Home » Archive Montly September, 2011

US officials: US attack in Yemen kills al-Awlaki

Sep 30, 2011
WASHINGTON (AP) — An American-born cleric killed in Yemen played a “significant operational role” in plotting and inspiring attacks on the United States, U.S. officials said Friday, as they disclosed detailed intelligence to justify the killing of a U.S. citizen. Anwar al-Awlaki was killed early Friday in a strike on his convoy carried out by a joint operation of the CIA and the U.S.... 

Warsaxaafadeed kasoo baxay Ururka Horumarinta Gobolada Jubbooyinka

Sep 30, 2011
Guddiga Sagaalka Ruux Dastuurka Qaranka loo magaacay ma matali karaan Shacbiga Soomaaliyeed ee dhamaan Gobolada Dalka iyadoo lawada ogsoon yahay in Shirkii Wada-tashiga lagu qabtay Muqdishu aysan u wada dhameyn Wakiilaada Gobolada iyo Ururka Ahlusunnah ee heer Qaran iyo Gobolada Dhexeba ee xaruntiisa tahay Caabudwaaq.  Idaaradda Ururkani, waxay si kulul u cambaareynayaan Xadgudubka joogta ay labada... 

Ku-simaha Ra’iisu Wasaaraha oo kormeer howled ku tegay Dekedda iyo Xerada barakacayaasha ee Rajo (Sawiro)

Sep 29, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) - Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyoWarshaddaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo ay wehliyaan xubno isugu jira Wasiiro, Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru dowleyaal ayaa maanta booqasho howleed ku tegay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho iyo Xerada barakacayaasha ee Rajo ee degaanka Jaziira. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuurgalay habsami u socodka... 

Beesha Xasan Gaashireedle oo Nairobi ku qabatay shir lagu iclaaminayey waqtiga caleemo saarka Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow (Sawiro)

Sep 29, 2011
Nairobi, Kenya (AOL) – Beesha Xasan Gaashireedle ee Mareexaan Sade ayaa gelin dambe ee shalay shir ballaaran oo ay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku yeesheen, kaasoo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ee Somalia, siyaasiyiin, culimaa’udiin, waxgarad, odayaal dhaqameed iyo marti sharaf kale ayaa waxaa lagaga dhawaaqay waqtiga rasmiga ah ee dib loogu... 

Wasiirka Badda oo fara galiyey Xornimadii Wadanka, Jabinayana Sharciga Badda Soomaaliya

Sep 29, 2011
Wasiirka Badda oo sheegay in Badda Soomaaliya xad lahalan, Soomaaliyana u baahnayn 200 oo mayl baddeed Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee DFKMG Cabdiraxmaan Shiikh Ibraahim Maxamed oo qayb ka ahaa barnaamij ka baxay Tv-ga Somali channel, ayaa sheegay in badda Soomaliya aysan xad lahayn loona baahan yahay in la xadeeyo. Xadaynta wasiirka iyo dowladiisu doonayso ayaa ah in Soomaaliya loo... 

Gabay: Gilgishoo ka kaca-Maanta waa Galimo Ceebeed eh – By Duraan Shirwac

Sep 29, 2011
Waa gabay ka hadlaaya arimaha cakiran ee soomaaliya waxaana igu dhaliyey kadib markaan arkay Maaweelada cidladaa ee lagu hayo dadka iyo dalka soomaaliyeed gaar ahaan koofurta soomaaliya taasoo laga adeejiyey dilaaliin wata magaca Qaramada midoobey oo ay horboodayaan caadaqaatayaal soomaaliyeed, ama masuul ha sheegto ama iskii shaqsi danaystaa ha u ahaado eh waxaa cad inaan soomaaliya lala rabin wanaag... 

Geeri Naxdin Leh: Alle ha u naxariistee waxaa maanta dalka Ukrain si lama filaan ah ugu geeriyootay Ifraax Cabdulcasiis Axmed Geyre

Sep 29, 2011
Allaha u naxariistee waxaa maanta si lama filaan ah ugu geeriyootay dalkaasi Ukrain Ifraax Cabdulcasiis Axmed Geyre oo aheyd ardayad fasalkii ugu danbeeyay ee kulliyadda caafimaadka ee dalkaasi ku jirta.  Ifraax oo runtii aheyd gabar dadaal baddan oo fasaxii dhawaa booqasho ku tagtay dalkeeni hooyo ayaa qeyb libaax ka qaadatay howlaha caafimaad ee ka socday dalkeena intii ay booqashada ku joogtay... 

Buug Cusub: Taariikhdii Jaalle Siyaad iyo dawladii Kacaanka

Sep 29, 2011
Daabaacaadii kowaad ee buugga taariikh nololeedkii iyo hogaankii  madaxweynihii ummada Soomaaliyeed Jaalle Maxamed Siyaad Barre ayaa soo baxay. Buggan oo ku qoran luuqada Ingriiska ayaa si qoto dheer oo cilmiyaysan u soo bandhigaya noloshii, hogaankii iyo guud ahaan taariikhdii madaxweynihii sadexaad ee Soomaaliya. Buugan oo ciwaankiisu yahay “Somali President, Mohammed Siad Barre: His Life and... 

Ahlusunna Waljamaaca iyo Ximin iyo Xeeb oo Eedeyn kulul isweydaarsaday.

Sep 29, 2011
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ay ku soo qab qabteen sida ay hadalka u dhigeen kooxo burcad ah oo leexsaday gadiid waday raashin gargaar ah, kaas oo ku sii jeeday deegaano ka tirsan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee degmada Dhuusamareeb C/llaahi Cabdi Barre ayaa sheegay howlgal ay ciidamadooda ka... 

Barakacayaasha Magaalada Muqdisho oo bilaabay in ay quud ahaan u cunaan Geedka Tiin-tiinka.

Sep 29, 2011
Xili Dekadda Magaalada Muqdisho ay ku xiran yihiin dhowr maraakiib sida shixnado kala duwan oo gargaar loogu talagalay Barakacayaasha  ayaa haddana dhinaca kale waxaa la arkay qoysas quud ahaan cunaya geedka loo yaqaan Tiin-tiinka Baahida heysa awgeed. Hooyo Muslimo Iikar Cali oo ka mid ah Barakacayaasha ku nool Xero ku taala degamada Hodon ayaa warbaahinta Muqdisho u xaqiijisay in ay quud ka dhigteen...