Home » Archive Daily September 9th, 2011
Allaha u naxariistee waxaa dhawaan ku geeriyooday Degmada Caabudwaaq Bareer Diiriye Jaamac (akhri tacsida)
Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobolka Galgaduud ee ku nool magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska ayaa waxay Tacsi u dirayaan Rabbi ha’u naxariistee eheladii iyo saaxiibadii marxuum Bareer Diiriye Jaamac, iyo gaar ahaan qoyska reer Diiriye Jaamac Kiir-Kiir ee uu marxuumka ka baxay, waxaana leenahay “Ilaahay samir iyo iimaan hanaga wada siiyo marxuum Bareer...
Dr. Cabdiwali Cali Gaas “diyaar ayaan u nahay wada hadlka Al-shabab hadii ay nabada qaataan”
Muqdisho, Somalia (AOL) - Reysal wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo asaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya war baahinta kula hadlay ayaa sheegay in DKMG ah ay wadahadalo la furayso xarakada Al-shabaab isagoo ku xiray shuruud ah inay hubka dhigaan.
Cabdiweli Gaas oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qaybgalaya shir looga hadlayo abaaraha ku dhuftay dalalka bariga Afrika...
