Home » Archive Daily September 14th, 2011

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Galmudug oo heshiis wada gaaray

Sep 14, 2011
Taariikhdu markii ay ku beeneyd September 11, 2011 ayaa waxaa heshiis Taariikhi ah wada gaaray Dowladda Federalka KMG ah ee Soomaaliyeed, kaasoo ka dhacay magaalada Muqdisho. Heshiiska oo dhinacyo badan taabanayay ayaa waxaa labada dhinac u kala saxiixay Ra’isal Wasaaraha Dowladda KMG ah mudane CAbdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug State Col. Maxamed Axmed Caalim. Hoos... 

Hay’adda SERDO oo mashruuc balaaran ka hir-gellisay qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud (Daawo Sawirada)

Sep 14, 2011
Dhibaatooyin adag oo dhinaca nolosha ah ayaa waxay ka taagan yihiin tuulooyin hoos yimaada degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, iyadoo shacabka ku dhaqan ay soo wajaheen xaaladdo adag.Tuulooyinka Guulleed Bagcad iyo Diiriye Xasan oo qiyaastii magaaladda Guriceel u jira 45km ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxaa ka jira xaalad adag oo dhinaca nolosha ah, iyadoo ay shacabku muujinayaan qaylo dhaan xoogan. Qoysaska...