Home » Archive Daily September 1st, 2011

Gudiga Gurmadka Abaaraha ee dalka Norway oo Deeq lacageed gaarsiiyay Garbaharey iyo Tuulo-barwaaqo (Sawiro)

Sep 1, 2011
Gudiga gurmadka Abaaraha dalka Norway ayaa deeq gaarsiiyay dadka ay Abaaruhu ku dhufteen ee ku dhaqan degmada Garbaharey  iyo deegaanka hoos yimaado ee  tuulo-barwaaqo,  deeqdan oo dhameyd 6921 dollar, taasoo isugu jirtay Sakatulfitri iyo lacago kale oo sadaqo ah oo ay la bexeen dadka degan magaalada Gjøvik  kommune ee Dalka Norway. Deeqdani oo ay soo Uruuriyeen gudiga gurmadka Abaaraha Somaaliyeed... 

Halkaan ka daawo sida magaala madaxda dalka Spain ee Mardrid looga ciiday (Daawo laba Video)

Sep 1, 2011
Ciid mubaarak dhamaan Muslimiinta meel aad joogtaanba. Hoos waxaad ka daawan kartaan sida muslimiinta ku dhaqan magaala madaxda dalka Spain ee Madrid looga ciiday.  Read More →

Hay’adda Markabley oo cunto ka qeybisay gobolada Gedo iyo Bay (Sawiro)

Sep 1, 2011
Hay’adda samafalka ee Markabley oo xarunteedu tahay dalka Britain ayaa raashin nooca nafaqada leh u qeybisay kumanaan qoysas ah oo ku nool deegaanno ku yaalla gobolada Gedo iyo Bay oo kamid ah meelaha ay ku dhufatay abaarta Somalia ka jirta. Markabley waxay qeybisay raashin isugu jira Bur, Bariis, Sokor, Saliid iyo deegaanada qaar oo biyo dhaamin laga sameeyey kadib markii ay qiimeyn ku sameysay... 

Deeq Lacageed oo ka timid Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Swedan oo la gaarsiiyey Deegaanka dhubaa oo ka tirsan degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo (Sawiro)

Sep 1, 2011
Baardheere, Somalia (AOL) – Qaar ka mid ah  qoysaska ugu daran ee ay la dageen Dhibaatooyinka abaaraha ee ka taagan Gobolka Gedo, kuna sugan deegaanka Dhubaa oo ka tirsan degmada Buurdhuubo ayaa la gudoonsiiyey deeq lacageed oo dhowaan ay iska soo aruuriyeen Jaaliyada Soomaalida ah ee ku dhaqan Dalka Swedan, gaar ahaan Magaalada Burolung, xilli mudooyinkii ugu dambeeyey ay sii kordhayeen tirada... 

Soccer uniting natives of Africa

Sep 1, 2011
Teams in the colors of nine African nations will vie for bragging rights and prize money this weekend near German Village at an event focused on soccer and culture. The sixth annual African Cup USA Soccer Tournament and Unity Festival will start at 7:30 a.m. Saturday and 9 a.m. Sunday in the stadium of Columbus Africentric Early College, 300 E. Livingston Ave. In addition to 27 amateur soccer matches... 

In famine-hit Somalia, those who once gave at Eid now have to receive

Sep 1, 2011
Habiba Osman Ahmed, seated with her two children in a makeshift shelter in Dollow refugee camp in southern Somalia. Khalil Senosi / AP Photo DOLO, Somalia – As Somali mother Quresho Mohmoud Dahir celebrated Eid Al Fitr, she counted her blessings: all her children were alive. They had food. They were safe. “We will eat very well today,” she said proudly, gesturing at the food rations...