Taariikhdu markii ay ku beeneyd September 11, 2011 ayaa waxaa heshiis Taariikhi ah wada gaaray Dowladda Federalka KMG ah ee Soomaaliyeed, kaasoo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Heshiiska oo dhinacyo badan taabanayay ayaa waxaa labada dhinac u kala saxiixay Ra’isal Wasaaraha Dowladda KMG ah mudane CAbdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug State Col. Maxamed Axmed Caalim.
Hoos ka akhri heshiiska oo tifaftiran.


———-
Aden Abdi Goobe
cgoobe@gmail.com

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.