Home » Archive Daily October 2nd, 2011
Press release: Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings.
Sunday October, 2nd 2011: United States Representative Peter T. King, Chairman of the Committee on Homeland Security, recently published in his website that Somali Government supports Peter King’s hearings. Somali Government never supported the series of hearings that Peter King convened in March.
The Prime Minister of Somalia, Dr Abdiweli Mohamed Ali was surprised to learn that U.S. Rep. Peter...
Qaramada Midoobey oo sheegtay in Alshabaab wali ay awood leedahay.
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Augustine Mahiga ayaa sheegay in Al-shabaab wali ay awood leeyihiin, isagoo xusay in dagaalo culus ay ka wadaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee dalka Soomaaliya.
Mahiga waxaa uu sheegay in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya looga fadhiyo inaysan dhayalsan awoodda Al-shabaab, isla markaana laga doonayo xaqiijinta...
Guddoomiyaha Ahlusunna Waljamaaca gobolada dhexe oo sheegay in Alshabaab ay wadi waayeen dagaalada ay kula jiraan.
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Xarakada Alshabaab ay quus ka joogaan sii wadista dagaalada ay kula jiraan ururkaasi iyo Dowladda KMG Soomaaliya.
Guddoomiyaha Maamulka ahlusunna Waljamaaca gobolada dhexe Prof: Xirsi Labo Gare oo la hadlay mid ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay wadoodi la’yihiin alshabaab in ay...
Axmed Daaci oo ugu baaqay dowladda KMG in ay soo farageliso waxa ka socda Degmada Dharkenley.
Guddoomiyaha Degmada Wadajir Dowladda KMG Soomaaliya Axmed Xasan Cadow Axmed Daaci ayaa sheegay waxa ka soconaya degmada Dharkenley in aysan ahayn arrin lagu fiirsan karo, isagoo ugu baaqay madaxda Dowladda KMG soomaaliya in ay soo farageiso waxa ka socda Degmadaasi.
Axmed Daaci oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay dagaalka ka dhacay Degmadaasi maalintii shalay iyo dilalka...
Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kullan ku leh Magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Baarlamanka KMG soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maantay kullan xasaasi ah ku yeeshaan Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Ajandaha la doonayo in ay maantay ka doodaan baarlamanka soomaaliya ayaa la sheegay in uu yahay Arrimaha Badda Soomaaliya, iyadoo la filayo in ay ka qeyb galaan kullanka maantay Mudanayaal aad u fara badan.
Waxaa la sheegay kullanka maantay inuu shir guddoominayo...
