Home » Archive Daily October 25th, 2011
Ogeeysiis ku socda Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee dalka Ingiriiska iyo Nawaaxigeeda
Waxaa dhamaan Soomaalida ku nool magaalada London ee dalka Ingiriiska iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa inay kasoo qayb galaan mudaharaad balaaran oo looga soo horjeedo maxkamad kusocota hooyo soomaaliyeed ee maxkamadi 4 cunug oo ay dhashay maxkamad looga qaadanayo magaalada London ee cardigan Ingariiska.
Hooyo Faadumo Maxamuud Cali oo ah hooyada la doonayo in laga qaato 4-taas caruurtaa ee ay dhashay...
Police seize grenades and guns in Nairobi raid
NAIROBI, Kenya, Oct 25 – Police said on Tuesday they had arrested a man they described as a prime suspect in a series of terrorist attacks in the country and seized grenades and assorted firearms, a day after two grenade attacks hit the capital Nairobi.
The swoop was carried out at a residential flat in the densely populated estate of Kayole where the Kenyan man was arrested following what Police...
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Afduub laba Qof oo Ajanabi ah oo loogu geystay Magaalada Gaalkacyo.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayaan afduub laba qof oo ajanabi ah oo ka mid ahaa shaqaalaha Hay’adda samafalka ee Danish Demining Group loogu geystay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Labadan qof ee la qafaashay ayaa kala ah nin 60 sano jir ah oo u dhashay wadankaDenmark iyo haweenay 30 sano jir ah oo Mareykanka u dhalatey kuwaasi oo ka mid ahaa shaqaalaha hay’adda Danish...
Hay’adda HIRDA oo Qalab Sports ku taageertay Naadiyaasha ka dhisan Buula-Bacley iyo Buulo-Koontarool ee Galkacyo (Sawiro)
Xaflada Balaaran oo lagu Bixinaayay Qalab Sports ayaa Galabta Waxaa Ay Ka Dhacay Cawaale Studim Ee Magaalada Gaalkacyo Waxaana Ka Soo Qayb Galay Dhamaan Kooxaha Sportiga iyo Dad Weyne fara badan oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo.
Ugu Horeyn furitaankii xafladaasi Waxaa Halkaas ka Hadlay C/qani khaliif (Carabeey) oo ku Hadlaayay Magaca Hay’ada HIDRA oo Fadhigeedu Yahay Wadanka Holand waxaana...
Ururka Samafalka HARDA oo Beeraleyda Baardheere u qeybiyey Abuurka Beeraha (Sawiro)
Ururka Samafalka ee HARDA ayaa maalamhii ugu dambeeyey waxaa uu ka wadey gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere Howl balaaran oo gargaar dhinaca Abuurka ah loogu qeybinayey in ka badan ilaa kun Qoys oo Beeraley ah kuna tiirsan Wax soosaarka beeraha ku baxa Roobka iyo waraabka xilligani oo roobabkii xilliga deyrta ay ka curteen Gobolka.
C/rixmaan Aden Cumar (C/rixmaan HARDA) oo ka mid ah Mas,uuliyiinta...
Xiisad kacsanaan ah iyo xaalad dagaal oo laga soo sheegayo gobolada Jubooyinka.
Wararka ka imaanaya gobolada Jubooyinka ayaa sheegaya xaalad Kacsanaan ah iyo Xiisad dagaal laga dareemayo deegaano ka tirsan goboladaasi.
Sida wararku sheegayaan Ciidamo aad u fara badan kana mid ah ururka Alshabaab ayaa la sheegay in ay ka amba baxeen Magaalada Kismaayo iyo deegaano kale, kuwaasoo duulaan ku ah CiidamadaKenyaee soo galay gudaha Soomaaliya gaar ahaan kuwa ku sugan gobolada Jubooyinka.
Dad...
Axmed Madoobe “Shariifka soo gelitaanka ciidamada Kenya gudaha Soomaaliya waxba kamagalin Shabaab-na dalka oo dhan waan ka xoreynaynaa..”.
Guddoomiyaha Jabhada Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamad Islaam Axmed Madoobe ayaa ka jawaabay warkii shalay ka soo baxay madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, isagoo dhinaca kalena ku hanjabay in ay ka saari doonaan guud ahaan dalka oo dhan dagaal yahanada Alshabaab ee gacanta ku haya inta badan Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Sheekh Axmed Madoobe oo ka hadlay hadalkii...
Dowladda Kenya oo si kulul uga jawaabtay Hadalkii ka soo baxay Madaxweyne Shariif.
Dowladda Kenya ayaa si kulul uga jawaabtay war shalay ka soo yeeray madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ahaa in dowladda Kenya ay ku soo xadgudubtay dhulka Soomaaliya, isla markaasna ay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed raalli ka aheyn soo gelidda ciidamadaKenyaee gudaha dalka Soomaaliya.
Wasiirka arimaha dibada Kenya Moses Wetangula oo ka jawaabayey hadalka Madaxweynaha...
Qaraxyo qasaare geystay oo mar kale xalay ka dhacay Nairobi iyo howlgalo ay wadaan Ciidamada Booliska.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in xalay fiidkii uu magaaladaasi mar kale ka dhacay qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad badan oo Kenyaan ah.
Qaraxyadan ayaa waxaa ka dhacay halka lagu magacaabo OTC oo ah meel Basaska laga raaco, waxayna geysteen qaraxyadan inta ilaa iyo haatan la xaqiijiyay dhimashada hal ruux...
Islamists claim lead in landmark Tunisia vote
Tunisia’s main Islamist party claimed Monday to have taken the biggest block of votes in historic free elections, as the cradle of the Arab Spring basked in praise for its democratic revolution.
Members of the Islamist Ennahda party address media and supporters in Tunis. Tunisia’s main Islamist party claimed Monday to have taken the biggest block of votes in historic free elections,...
