Home » Archive Daily September 11th, 2011
Dagaal qaraar oo Ceelwaaq ka dhacay iyo isgaarsiinta magaalada oo hawada ka maqan.
Ceelwaaq, Somalia (AOL) - Magaalada Ceelwaaq oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa waxaa maanta ka bilowday dagaal qaraar oo u dhaxeeya xoogagga Al-shabaab iyo kuwa dowladda KMG ah.
Dagaalka oo ay soo qaadeen ciidamada Al-shabaab ayaa waxuu markii hore ka dhacay duleedka magaalada Ceelwaaq, kaddibna muddo yar kaddib waxaa ay xabadda ka bilaabatay gudaha magaalada, halkaas oo qasaarihii ugu badnaa uu ka...
