Home » Archive Montly October, 2011

FBI Seeks Evidence American Man Was Behind Suicide Attack in Somalia

Oct 31, 2011
MINNEAPOLIS –  The FBI is working to obtain the remains of a suicide bomber in Somalia, to try to determine whether he was one of at least 21 young Somali-American men believed to have left Minneapolis in recent years to join the terrorist group al-Shabab. If the remains are confirmed to belong to Abdisalan Hussein Ali, it will mark the third time someone from Minnesota has been involved in a... 

Ka qayb qaado Dhismaaha Misaajidka Al-Raxman ee Magaalada Cabudwaaq oo in mudo ah Qabyo ahaa “Daawo Codsiga Culumada”

Oct 31, 2011
Maamulka Misaajidka Cabudwaaq iyo Culumada ku nool Dagmada Cabudwaaq  ee gacanta ku haya Dhismaha Misaajidka ugu weyn dagmada Cabudwaaq ee Al-RAXMAN ayaa waxay Codsi u direen dhamaan umada Muslimka ah ee uu Ilaahey Hantida siiyay meelkasta ha joogaan in ay ka qayb qataan dhisamaha Misaajidka ugu weyn Dagmada Cabudwaaq oo uu in mudo ah qabyo ahaa. Hadaba, si aad u dhisato gurigaga Aaqiro; ka... 

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heshiis 20 qodob ka kooban ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee dalka Kenya (Sawiro)

Oct 31, 2011
Labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta heshiis ka kooban 20 qodob ku kala saxiixday magaala madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Heshiiskaan oo intiisa badan ku saabsan qaabka loo galayo howl-galada ciidan ee ka dhanka ah Al-shabaab ayaa waxaa dhanka dowladda KMG ah ee Soomaaliya u saxiisay Ra’isal Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, dhanka dowladda Kenyana uu u saxiixay Ra’isal... 

Beesha Geri Koombe oo kasoo horjeeda Maamul Goboleedkii kal hore Kenya lagu soo dhisay ee Azania (Sawiro)

Oct 31, 2011
Waxaa  beryahaan danbe aad uu Xooggeystay Qilaaf ka dhexeeya Beesha Geri Kombe  iyo maamulka Azaania ka dib markii ay Beesha loo diiday Qorshihi ay wadatay oo ahaa in Magaca Maamulka Jubbooyinka uu noqdo: JUBBALAND STATE  IYO IN BAARLAMAANKA MAAMUL GOBELEEDKA QEYBTOODA LAGA SIIYO.  Hase yeesha waxaa arrintaas diiday Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo ah Madaxweynaha Azaania, isagoo sheegay in aan... 

Radical extremism costs human life in Mogadishu, Somalia – By Mohamud Shalab

Oct 31, 2011
I would like to express my condolences to all innocent graduating students who were on a scholarship to Turkey and their parents, who got killed earlier this month in what’s described as one of the worst attacks since 2007. On Tuesday October 4th 2011, a bomb detonated near the ministry of education, in Mogadishu, Somalia. The bombing killed at least 70. It came after a tranquil time period when... 

Dadka reer Gedo maxay doonayaan? By Yusuf Maxamed Bayoow

Oct 31, 2011
Bismilaahi, Aaan ku bilaaba magaca  eebe,  eebihii  naxariista  guud  iyo mida  gaarka lahaa, allahii  na siiyay wax kasta oo wanaag  ah,  allihii naga dhigay dad muslim ah inta umada  ay caabudayaan dab iyo dhagax;  intaas  kadib waxaan  u daadagayaa  qoraalka maqaalkayga maanta  oo ku   xusan kor kaasoo cinwaan u ah  DADKA GEDO MAXAY DOONAYAAN?    Markaad dib u jaleecdid... 

Ismaan dhaafka masuuliyiinta sarsare ee DKS iyo Maaweelada iyo marmarsiiyada beesha caalamka! By Duraan A. Shirwac

Oct 31, 2011
 Muranka iyo is qabqabsiga caadada u noqotey masuuliyiinta sarsare ee dawlad kastoo gacan ku rimis ah oo lasoo yagleelo loona soo dhoodhoobo geyiga soomaaliyeed waxay ahayd mid aan nagu cusbeyn oo soo jireen ahayd tan iyo dawladii lagu soo dhisey magaalada carta ee dalka jabuuti mudo ku dhow 10-sano.   Inkastoo aad moodo in dawlada hada jirtaa ay tahay dawladii masuuliyiinteedu ugu qilaafka iyo... 

Urur cusub oo ay aqoonyahano hogaaminayaan oo la yiraahdo Gal-Jubo oo dhawaan lagu dhawaaqay

Oct 31, 2011
Ururkaan cusub ee Gal-Jubo waxaa aas-aasay oo hogaaminaya dhalinyaro isugu jirta siyaasiin iyo aqoon-yahanno, kuwaas oo ku kala sugan India, Pakistan, Sudan, Denmark, Norway iyo weliba Finland. Inkastoo muddo uu soo jiitamayay fikradda ururkan, haddana wuxuu hirgalay 21 October 2011 in lagu doorto afhayeen, iyo xoghaye maaliyad, iyo agaasime guud, iyadoo waqtigaa hortii lasii doortay guddoomiye kumeel... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Neyroobi kula kulmay madaxda dalka Kenya.

Oct 31, 2011
Wafdigii uu hogaaminayey Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ee shalay gaaray magaaladaNairobiee xarunta dalkaKenyaayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay kulan la yeeshaan Ra’isul wasaaraha dalka Kenya Raila Ondiga sida lagu sheegay war qoraal ah oo laga soo saaray booqashada wafdigaasi. Wafdiga Ra’isul wasaaraha oo ay xubno ka yihiin wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG... 

Guddoomiyihii hore Baarlamanka KMG Soomaaliya Aadan Madoobe oo soo dhaweeyey soo gelitaanka CiidamadaKenya.

Oct 31, 2011
Guddoomiyihii hore Baarlamanka KMG Soomaaliya haatana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamanka KMG Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo soo gelitaanka ciidamadaKenyaee gudaha Soomaaliya, isagoo sheegay in loo baahan yahay in la iska garabsiiyo la dagaalanka Alshabaab. Aadan Madoobe ayaa sheegay in ka xildhibaan ahaan uu soo dhawaynayo soo gelitaanka ciidamadaKenyagudaha Soomaaliya iyo...