Home » Archive Daily October 10th, 2011
Condolence to Parents and Students on Oct. 4, 2011 Tragedy – By Wuhan University Somali Students in China.
OUR DEEPEST SYMPATHY TO OUR FELLOW SOMALI STUDENTS IN THE COUNTRY AND ABROAD On Behalf of Somali Students in Wuhan University, China, we are sending our deepest sympathy to our fellow Students and their on that Oct.4, 2011, act of evil.
We are praying for the Students and the parents, You are in our thoughts with deepest sympathy, Our sincere sympathy with heartfelt Condolences, The memory of you...
Wasiirka Difaaca Burundi oo xalay kulan xasaasi ah Madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay Madaxda dowladda KMG.
Wasiirka Difaaca dalka Burundi Gaciyu Bwenge Pontien oo maalintii shalay booqasho ku tagay caasimada magaaalada Muqdisho ayaa habeenimadii xalay kulan casho ah loogu sameeyey xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan casho ah xarunta Madaxtooyada ugu sameeyey wasiirka Difaaca dalka Burundi Gaciyu Bwenge Pontien iyadoo ay ka qeyb galeen Cashadaasi Ra’iisul...
Ciidamo Kenyaan iyo Faransiis oo la soo dhoobay Xaduudda ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamo isku dhaf ah oo isugu jira Kenyaan iyo Faransiis soo buux dhaafiyeen Xuduudda ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya.
Sida wararku sheegayo Ciidamadan isugu jira Kenyaanka iyo Faransiiska ayaa soo dagay deegaano ka tirsan gobolka Soomaalida Kenya, lamana oga ujeedka rasmiga ah ee ka danbeysa in ay ciidamada Faransiiska...
Qarax culus oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee Magaalada Muqdisho.
Wararka ka imaanaya degmada Shangaani ayaa sheegaya in xalay Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya qarax miino lagula eegtay degmadaasi, waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaare kala duwan.
Goob jooge ku sugan degmada Shingaani ayaa sheegay in Qaraxa uu sababay dhimashada 2 askari iyo dhaawaca 4- kale iydoona qaraxaasina lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya...
Qarax ka dhacay deegaanka KM 13 oo Xarakada Alshabaab ay maamusho.
Wararka ka imaanaya deegaanka KM-13 (Treedishe) ayaa sheegaya in xalay halkaasi ka dhacay qarax Miino aad u xoogan, waxaana la sheegay in qaraxaasi ka dhashay qasaare kala duwan.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay xalay maqleen dhawaqa qarax aad u xoogan oo ay ku tilmaameen inuu ahaa miino dhulka ku aasnayd, kaasoo ka dhashay qasaare kala duwan oo aan la ogayn inta uu la egyahay.
Wararka qaar waxay...
Dagaalo culus oo ka soconaya Magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay socdaan saakayto dagaal aad u xoogan kuwaasi oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG soomaaliya, AMISOM oo isku dhinac ah iyo Xarakada Alshabaab.
Warar hordhac ah aynu uga helnay dagaalada soconaya ayaa sheegaya in Taangiyada Ciidamada AMISOM ay gudaha u galeen Xaafadaha Huriwaa, Juungal, Warshada Baastada ilaa Isgoyska Ex Koontarool...
Ogeysiis muhiim ah: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Mareykanka iyo Canada waxaa laga cosanayaa in ay kasoo qeyb galaan shir muhiim ah oo dhawaan ka dhici doona Columbus, Ohio (USA)
Waxaa la ogaysiinayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolada dalka Maraykanka iyo Canada in ay dhici doonto xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayo Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ay ka soo qayb galayaan dad aad u badan oo ay ka mid yihiin Siyaasiyiin, fanaaniin Soomaaliyeed iyo aqoon yahano ka kala imaanaya gobolada Maraykanka iyo Canada Xafladan waxa ay ka...
