Home » Archive Daily November 2nd, 2011

Madax ka tirsan Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo u ambabaxay magaalada barakeysan ee Makkah si ay usoo gutaan waajibaadka Xajka (Sawiro)

Nov 2, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Mas’uuliyiin sare sare oo ka tirsandowladda ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaraddaha ee Aadancadde International iyaga oo ku sii jeeda Magaalada Barakeysan ee Makkah ee dalka Sucuudiga halkaasoo ay ku soo gudan doonaan waajibaadka Xajka sanadkan.  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno... 

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ka Tacsiyadeysay geeridii ku timid Allaha u naxariistee marxuum Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muumin Ugaas Jiirow

Nov 2, 2011
TACSI: INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.  Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa xalay oo ay taariikhdu aheyd November 01.2011 ku geeriyooday tuulada Buq-aqable oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe Ugaaska beesha Gaaljecel Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muumin Ugaas Jiirow.  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi... 

We value our independance – By Mahmoud Sheikh Hasan (Soofe)

Nov 2, 2011
Our independance and our existance came after long struggle for liberation; that means we Sacrificed our life and property to gain freedom. Evereyone has a good idea about the long way that somali people came through to declare independace from the brutal westren colonials.When you read Somali poems and listen their national songs, you will realize that Somali people are and will remain freedom... 

Yaa ka danbeeyay afduubka iyo dilka dalxiisa-yaasha Jasiirooyinka Kenya?

Nov 2, 2011
Sida an aragnay ciidamada waddanka an deriska nahay ee Kenya waxay weerar gardarro cad ah ay ku soo qaadeen degaanno ka mid h gobollada konfureed ee Soomaaliya, falkaas gardarada ah wuxuu meel ka dhac weyn ku yahay xurnimada iyo jiritaanka dawlasnimada Soomaaliya. Kenya xaq uma laha inay Soomaaliya soo weerarto, waxbana kama jiraan arrimaha ay sheegayaan kuwa ku hadlay magaca dawladda Kenya iyo kuwa...