Home » Archive Daily September 20th, 2011
Ururka Samafalka Amaana Foundation oo fadhigiisu uu yahay Dalka Holand oo deeq Raashin ah gaarsiiyey Qoysas ku barakacay Abaaraha oo ku sugan degmada Garbahaarey (Sawiro)
Ururka Samafalka Amaana Foundation oo fadhiisu yahay Dalka Holand oo taageero ka helaya Ururo kale oo samafal ah ayaa maalmahii ugu dambeeyey waxaa uu raashin gargaar ah gaarsiiyey Qoysas tiradoodu ay gaareyso ilaa 300 oo Qoys oo u badan dad xoolo dhaqato ah oo ku dhibaateysanaa gudaha degmada Garbahaarey iyo kuwa kale oo danyar, iyadoo raashinka Gargaarka ah ee la siiyey Qoysaskaasina uu isugu jirey...
Suicide bomber kills ex-Afghan President Rabbani
KABUL, Afghanistan (AP) — Former Afghan President Burhanuddin Rabbani, who headed a government peace council set up to facilitate contacts with Taliban insurgents, was assassinated Tuesday by a suicide bomber concealing explosives in his turban, officials said. Four of Rabbani’s bodyguards also died and a key presidential adviser was wounded.
President Hamid Karzai cut short a visit to the...
Shir ka dhan ah al-shabaab oo lagu soo gabagabeeyey Magaalada Doolow ee gobolka Gedo.
Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo arrimaha la dagaalanka Al-shabaab ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoo shirkaasi maalmihii la soo dhaafay u soconayay Waxgaradka ka soo jeeda gobolada Gedo iyo Jubooyinka, iyadoo gelinkii danbe shalay la soo gaba gabeeyey kullankaasi.
Dhanka Dowladda KMG Soomaaliya waxaa shirkaasi uga qeyb galay Xildhibaan Maxamuud Sayid...
Ururka Samafalka HDC oo haweenka Barakacayaasha ah ee degmada Baardheere u qeybiyey Boorsooyin ay ku jiraan Qalabka Haweenka (Sawiro)
Baardheere, Somalia (AOL) – Ururka Samafalka ee Human Development Concern (HDC) ee fadhigiisu uu yahay degmada Baardheere ayaa labadii maalin ee u dambeeyey waxaa uu u qeybiyey Boqolaal haween ah oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku jira Xeryaha Qaxootiga ee ku yaala duleedka Degmada Baardheere Boorsooyin ay ku jiraan Qalabka ay isticmaalaan haweenka oo ay ka mid yihiin dharka Xijaabka...
Shil gaari oo sababay Qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gudaha buundada ku taala degmada Buurdhuubo
Shilkaani gaari ee sababay Qasaarooyinka isugu jira dhimasho iyo dhaawaca ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo, gaar ahaan gudaha Buundada ku taala degmadaasi, xilli gaariga shilka geystey oo ah noocyada waaweyn ee xamuulka ah uu buundada marayey, isagoona ku sii jeeday dhinaca magaalada muqdisho uu si lama filaan ah gaarigaasi xamuulka ah uu u goostey bareegii, dabadeedna uu...
Kooxo hubaysan oo rasaas dhimasho sababtay ku furay gaari Xamuul ah.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya In deegaan ku dhow magaaladasi gaari Xamuul ah oo marayay kooxo hubaysan rasaas dhalisay Dhimasho iyo Dhaawac ku fureen.
Gaarigaasi oo noociisu yahay Candhameydle marayay inta u dhaxeysa Magaalada Gaalkacyo iyo Deegaanka Dagaari ee duleedka magaaladaasi waxaa jidka u galay qolyaha qowleysatada gaadiidka baarta, kuwaasi oo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in ay dhisayaan Ciidamo Soomaaliyeed oo badala kuwa AMISOM.
Ra’iisal wasaaraha KMG Soomaaliya oo hadda ku sugan dalka Kanada ayaa sheegay inay ku talo jiraan dhismaha ciidamo Soomaaliyeed oo tayo leh, kuwaas oo sheegay inay beddelayaan ciidamada AMISOM marka ay ka baxaan magaalada Muqdisho.
Waxa uu sheegay habka kaliya ee nabad lagu gaari karo, dadka ka barakacay guryahoodana loo soo celin karo ay tahay in la sameeyo ciidamo Soomaali ay leedahay...
Dowladda Jabuuti oo mar kale shaacisay in ay Ciidamo u soo dirayso Soomaaliya.
Dowladda Jabuuti oo daris la ah Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in ay Ciidamo ka socda dalkeeda oo gaaraya 900 Askari u soo dirayso Soomaaliya dhawaan si ay u caawiyaan ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho.
Col: Cali Suubane Shirdoon oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee ciidamada Dalka jabuuti ayaa sheegay in Ciidamo ka socda dalkaasi ay dhawaan ku wajahan yihiin Magaalada Muqdisho si...
Xaalada duleedka magaalada Ceelwaaq oo saakay dagan kadib dagaalo culus oo xalay ka dhacay halkaasi.
Waxaa saakay xaalad daganaasho aan cago badan ku taagnayn laga soo sheegayaa duleedka Degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo, halkaasi oo habeenimadii xalay dagaalo socday In ka badan 30 daqiiqo ku dhex maray ururka Alshabaab iyo Dowladda KMG Soomaaliya.
Dagaaladii xalay ka dhacay duleedka Ceel-waaq ayaa bilowday kadib markii Cutubyo ka tirsan Ciidamada ururka Alshabaab weeraro gadmo ah ku qaadeen Saldhig...
