Home » Archive Daily September 15th, 2011
Rabbi ha u naxariistee waxaa dhawaan ku dhintay magaalada Caabudwaaq marxuum Marxuum Yusuf Cabdul Isxaaq (Akhri Tacsida)
Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun, Aduunyadu waa safar, qofkastana maalin ayuu ka tagayaa, ma dhinte waa ILAAH.
Hadaba anagoo ah dadka magacyadooda hoosta ku qoran,waxaan tacsi tiiraanyo-leh u direynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee (Yusuf Cabdul Isxaaq) oo ku geeriyootay dalka Somalia magaalada Caabudwaaq ,waxaana tacsida u direynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii...
