Home » Archive Daily November 3rd, 2011

Somali rebels say will subject Kenya to ‘endless war’

Nov 3, 2011
Nairobi, Kenya (AOL) – Somalia’s Shebab rebels said Thursday they were building defences that would plunge Kenyan forces battling them into an “endless war.” As Kenyan forces prepared to assault rebel position after moving into Shebab-controlled southern Somalia last month, army spokesman Major Emmanuel Chirchir warned militants were moving weapons by air and donkeys. “The... 

Kenya oo ku hanjabtay in ay soo ridi doonto diyaarad kasta oo ay uga shakiso in ay hub u sido Al-shabaab

Nov 3, 2011
Nairobi, Kenya (AOL) – Nin maanta u hadlay ciidamada Milatariga dalka Kenya ayaa ku hanjabay in ay soo ridi doonaan diyaarad kasta oo ay uga shakiyaan in ay hub u sido Al-shabaab.  Maj. Emmanuel Chirchir ayaa waxuu maanta oo Khamiis ah yiri “diyaarad kasta oo Soomaaliya u socota oo looga shakiyo in ay hub u sido Al-shabaab, isla markaana faah-faahin cad ka bixin weyso meesha ay u socota... 

Wasiirka Xananaada Xoolaha Puntland Siciid Xasan Shir ayaa waxaa si diiran Nairobi ugu soo dhaweeyay Jaaliyada reer Puntland ee ku dhaqan dalka Kenya (Sawiro)

Nov 3, 2011
Nairobi, Kenya (AOL) – Siciid Xasan Shir oo ah Wasiirka Xananada Xoolaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee PL ayaa soo Gaadhay Magaalada Nairobi ee dalka Halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Jaaliyada PL eek u dhaaqan Dalka Kenya.  Siciid Xasan Shir ayaa ka soo Boqoolay dalka Jabuuti oo uu Howlo Wasaarada Quseeya u Joogay waxana uu Kulamo la qaatay Hay’addaha daneeya Xanaanda Xoolaha. Wasiirka... 

Xarakada Al-shabaab oo beenisay in diyaarado hub u sida ay ka dageen Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay

Nov 3, 2011
Baydhabo, Bay (AOL) – Xarakada Al-shabaab ayaa beenisay in diyaarado dagaal oo hub u sida xarkada ay ka dageen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, waxayna hadalkan ku tilmaameen mid ay Kenya ku doonayso inay Soomaaliya ku weerarto. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee Al-shabaab ayaa lagu sheegay inaysan waxba ka jirin warkii ay soo saartay Kenya ee ahaa inay diyaarado hub... 

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka DKMG oo ku baaqay inaan la duqeyn Koonfurta Soomaaliya

Nov 3, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Guddoomiyaha Hay’adda maareynta masiibooyinka DKMG ah, C/llaahi Maxamed Shirwac ayaa ku baaqay in la joojiyo duqeynta ay Kenya sheegtay inay ka geysanayso 10-degmo oo ku yaalla Koonfurta dalka Soomaaliya, isagoo sheegay in haddii taasi ay dhacdo ay keeni karto xalaad bani’aadamnimo oo aad u daran iyo barkac xoogan.  C/llaahi Shirwac ayaa sheegay in dadkii...