Home » Archive Daily October 14th, 2011

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa waxa ay galabta ka dhacaday garoonka kubada cagta ee Cawaale Stadium ee magalada Galkacyo (Sawiro)

Oct 14, 2011
Galkacyo, Somalia (AOL) – Cayaartani maanta ayaa waxaa ay dhex martay labada naadi ee heerka kowad ee Puntalnd Horseed vs Komseed oo kawada dhisan magaalada Galkacyo iyo Garowe,  waxana  cayaartaan aadka u xiisaha badan ay galabta ka dhacaday garoonka  kubada cagta ee magalada Galkakacyo aydoona tarbunka garoonka ay soo buux dhafiyeen taageerayaal u badnaa kooxda Komseed oo u ciyaarta magaalada... 

Somalia Report: Read here for this week’s Somali stories.

Oct 14, 2011
Dear Readers, And when they were up, they were up, and when they were down, they were down … oh, hang on, that is the Grand Old Duke of York’s men, not the bewildered forces of al-Shabaab, although they must be feeling just as confused as the poor souls being callously and pointlessly marched up and down a hill. After al-Shabaab pulling out of Mogadishu as “new tactics” just... 

Tacsi tiiraanyo leh: Rabbi ha u naxariisto Macalin Cali Sh. Xasan Cali (akhri tacsida)

Oct 14, 2011
Inaa Lilaahi Wa-inaa Ilaahi Raajicuun.  Kullu Nafsun Daa’iqatul Mawt.  TIIRKII DIINTA ISLAAMKA EE MAGAALADA CEELCADE ALLAHA U RAXARIISTEE WAA UU GEERIYOODAY, isagana Allaha u raxmado, anagana badal khayr qabo Allaha na siiyo.  Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa geeridii ku Timid Macalinkeenii Diinta Islaamka Allaha u naxariistee Macalin Cali Sh.  Xasan Cali oo ahaa Caalim diinta... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Road Map-ka dhaqan gelintiisa ay si fiican u socoto (Sawiro)

Oct 14, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa sheegay in dhaqan gelinta Road Map-ka ay meel fiican mareyso, waxuuna sheegay in muddada sanadka ah ee la heysto loo baahan yahay in beesha caalamka iyo Soomaalida ay si wada jir ah uga shaqeeyaan sidii looga miro dhalin lahaa howlaha muhiimka ah ee na hor yaalla.  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Qorshaha Qaranka... 

Wadaad caan ah oo maanta ku geeriyooday Degmada Ceel-cadde ee gobolka Gedo (akhri tacsida)

Oct 14, 2011
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Ma dhinte waa Rabbi, geeriduna waa xaq.  Waxaa maanta oo Jimce ah Degmada Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo ku geeriyooday marxuum Macalin Cali Xasan oo muddo dheer macalin dugsi Qur’aan ka ahaa gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Ceel-cadde. Haddaba, anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay waxaan halkaan Tacsi ugu direynaa qoyska reer macalin... 

Roobab xoog leh oo lagu diirsaday oo ka da’ay deegaano ka mid ah gobolka Gedo iyo hareerasiisa

Oct 14, 2011
Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in maalinimada maanta oo khamiis ah ay qeybo ka mid ah gobolka Gedo ka da’een roobab mahiigaan ah oo lagu diirsaday. Roobabkaas ayaa sida la sheegay waxay ka da’een deegaanda lagu magacaabo Dirharo ilaa gobolka Waqooyi bari ee Kenya oo ay ku jirto magaalada Mandheera ee xadka la leh degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo, kuwaasoo...