Home » Archive Daily September 3rd, 2011
War-Murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase Ee Minnesota (Halkaan Ka daawo Video dagaalka Galkacyo ka dhacay)
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen isimada, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo odayaasha ka soo jeeda beesha Leelkase ee ku nool wadanka Mareykanka, gaar ahaan Minnesota ayaa walaac ka muujiyey dagaalka qaawan ee maamulka Puntland ku soo qaaday xaafadaa Garsoor ee magaalada Gaalkacyo. Dagaalkaan waxaa lagu tilmaamay arrin xasuuq ah ka dib markii ciidamada Puntland ay shacabka xaafaddaas degan u isticmaaleen...
Local Somali activist invited to D.C. event
A local Somali leader has been invited to an event for young Muslim leaders on Wednesday at the U.S. State Department in Washington.
Jibril Mohamed, 31, who leads the Somali Community Access Network in Columbus, was one of about 50 people nationwide invited to attend and share ideas about improving their communities.
Jibril Mohamed leads a Somali organization that works
to steer youth from crime and...
Ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaaajo oo kusoo wajahan caasimadda dalka Norway ee Oslo
Dhamaan Shacabka Soomaliyeed ee ku dhaqan Dalka Norway iyo Waddamadda Dariska la ah waxaa la ogaysiinayaa inaay kasoo qayb galaan shir dhawaan ka dhici doona Magaaladda Oslo kaas oo loogu magac daray (Somali Hope Confrence) Shirkaan oo ah mid lagu baraarujinayo Dhamaan Shacabka Soomaliyeed ee ku dhaqan dunidda isla markaana aay kasoo qaayb gali doonaan dad badan oo kamid ahaa hormuudyaddii ugu dambeeyay...
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland oo lagu dilay waqooyiga Gaalkacyo.
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Gobolada Mudug iyo Ceyn u qaabilsanaa maamulka Puntland Gaashaanle Sare Maxamad Muuse Ilka dheere ayaa lagu dilay Xerada Dayax ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo maamulka Puntland.
Taliyaha ayaa ku baxay qaboojinta xiisada u dhaxeysa Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka hubaysan, balse intii uu ku jiray xaaladaha waan waanta iyo kala dhex galida labada Ciidan ayaa rasaas...
Iska hor’imaad u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda KMG oo ka socda Muqdisho.
Muqdisho, Somalia (AOL) – Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka bilowday dagaal u dhexeeya ciidamada mamaulka degmadaas iyo ciidamo isku dhaf ah oo dowladda KMG Soomaaliya ay u xilsaartay sugidda ammaanka.
Iska horimaadka oo ka socda agagaarka Isgoyska Danwadaagta iyo Xaafadda Ceel Qalow ee degmadaas ayaa waxaa la sheegayaa in hub noocyo kala duwan ay ciidamadu adeegsanayaan,...
Madaxweyne Faroole oo Muqdisho ku soo jeeda saacadaha soo socda.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole iyo xubno la socda oo maamulkiisa ka mid ah ayaa la filayaa in ay saacadaha soo socda soo gaaraan caasimada Magaalada Muqdisho si maalinta barito ah uga qeyb galaan Shirka wadatashiga Soomaalida oo la saadaalainayo in uu furmo.
Qaban qaabada soo dhawaynta wafdigan waxay ka socotaa gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaasi oo ay saakay gaareen...
Shirka wadatashiga Soomaalida oo maalinta barito ah ka furmaya Muqdisho.
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta barito ah uu furmayo shirka wadatashiga Soomaaliya, kaasoo ay ka qeyb gelayaan dowladda KMG Soomaaliya, maamullada ka jira dalka, xubno ka socda Qaramada midoobay iyo diplomaasiyiin beesha caalamka ka socota.
Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda KMG ee Soomaaliya C/qaadir Maxamed Xuseen Jaahweyn ayaa shaaciyey in shirka uu maalinta berrito...
Agaasimaha koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee telefishinka Somalisat Yaasiim Maxmed Cali Faytin oo Shir jaraa’id ku qabtay malagaalada Muqdisho
Shirkaan jaraa’id ee uu ku qabtay magaalada Muqdisho Yaasiim Maxmed Cali Faytin oo ah Agaasimaha Telefishinka Somalisat ee koofurta iyo bartamaha Somalia ayuu kaga hadalay qodobo dhawr ah iyo qaabka uu u shaqeyn doono TV-ga Somalisat ee hawada soo galay September 1, 2011.
Agaasimaha Telefishinka Somalisat ee koofurta iyo bartamaha Somalia ayaa ugu baaqay dhamaan qeybaha kala duwan ee buslahada...
War-saxaafadeed: Baaq nabadeed ku aadan dagaalka Gaalkacyo oo uu soo saaray Ra’isal wasaaraha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamayay qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Ugu horeyn Ra’iisul Wasaaraha wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qarabadii...
Toronto Somali community fundraiser for the famine in Somalia (Read the flyer)
Canadian Somali Congress
Email: canadiansomalicongress@gmail.com
Website: www.canadiansomalicongress.com
Read More →
