Home » Archive Daily September 22nd, 2011

Aniga kaliya iigu yeera Guddoomiye, Miyuu noqday caqliga Shiikh Ibrahim – By Maxamed Cabdilahi Muuse

Sep 22, 2011
Shalay waxay aheyd maalin dadka badi ay u asteeyeen inay tahay maalin qosol iyo la yaab, sababtoo ah guddoomiyihii hore ee Ahlusunnadda Gobolada Dhexe  Shiikh Ibrahim Guureeye dhawaana looga guuleystay tartankii hogaanka ururkaasi ayaa waxa uu ku dhawaaqay maamul uu ku sheegay Ahlusunnada Guud, balse dadweynaha Cabudwaaq ay u bixiyeen “Maamulkii Riyada iyo Xil-jaceylka.”  Laba isbuuc... 

Is badal lagu sameeyey Ciidamada alshabaab ee gobolka Gedo.

Sep 22, 2011
Is badal aan caadi ahayn ayaa lagu sameeyey Ciidamada Xarakada alshabaab ee gobolka Gedo, iyadoo deegaano ka tirsan gobolkaasina dhaqdhaqaaqyo ka wadaan Ciidamadaasi. Ciidamo fara badan oo  ka tirsan kuwa Xarakada alshabaab oo ka kala yimid gobolada Bay, Bakool iyo Hiiraan ayaa soo gaaray gobolka Gedo kuwaasoo lagu badalay ciidamadii kale Alshabaab ee horay ugu sugnaa gobolkaasi. Waxaa la sheegay... 

Mareykanka oo sheegay in ay weeraro cusub oo qorsheysan ku qaadayaan Al-shabaab

Sep 22, 2011
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in weeraro loo adeegsanayo gantaalo iyo bambooyinka laga hago dhinaca Satellite-ka ay ku garaacayaan kooxaha ka dagaalama Soomaaliya.   Sidoo kale waxay dowladda Mareykanka ay sheegtay in howlgalkaasi aanu ku koobnaan doonin Soomaaliya oo kaliya balse ay sidoo kale weerarayaan dagaalyannada Yemen ee xiriirka la leh Al-qaacidda ee ka soo horjeeda dowladda dalkaas.   Waxa... 

Dowladda Kenya oo ku baaqday in loo baahan yahay Ciidamo dheeri ah oo la geeyo Soomaaliya.

Sep 22, 2011
Dowladda Kenya ayaa ku baaqday in loo baahan yahay in ciidamo dheeri ah la geeyo Soomaaliya, ciidamadaasna lagu baahiyo gobollada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki oo kulan kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Bank-moon ayaa waxa uu ugu baaqay in Soomaaliya la geeyo ciidamo dheeraad ah si buu yiri dalka Soomaaliya gebi ahaantiis looga saaro xarakada... 

Beesha Xasan Gaashireedle oo ka tirsan beelweynta Sade ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay inuusan jirin Ugaas guud oo beesha Sade ee reer Gedo ka dhaxeeyo iyo qodobo kale oo muhiim ah

Sep 22, 2011
Beesha Xasan Gaashireedle ee ku dhaqan dalka Soomaaliya oo ka tirsan beelaha Sade oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay shir ku laheyd qad Teleefan oo laga soo galay daafaha adduunka ayaa sheegtay inuusan jirin haba yaraadee wax la yiraahdo Ugaas guud oo ay beesha la wadaagto beel weynta Sade. Waxgaradka Xasan Gaashireedle oo isugu jira aqoon yahano rag iyo dumarba leh, siyaasiyiin iyo oday dhaqameedyo...