Home » Archive Daily November 1st, 2011

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG ah iyo wefdigiisii oo dalka dib ugu soo laabtay (Sawiro)

Nov 1, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal labo cisho qaatay oo ay ku tageen magaaladal Nairobi ee dalka Kenya halkaasoo ay kula soo kulmeen heshiisna kula saxiixdeen Ra’iisul Wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga.   Halkaan ka akhri warka oo dhan. ——– Garad... 

Rabbi ha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyoodey magaalada Mogadishu Marxuum Col. Abdinasir Barkhadle Tahlil (Abdinasir Madoobe)

Nov 1, 2011
Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun.   Aduunyadu waa safar, qofkastana maalin ayuu ka tagayaa, ma dhinte waa ILAAH.  Hadaba anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Allaha u naxariistee (Col. Abdinasir Barkhadle Tahlil Abdille (Madoobe) oo ku geeriyootay dalka Somalia magaalada Mogadishu 1.11.2011, waxaan... 

Mahiga “Kenya waa lagu qasbay in ay gudaha u gasho Soomaaliya waayo…”.

Nov 1, 2011
Wakiilka gaar ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Agostina Mahiga ayaa ka hadlay xaaladaha kala duwan ee Soomaaliya iyo saan saanta maal mahan dalka ka jirta. Mahiga ayaa sheegay in marka hore laga soo kabtay khasaarahii ay geystay macaluusha kadib markii inta badan ee dalka ay ka da’een roobab lagu diirsaday oo meesha ka saaray dhibaatooyinkii macaluusha iyo... 

Kullan ballaaran oo amaanka gobolka Gedo looga hadlay oo ka dhacay Magaalada Doolow.

Nov 1, 2011
Wararka laga helayo magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in kullan aan caadi ahayn ku yeesheen Saraakiil ka tirsan Dowladda KMG iyo ahlusunna Waljamaaca kaasoo looga hadlay arrimaha Amaanka gobolka. Qaar ka mid ah xubnihii ka qeyb galay shirkaasi ayaa sheegay in diyaarada lagu saaray waxyaabihii looga hadlay kullankaasi sidii Amaanka guud gobolka Gedo la isaga kaashan lahaa, taasoo ku dhammaaday... 

Meydka Wiil dhalinyaro ah oo saakay la soo dhigay Agagaaraha Sarkuusta.

Nov 1, 2011
Qaarka mid ah dadkii la socday gaadiidka ka soo baxay saakay deegaanka Ceelasha Biyaha ee ku soo jeeday Magaalada Muqadisho ayaa waxay  arkeen Meydka wiil oo dhalinyara ah oo xalay la soo dhigay nawaaxiga Sarkuusta. Wiilka meydkiisa Saaka la soo dhigay goob aan ka fogayn Sarkuusta ayaa da ahaan lagu qiyaasey 22-jir ah isla markaana ay jirkiisa ka muuqato rasaas. Dadkii socotada ahaa ayaa sheegay in... 

Kooxo hubaysan oo xalay qaraxyo ku weeraray Saldhig Boolis Magaalada Laascaanood.

Nov 1, 2011
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxday qaraxyo Xalay ka dhacay Saldhiga Ciidamada Booliska Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wararka waxay sheegayan in xalay qaraxyo cul culus lagu weeraray Saldhiga Magaalada laascaanood kaasoo ka dhashay dhaawac soo gaaray laba ka mid ah ciidamada ku sugnayd saldhigaasi oo ku yaala Koonfurta magaaladaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay qaraxa inuu ahaa laba Bam... 

Maxaad kala socotaa Ceebta dhacday iyo Sharaf dhaca loo geeystay Qaranimada & Jiritaanka Calankeena Soomaaliyeed (Raisul Wasaaroow Xaal qaado! Daawo Sawirada)

Nov 1, 2011
(Taariikh Madoow) Shirkii Kenya ka dhacay Soomaali Damiir Wadaninimo leh iska daayee Ajaanibtii xitaa Afka ayeey gacmaha saarteen ceeb iyo fadeexo darteed. Dadka intiisa badan wexeey is weey diinayeen taloow Shirka ma labo Daawlodoodbaa kulmaya mise Madaxdii Kenya oo kaliyah ayaa meesha ku balansan? Caalamka waxaa Caado ka ah labo Wasiir oo ka kala socda labo dawladood hadii eey kulmayaan in Madasha... 

Arab League awaits Syria’s answer on demand over tanks withdrawal

Nov 1, 2011
PHOTO | AFP Lebanese security forces stand guard in front of a banner showing Syrian President Bashar al-Assad to separate his supporters from a counter-protest against the Syrian government’s crackdown on anti-regime protests across Syria, outside the Syrian embassy in the Lebanese capital Beirut.  Posted  Monday, October 31  2011 at  20:52 In Summary The entire region is at risk of a massive...