Home » Archive Daily October 7th, 2011

Somalia Report: Read here for this week’s Somali big stories

Oct 7, 2011
October 7, 2011 Issue 1, Volume 20 Dear Readers,  You won’t be surprised to find out the main focus of our newsletter this week is the massive suicide blast al-Shabaab carried out in Mogadishu, finally delivering on its threat to hammer targets in government-controlled areas after many failed and aborted attempts (including a donkey bomb)  since the pull-out. More than 100 people died in the... 

Bulshada Reer Gedo oo Si Isku mid ah u Canbaareeyay Dilkii Gudoomiye Burkuus

Oct 7, 2011
Iyadoo ay Wali Taagantahay Tiiraanyadii & Murugadii Ka dhalatay Dilkii Arxan darada ahaa ee Loo Gaystay Gudoomiyihii Hore ee Magaalada B.Xaawo Rabi Ha unaxariistee Mudane Axmed M. Yuusuf (Burkuus) Ayaa Waxaa isasoo Taraayo Canbaaraynta & Dhaleeceenta loo jeedinaayo Falkii Wuxuushnimada ahaa ee Lagula Kacay Gudoomiye Burkuus oo ahaa Nin Sumcad & Magac ku dhex leh bulshada Deegaanada Gedo... 

Jaalida Reer B/Xaawo ee Koonfur Afrika oo Ka Tacsiyaynayso Geeridii Gudoomiye Burkuus

Oct 7, 2011
Anagoo Ka Tiiraanyeysan Geeridii Naxdinta Lahayd ee Ku Timid Gudoomiyihii Hore ee Dagmada B/Xaawo Axmed Maxamed Yuusuf (Burkuus)  & Falkii Foosha Xumaa ee Loo Gaystay Gudoomiye Burkuus Anagoo alle Oga Baryayno inuu Ku Daro inta Carshigiisa harsato Maalinta Qiyaamaha & inta Hesho Naxariistiisa & kuwa Kitaabka Midigta Laga Siiyo.  Liiska Dadka Tacsida Diraayo:  1.  C/qaadir Sheekh C/laahi... 

Abdulfattah “John” Jandali oo ah aabaha Steve Jobs ayaa intii muddo ahba murugo ku noolaa, sababtu waa maxay?

Oct 7, 2011
Aas-aasihii iyo Guddoomiyihii Kambaniga caanka ah ee APPLE iyo ninkii iska lahaa hal abuurkii lagu sameeyay iPhone, iPad, iPod, iMac iyo iTunes oo la yiraahdo Steve Jobs ayaa maalintii shalay aheyd asaga oo 56 sano jir ah si nabad gelyo ah u dhintay.  Steve Jobs ayaa sida la sheegay waxuu u dhintay Kansarka la yiraahdo “pancreatic cancer” oo gala qanjirka caloosha ku jira ee la yiraahdo...