah doori waa sida kuwaan doodan ula jeedo
Zaayinad daryeel kama ad helin dayrtan maan taahe
Damiir malahan qoladaan tolkayo daayey hadalkooda
Walaalayaa marka hore waan in salaamay salaam kadib ma umalaynayn in aad wali uciil qabtaa in uu wiilal inka dhintaa marka xigto waxaan inlaayahay marexaan iyo ogaaday waa Walaal in lahuriyo colaadoodana ma fiicna waxaa in layahay dhali yarada joogta qubaha idinka maqaxaysaa hadii uu digaal qarxo ee u naxariisto walaalahii labada dhinacba ogaadana dagaal wiilbaa ku dhinto ee will Kuma dhasho
ninkiii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa dhulkaashayie aya isakleh ama ogaden ha is walo ama ilka yar ha is walaane meshas waa mel ahwiye kismaayo iyo mraxnweyn ayaa iskaleh viva shabaab
Waxaa ugu baaqayaa wax garadka labada beelood iyo culumaa udiinka inaay isku dayaa inaay joojiyaa xabada
nimankaan mareexaan way wada hadleen ilowse anigu waa soon wax badan sheegi maayo cidna caayi maayo ilowse waxaan leeyahay ilaahow alshabaab meesha dhaafi waxaa rabi maqraati ka noqon hadaad mareexaanow xabad rido in xageed degi jirteen laydin dhihi
diyaar uma ihi in aan waxbadan sheego waayo waa soon
bye
Ilaahoow Muslimiinta oo dhan u Dembi dhaaf, Ceyda foosha xun oo rag dumar halkaan ku soo qoreen maxay tahay? war Alla ka xishooda waa bil Soon. Teeda kale Immisaa wiil Soomaaliyeed iyo Shacab soomaaliyeed 20 sano dagaalo ku baaba’day? war miyeeydaan Dal, Dad, iyo Diin rajo ka qabin? war wax badan oo inlaga hadlo u baahan baa jira, Abaaro, Cuduro, Colaad, Barakac iwm, Qabiil wax uu kuu qabanayo malaha aakhiro seeg mooyaane, Rabi hala baryo, waa 30 habeen oo ka fadli badan 11 bilood, wabilaahi Tawfiiq… Hadaad i dhibsataan ha la i cafiyo.
Dhamaantiin waan idin salaamay,salaan kadib. War dadyahow ma garan waxa aad labadan beelood ee deriska ah walaalana ah aad isugu soofeyneeysaan dhibkooduna u jeceshihiin.
Horta marka hore meesha wax dhib ah oo sidaa u buuran kama dhicin oo niman si foowdo ah isbaaro meel u dhigtay oo dhalinyaro ah oo la xiray ayaay niman ka caroodeen oo aay xabsigii xabo ku rideen ninna ku dileen arinkiina halkaa ayaa lagu xakameeyay.
Marka, runtii ma garan waxa aay dhamaan webside yada Somalida arintan sidaa ugu buun buuninayaan oo aay u daneeynayaan in aay inku dhacaan Mareexaan iyo Ogaadeen iyo waxa aad kuwiina labadan beelood u dhashay aad uga qeyb qaadaneeysaan beelihiinan la isku hurinayo ee danta fog laga leeyahay.
Xitaa ma arki weeyseen sida Asaaniyada Gaandi af iyo adinba loola dagaalamo iyadoo aan aragno in maamul goboleedyo tuulooyin wada ah xafladaha Xamar loogu qabanayo iyadoo weliba kuwa Asaaniya cambaareeynayo oo masuuliyiin sheegta aay ka qeyb galayaan.
Doofaar ficil la’aan baa loo cadaabay, doqonina meel lagu diriray bay ogeyde meel lagu heshiiyay ma ogeyn. Wiil T.
war yaah maxaad la caaytameysiin ceeeeb ceeeb ilaaheyna ka baqa mareyxaan iyo ogaadeen waxaa ku jira dad mujaahidiin ah oo diidan aw madoobe iyo colner cafas / aniga mareexaan iyo ogaadeen midna maihi ee waxaan ahey muslim soomaali ah laakiin waxaan ka soo horjeeda caayda iyo aflligaadada qabiilka oo dhan walaal yaal arinta horta qabiil halaga reebo waayo dirirtu waxey u dhaxeeysa laba kooxo keenya soo dirsatey dirirna kama dhexeeyso qabaailka soomaaliyeed alxamdulilaah ee mushkilada soomaaliya waxaa wata waa dad gaalo soo dirsatey iyo dad ka soo horjeeda marka walaalyaal plzzzz an plzzlz please umadan yaan lagu dhex abuurin cuqdad iyo afaaro qabiil /waan ogahay dhamaanteena waxaanu nahay dhalanyaro marka waxaa nala gudboon in aan ka qeybqaadano sidii dalka looga xoreyn lahaa afrikaanka ku soo duuley ma,ahan in aan taageerno kooxo dabadhilif gaalo madow ah wadankan waanu wada leenahay dhamaanteena ilaaheyna waxaa uu nasiiyey dhulweyn oo nagu wada filan marka hala,iska daayo goboleysi qabiileysii iyo urureysi halaga wada hadlo qadiyada soomaaliya guud ahaan iyo dhibaatada lagu haaya umadan meelwelba ay joogto waa wada walaalo waa wada muslim waa ay is dhaleen ilama adeer iyo ilmo abti baanu wada nahay walaahi waa runtey aniga hooyadey waa qabiil aabaheyna waa qabiil kale xaaskeyguna waa qabiil akale marka walaalyaal makala maarano caayda iyo aflagaadada halaiska daayo ilaaheyna haloo soo noqdo ehelkiina ha caaynin /wabilaahi towfiiq
A/c. Shimbiri mar bay dab qaaday markiina buulkii hooyadeed ayey ku gubtay. Ogaadena marbuu caqli iska baaray oo maadaama reerka doqonimo iyo reer baadiyenimo lagu tilmaamo uu bal isku dayo inuu wax horumar ah sameeyo markiina wuxuu la baxay magaca Azzaniyah ama tii zinaysatay waxaa intaa sii dheer gobolo Somali oo dhami dagto ayey ayadoon cidna kala tashan Azzaniyah ula baxday iyo waliba gobolo kale oo aanan retards ogaden lagu arag.
Waxaanu moodi jirnay in Gabyow iyo Cumar Jees ay ahaayeen ragii ugu caqliga xumaa cidaa; balse waxaa cadaatay in reerku RETARDS wada yahay.
Waxay ku haboonayd in cidu AZZANIYAH Afmadow iyo Dhoobley u samaysato Dameeraheedana halkaa ku xafidato.
Caqli adiga kaa maqan walaalkaa buu ku jiraaye, waxaan reerka kula talin lahaa inay Az zaniyadan intay faraha kala baxaan ay Axmed madoobe Shabaab ka u dhiibaan wiilasha duumadu dilotayna Melez Zenawi askar uga dhigaan calanka Ethopiana xidhaan sida ina ileyba sameeyey ama Gariza Mental Rehabilitation Institute uga furaan ileyn dhul aan meelahaa ahayn ogaden ma lehee.
In Ogaadeen hadii dadka gobolad u dhashay ee uugu horeeyo Beelaha walaalahood ah ee Reer Sade iyo Somalida kale ay isku af gartaan in gobolada la isku xiro loona taago maamul waaba hadii ay dhacdee in intooda aan Melez Adomada u ahayn ay sidaa uga qayb galaa.
Talada sadexaad ee aan reerka siinayo waxa weeye inaysan mar danbe ku fakarin Gobolo aysan dagin inay yiraahdaan maamul ayan u samaynaynaa.
Mahdsanidiin.
ogadeenow maraxeen nimankaa mareexaan waadaarood xaniyihiisii xaga xagashada kadaaya lamana diriri kartaan naftina iyo maal kiinaba halis hagali nina waa iga dignin walalnimo hadiikale wacadaliidnaan dhoobley iyo af madow nabad kuseexananyn wahadii aad mareexaan kismayo kula dirirtaan. maraxeen qabiil kaliya oo iska celin karamajiro xaqiiqada dhabta ah taaweeyaan markan sas lee yahay hamoodina in aan mareex ahay lakiin wax badan ayan ogahay hadal kana wuxuu micne samayn doona hadii ay diriraan mareexaan iyo ogaadeen wabilahi towfiiq
sxiibayaal adeerkiin aweeyne waxuu aaday aaqiro marka cidii ogadeen idinka reebi ayaa ladoonayaa mareexaanow idinkoo 3ruuxa waxaan idin lee yaay tartiibsada ogadeen xanaaqay sidii maroodigii ayuu idinku tumani soomaali oo idila waa ogtay taas marka cidaan a isku taataabanina
waryaaya nimankaan mareexaan waa jinni, war waa maxay nimanka hadalki xataa waa kabadiseene bal yaan lagu talaxtagin haloo dhimriyo waa un tol ee.